Daawo: Aubameyang,Ramsy & Maitland-Niles Oo Si Cajiib Ah Ugu Tartamay Cunto Karin, Yaa Badiyay?

Xiddigaha kooxda Arsenal ee Aubameyang, Ramsey and Maitland-Niles ayaa tartan cunto karin ah ku qabtay Singapore  oo ay kooxda Arsenal u joogto isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga Aaron Ramsey ayaa noqday xiddigii ugu hor kariyay cunta hadalka xiddiga da,yarka ah ee Maitland-Niles uu noqday midkii ugu dambeeyay.

Gunners ayaa maanta ciyaari doonta kulankoodii ugu horeeyay ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub iyaga oo 5 galabnimo geeska Africa la ciyaari doonta kooxda Boreham Wood Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan