Daawo: 7-dii Gool Ee Uu Cristiano Ronaldo Dhaliyay Isaga Oo Adeegsanaya Orodkiisa Badan

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, May 19, 2017

Xiddiga koooxda Real Madrid cristiano Ronaldo ayaa ah xiddig ilaahay ku manaystay Orod badan kaas oo orodkiisa uga faa,iidaysta in uu ku dhaliyo goolalka Rogaal celiska ah.

Xiddigan ayaa goolal badan oo qurux badan ku dhaliyay isaga oo isticmaalaya orodkiisa kaas oo kooxdiisa ka caawiyay goolal badan

Muuqaal-Baahiyaha AS ayaa soo saaray 7-dii gool ee uu cristiano Ronaldo ku dhaliyay isaga oo adeegsanaya orodkiisa badan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments