DAAWO | 10 Xidig oo uu ka Ooysiiyey Jose Mourinho & Naceybkii ayka qaadeen oo weligood halmaameyn

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Xubintan waxaan ku eegi doonaa 10 Xidig oo ilmada uuka qubay Jose Mourinho & Sidii Naxariisdarada ahaa ee uu la dhaqmay.

Ninka aan kubadda heer ka gaarin lkn waxa meel sare ka fariistay Tababarayaasha ugu Fiican dunida., ,  HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Waxaa Falanqeynaya C/qaadir Qeyska