Daawo: 10-kii Xiddig Ee Wax Ku Dhex Cunay Garoonka Dhexdiisa Iyada Oo Ay Ciyaari Socoto

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Apr 19, 2017

Inta badan ma dhacdo in garoonka dhexdiisa wax lagu cuno laakiin waaliba waxa aad garoomada kubada cagta ku arkaysaa waxyaabo ku cusub oo aan horay loogu arag.

Waxa xilli ciyaareedyadii ugu dambeeyay lagu arkay kulamada kala duwan ee kubada cagta xiddigo wax ku dhex cunaya kuwaas oo uu ugu horeeyo xiddigan man United ee Marcos Rojo oo muus ku dhex cunay garoonka isaga oo waliba ciyaarta ku jira.

Hadaba waxa aynu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha garoonka dhexdiisa wax ku cuanay u jeedada ay doonaan ha u cunaane Laacibtv ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments