Daawo: 10-kii Gool Ee Uu Mohamed Salah Kaga Yaabsaday Adduunka

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, May 16, 2018

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed salah ayaa ka yaabsaday adduunka xilli ciyaareedkan isaga oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Salah ayaa dhaliyay 32 gool tartanka premier League halka uu sidoo kale dhaliyay 44 gool oo tartamada oo dhan ah isaga oo waliba dhaliyay goolal wareer ah oo yaab ku riday taageerayaasha.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo gudbin doonaa 10-kii gool ee uu Mohamed salah kaga yaabsaday adduunka una dhaliyay sida wareerka Ah Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

2 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Abdinoor 16-05-2018 at 11:16 am -

    Mashaalah mohamed Salah
    Wa ciiyaryahan caalimi eh waxan filla tartanka dambe waacdhara ayuudiga

  2. Mohamed 16-05-2018 at 10:01 am -

    Mohamed Sallah waa kalliya shaqsigii dhaxli lahaa ku guuleysiga ballon di,or. 10banka sanadood ee inagu soo aadan Hadii Allah Idmo. Waxa ka muqata in uu yahay shaqsi halgamaa ah iskana dhicin kara cid walbo soo haweysata hadafkiisa iyo tartanka adag kusoo wajahan. Guul Mohammed Salah.