Daawo: 10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badanaa Ee Ay Liverpool Dhaliso Kulanka Ugu Dambeeya Horyaalka Keebaa Ugu Sita?

by Abdiweli Adan Jamac | Saturday, May 20, 2017

Kooxda Liverpool ayaa maalinta Bari ah ciyaari doonta kulankeedii ugu dambeeyay ee horyaalka Premier league iyada oo la ciyaari doonta kooxda Middlesbrough.

Liverpool ayaa kulankaas u dagaalami doonta sidii ay ugu soo bixi lahayd tartanka champions league xilli ciyaareedka dambe iyada oo guul kaliya ka xigto midaas.

Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo gudbin doonaa 10-kii gool ee ay Kooxda Liverpool Dhaliso kulanka ugu dambeeya horyaalka Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

 

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments