Daawo : 10 Ka Gool Ee Ugu Qurxoon Horyaalada Yurub Todobaadkan, Yaa Ugu Jira Kooxdaada?

by Ahmed A Hashi | Tuesday, Nov 29, 2016

Kulamo waa weyn ayaa todobaadkaan laga ciyaaray horyaalada yuurb kuwaasi oo laga dhaliyay goolal cajiib ah

Hadaba waxaan idin soo xulnay muuqaal soo kobaya  10 kii gool ee ugu quruxda badnaa ee ay kooxuhu dhaliyeen todaabadkan. Halkan Laacibtv.net ka daawo muuqalkaas 

Like it? Share it!

Leave A Response