Daawo: 10 Ka Farsamo Ee Ugu Cajiibsan Kubada Cagta Bishii November 2016.

by Ahmed A Hashi | Friday, Dec 2, 2016

 

maxresdefault

 

Muqaalkeena maanta waxan ku eegi doona inaan idiin soo bandhigno 10 ka farsamo ee ugu cajiibsan kubada cagta bishii aynu soo dhaafnay ee November.

Anagoo isku dayayna raali gelinta akhristayaasha shafarta leh waxan bil walba dhamadkeeda idiin soo bandhigii doona waxyaabihii cajiibka ahaa ee ka dhacay kubada cagta hadii alle idmo,

Muuqaalkan maanta oo ay ka muuqdaan ciyaartoy waaweyn oo farsamadooda kuso bandhigaya garoonka dhexdiisa waxad ka daawataa linkiga hoose, waxanad fikirkaaga ka dhiibaata farsama aad u aragto inay ugu cajiibsan tahay, adiga oo qoraya ciyaartoyda farsamada soo bandhigay.

Halkan laacibtv.net ka daawo muqaalka

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. mohamed shaash 02-12-2016 at 1:15 pm - Reply

    waxaa ku jira dhowr farsamoooyin oo aad u sareeya lkn aniga ahaan wxaan aad uga heley farsamada neymar uu ku sameeyey laliga iyo tii mesur ozil ..

Leave A Response