Daawo: 10- Gool iyo Xirfadaha Ugu Quruxda Badan Ee Lionel Messi Mameeyay Xilli Ciyaareedkan 2016/17

by Abdiweli Adan Jamac | Thursday, May 18, 2017

Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa xilli ciyaareedkan soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo goolal badan u dhaliyay kooxdiisa Barcelona.

Lionel messi ayaa hogaanka u haya gool dhalinta horyaalka La Liga xilli uu kooxdiisa ka caawiyay in ay gaarto guulo muhiim ah.

Hadaba Waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka gool ee ugu quruxda badnaa iyo xirfadihii ugu cajiibsanaa ee uu sameeyay laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Arimaha Qoyska , Jaceylka - Booqo Alcarabiya.com

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments