Chelsea v Barcelona, Real Madrid v PSG – Isku Aadka Wareega 16ka Ee Koobka Champions League Oo La Soo Saaray

by Saed Balaleti | Monday, Dec 11, 2017

Mid ka mid ah kulamada ugu waa weyn wareega 16ka Champions League ayaa ah in kooxda difaacaneysa koobkaan ee Real Madrid inay la ciyaari doonto wareega 16ka kooxda kale ee ugu cadcad koobka ee Paris Saint-Germain iyadoo lugta hore lagu hormari doono garoonka Santiago Bernabeu.

Sida la saadaalinayay kooxda Ingariiska ee Chelsea oo kaalinta labaad uga soo baxday group-keeda ayaa waxa ay qoorta isku galeen koox ay si fiican isku yaqaanaan ee Barcelona.

Kooxda Talyaaniga ee finalka ka gaartay Champions League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ayaa wareega 16ka waxa ay la ciyaareysaa kooxda Ingariiska ee Tottenham iyadoo lugta hore lagu ciyaari doono garoonka kooxda Talyaaniga ee Allainz Stadium.

Manchester City oo ka mid ah kooxaha ugu cadcad Champions league ayaa waxa ay wareega 16ka la ciyaari doonaan kooxda reer Switzerland ee FC Basel.

Kooxda tababare Jurgen Klopp ee Liverpool oo shan jeer ku guuleysatay Champions League ayaa waxa ay wareega 16ka la ciyaari doonaan kooxda reer Portugal ee FC Porto.

Manchester United oo iyadana ah kooxda labaad ee Ingariis ah ee ugu guulo badan Champions League ayaa waxa ay wajihi doonaan kooxda reer Spain ee Sevilla.

Bayern Munich waxa ay la ciyaari doontaa Besiktas, halka AS Roma ay iswajihi doonaan kooxda Skakhtar Donestk.

Kooxaha kaalinta kowaad groupyadooda kaga soo baxay waxay marti noqon doonaan kulamada lugta hore ee wareega 16ka kooxood ee la ciyaari doono 13/14 February 2018 halka kulamada lugta labaad la ciyaari doono 20/21 February 2018 iyada oo kulamada lugta labaad lagu ciyaari doono kooxaha kaalinta kowaad kaga soo dhamaystay groupyadooda.

Isku Aadka Wareega 16ka Oo Dhameystiray

Juventus v Tottenham

Basel v Manchester City

FC Porto v Liverpool

Sevilla v Manchester United

Real Madrid v Paris Saint-Germain

Skahtar Donestk v AS Roma

Chelsea v Barcelona

Bayern Munich v Besiktas

71 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. Ismail Hazard 12-12-2017 at 9:55 pm -

    Run Ahaantii Sandakan Aad buu u Xamaasad badanyahay Isku Aadku
    Balse guuuul
    Baan Leyahy Real Madrid

  2. Ali afrah 12-12-2017 at 12:41 pm -

    Aniga waxaan qiyaasaya REAL MADRID iyo Liverpool

  3. deeq yare 11-12-2017 at 8:17 pm -

    guulvayaa urjynya kooxdeyda barca

  4. mahamad mahamud wairah 11-12-2017 at 7:51 pm -

    masha all barcilona waa koox taarikh kule horyaalada caalamka has a ahaate nashib wanag chalse ayaan Ku aadnay. waxana filayaa inkoxda reer egland aysan koopka waxba kulahayn waayo iyada ayaan Marti kutagi donta Catalonia
    barca win for ever

  5. cabdiqani dollar 11-12-2017 at 7:46 pm -

    waxan rajaynaya innay kooxdayda blues ay dhigeeda barca ka badiso lanada lugood ee champions guulna waan u rajaynayaaaa
    blues halyeeyo qaran yihiin

  6. Muse F Gohe 11-12-2017 at 6:41 pm -

    Hadaan Reer Madrid Champion Cidno Nama Hot istaagi Karto Xataa.

    PSG Waxa Kudhaca Waa Loo Wada Joogaa

    Chelsea Sidaan Filayo Carcarteeday Qabta.

  7. Muse F Gohe 11-12-2017 at 6:37 pm -

    Real Madrid Cidna Champion Ma Got istaagayso PSG Waa Loo Yaabi Doona
    Halla Madrid

    Chelsea Baa Lkn War Iyana Dhigaysa.

  8. Kornel Muse 11-12-2017 at 6:36 pm -

    Real Madrid Cidna Champion Ma Got istaagayso PSG Waa Loo Yaabi Doona
    Halla Madrid

    Chelsea Baa Lkn War Iyana Dhigaysa.

  9. Abdiman 11-12-2017 at 6:11 pm -

    viva barca inshaAlh waay badin lkn reera madrid yaa umaqan yana ka cilinaayo mbappe iyo neymer waay adag runti in liska caabiyo labadan ciyaariyan

  10. mesut 11-12-2017 at 5:47 pm -

    Barca vs chelsea waa game adag lkn barca inay so bixii doonto ayan filaya

  11. m:r ismaciil 11-12-2017 at 5:43 pm -

    kkkkkkkkk baaris gudkeedi baaa biyo u soogalay bal nerymar hanaga badbadiyo

  12. chalsea fans 11-12-2017 at 5:38 pm -

    aad ayaan ugu farax sanahay inaan Barcelona ku aado waayo waa ku xisaabtamaa chalsea sas ayay kugudubtay kkk

  13. wan kufaraxsanhay 11-12-2017 at 5:07 pm -

    anagu hadan nahay barc
    guul
    hala
    Barcelona

  14. Hassan Abdi 11-12-2017 at 4:38 pm -

    waxaan isku teyaaraneeynaa wariika sedeedaad ee championka lawada lug ee wariikana waan badineeynaa

  15. mankal 11-12-2017 at 4:36 pm -

    waka xumahay iney isku so adan Barca vs chealsea lkn waxan aad ugu faracsanahay
    neymar waxbadan aso finada Barca xiran
    really waku raxeystay lkn hadeyhaysata
    wiil ka celijiray asaa ku caasiyay eeyowsan
    ooynin!

  16. toni krooz 11-12-2017 at 4:32 pm -

    kkkkkkk carurtan lacagtu gashay e psg sidaanu u galno wey arki dontaa anaga neymar naga badinmaye waxani waa naadiga championka difacanaya lkn barcelona bal yaa hazard ka qabanaya difacedina waa dhawacme

  17. jgy 11-12-2017 at 4:20 pm -

    Xaqiiqdii waa kulan adag barce vs chalsea waxaanu farta kuhaysana wadnaha.
    Chalsea waa naadi adag waxayna horyaalka fadhidaa kaalinta sadexaad waana naadiga ugu cad cad horyalka ingiriiska marka laga soo tagao kaalimaha 1aad iyo 2aad (mancherterside)
    Lkn waxaanu kuraaxeysan doonaa psg vs real madrid real madrid waxey ubadantahay sanadkaan iney kahadho champion 2017/2018

  18. Kuma qanacsani isku aadka saas oo ay thay labadooda midii soo baxdaba waaan ku qanacsanahay

  19. one two 11-12-2017 at 4:15 pm -

    Guuul real
    Guul chelsea
    Hala madrid

  20. Abdifatah 11-12-2017 at 4:13 pm -

    Wllhi aad iyo aad AYAAN igu faraxsanahay
    Siday udhaceen
    Wxn guul rajaynayaa Barcelona

  21. Abdifatah 11-12-2017 at 4:12 pm -

    Wxnku faraxsanayahay
    Ina LA ciyaarno Chelsea’
    Barcelona guul

  22. Sahalovely boqorka rabka 11-12-2017 at 4:06 pm -

    Waar ani hadaan ahay fcbayern waa baxay 8 waa tagay ani lkn psg ayaa aflibax gashay real maa iyadaa karaysa bayern ayaa iska celise maa real ayaa uu tahiii

  23. siciid 11-12-2017 at 4:06 pm -

    Barca wey adagtahay lkn no qaraar waa inaan dadaalno

  24. Sahalovely boqorka rabka 11-12-2017 at 3:54 pm -

    Waar psg waay iska hadhe blues waay iska hadhe maxay qabanayan mesha 3 club inba jira 2 spain ah iyo 1 germany ah kuwa kale waay is dalinayan sadexda mid unba qadi

  25. Marwaan Hassan 11-12-2017 at 3:43 pm -

    Liverpool guul

  26. Marwaan Hassan 11-12-2017 at 3:43 pm -

    Liverpool guuuul 3.0

  27. essa 11-12-2017 at 3:42 pm -

    Real madrid way taqana KoxaHa wawayn
    Psg way ka Hadhaysaa
    NeymaR ooyintisa Dawada habaynka lugta labad ee gurigoda lagu Ciyarayohhhhhh

  28. maxamed 11-12-2017 at 3:25 pm -

    Waan soo baxaynaa
    Barcelona guul

  29. abdiqadir 11-12-2017 at 3:23 pm -

    waan kufaraxsanahay psg

  30. jeegaa 11-12-2017 at 3:21 pm -

    waxa soo baxaya ( Bayer ,2man, liver,juve,Roma,Paris,barca

  31. ahmed_weli 11-12-2017 at 3:20 pm -

    real madrid

  32. ahmed_weli 11-12-2017 at 3:19 pm -

    guul real Madrid

  33. Fuaad man city fc guul 11-12-2017 at 3:16 pm -

    Cadaalad ayaa ka dhacdey man city guul koobkan waan qadeyna

  34. m amiin qoofal 11-12-2017 at 3:10 pm -

    asc wxa anahy tageraha koxda real madrid waan ku farxsanahay in aan ku soo hagagno dhigayga kooxda psg
    waan hubaa inaan u soo gudbi doono wareega 8aad dhamaadka kooxda madrid wxa aan u rajaynayaaa guul guul

    halla madrid

  35. khadar 11-12-2017 at 3:07 pm -

    real Madrid way cabaysaa PSG
    PSG Arin mahayso

  36. Januzaj 11-12-2017 at 3:06 pm -

    Guul ayn uu raajiinaayaa GGMU

  37. abdullahi mahad muuse 11-12-2017 at 3:06 pm -

    WE ARE KINGS WE WERE WIN THE PSG hala madrid

  38. ALEX SANDARO KALBAYRAWI FARHAN BIDHI 11-12-2017 at 3:01 pm -

    HHHHHH ABOWYAALOW MXAAA CIQAABAYA BARCELONA ANAABA U BAAH KU WAAAS

  39. C/ fatah zizii 11-12-2017 at 3:00 pm -

    Aad ayan ugu farax sanahy
    Ianan ku hagaagno Chelsea

  40. ghaleye 11-12-2017 at 2:59 pm -

    real Madrid waa kooxda qarniga

  41. mohamed abdishakur 11-12-2017 at 2:58 pm -

    Barcelona waan naqaanaa sida loogaraaco hadaan rer blues nahay

  42. Cabdiwahaab yousuf 11-12-2017 at 2:57 pm -

    Anigu ahay tageero man united ah waxaan urajaynayaa guul, waanu soo baxnay man utd finalka cida ugu tagaysa ayuunbanu sugaynaa, guul red army

  43. Toni Kroos Walaalkiz 11-12-2017 at 2:55 pm -

    We Are Kings Hla Madrid

  44. Shakib 11-12-2017 at 2:54 pm -

    Chelsea wa kox adag
    Lkn barca way tumatsa waxan rajaynaya in ay bercelina ay gul garto
    Lkn kuwi real way yaban yihiin kkkkk

  45. Mo Aatiya 11-12-2017 at 2:54 pm -

    Real Madrid Vs BsG paris my clup madrid guul ban urajeynaya

  46. Toni Kroos Walaalkiz 11-12-2017 at 2:54 pm -

    Waa La Arki dona PSG tan ku dhcda hadan lga shejyn way arki donan

  47. carafaad 11-12-2017 at 2:52 pm -

    chelsea guul ayaan urajeeynaya koley waa ciyar adag

  48. Xasan 11-12-2017 at 2:52 pm -

    Barca wacadaro aan horey lo arag aan ku dhugeenaaa

  49. sakariye 11-12-2017 at 2:50 pm -

    Real Madrid leader of champion L
    Co Ronaldo
    Mr of champion L

  50. amiin sheekh dilla 11-12-2017 at 2:49 pm -

    Barcelona gulan urjaynayaa inkastoy meel adagnagaga dhac day viva barce

  51. Yahye 11-12-2017 at 2:49 pm -

    Hadan nahay tagero united waan so baxeyna lkn City meel ebar lagu adiyay tan kale kulanka Chelsea iyo barca waxan fila iney so baxdo barca

  52. ciid 11-12-2017 at 2:48 pm -

    Chelsea guul ayaan u rajaynayaa sababtoo ah bacelona waa caadi haduuna JayMar joogin waan kabadinaynaa

  53. saadaq yar 11-12-2017 at 2:48 pm -

    alla nasiib baadaa cty waxan la rabay brca ama real ama bayar lkn dhib malaha waa ino sideeda insha alaah

  54. ApdiraHmaaN 11-12-2017 at 2:48 pm -

    wllhi Aad baan ugu faraxsanahaY siduu udhacay isku beegbeegaazi waaYo waxa la odhan karaa waakii ugu cadaalad badnaa waaYo real oon waligeed 16ka koox adaG la tusin aragty lkn halaga badiyo qudhacda waxpa ma hayaaNe kooxdayda barcana wxaan urajaynayaaH guul guul chelsea waan ka aargoosan doonaa 2012

  55. maxamed axmed 11-12-2017 at 2:47 pm -

    waxa kale oon guul u ragaynayaa liverpool afar iyo eber

  56. Cumar Rashford 11-12-2017 at 2:46 pm -

    Isku aadka lasameyay wale koox adag Isku aadeen Chelsea vs Barcelona Chelsea guul urajena Real vs Bsg Real Guul urajeyna Kooxdeyda Savili lagu aadiye Wan kaso baxsana GGMU

  57. sakariye 11-12-2017 at 2:46 pm -

    Barcelona 2
    Chalsea 1
    ileen waa comp nou ye
    chalsea 3
    Barcelona 0
    standfo brige
    insha alLah

  58. maxamed axmed 11-12-2017 at 2:46 pm -

    real madid 3:1 psg

  59. hassan 11-12-2017 at 2:45 pm -

    isku aadka waxa kasoo baxay waxii iin filayey Chelsea and Barcelona iyo Real Madrid paris Saint Germail guul waxa ku rajaynaya Chelsea iyo paris kulanka kale oo isleeyahay waa adagyahay waa Juventus iyo Tottenham

  60. khaalid 11-12-2017 at 2:44 pm -

    waxan u rajaynayaa kooxdaydeyda chelsea in ay guul muhiim ah ka gaadho barce waa ciyaar adag wax walbana laga filankaro

  61. muktar asaa 11-12-2017 at 2:44 pm -

    Liverpool yes wanola fudu deye

  62. sakariye 11-12-2017 at 2:42 pm -

    Real Madrid 3
    PSG 1
    isHa allah
    iyo lugta hore
    Real Madrid 3
    PSG 3
    lugta danbe

  63. muktar asaa 11-12-2017 at 2:42 pm -

    isku aad waxa lomaleya in loo fudu deye koxaxa premie league

  64. khaalid 11-12-2017 at 2:42 pm -

    waxan ku dhacey kooxda barce lkn guul ayaan u rajaynayaa chelsea

  65. sakariye 11-12-2017 at 2:39 pm -

    man city inta hore habakhbakhlayso ciyaari waa galin danbe iyo 8
    juventus bn urajaynsyaaa

  66. katelo 11-12-2017 at 2:38 pm -

    city shit wey fakten carabtas iyo timirtoda

  67. nasradiin 11-12-2017 at 2:37 pm -

    azal Sanan rabnay noh cayaro ooo beeelo ah aaa soobaxay Noah garahan chelsea vs Barcelona
    guuuuul inshalah barca

  68. sakariye 11-12-2017 at 2:36 pm -

    wllhi ciyaartaas saadalin male real Madrid iyo psg
    lkn Barcelona vs Chelsea iyaga waa lasaadalinkaraa wallow chalsea ay adag tahay in lagabafiiyaaa

  69. omar_sergio_kun 11-12-2017 at 2:34 pm -

    Koxdeyda mn city ayaa cidla mrtey
    xaga koxdaydah barca ay kudhacdey koxda chelzia wna cyaar adag guuul baan rajeynayaa

  70. omar_sergio_kun 11-12-2017 at 2:32 pm -

    lpadeydah koxoodba urajeynayaa guuuul inkasto mn city cidla mrtey