Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Xulka qaranka Koonfurta Sudan ayaa guul rafaad ah ka gaaray dhigiisa Somaliya kulan marti loogu ahaa soomaalida dalka Jabuuti, wuxuuna ahaa kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Chan 2018 ee sanadka 2018 lagu qaban doono Kenya. Tartankaan waxaa ka qeyb gala wadamada afrika kuwaas oo soo xulan doona kaliya ciyaartoyda gudaha dalkaas ka ciyaara ama (Local Players), isreeb-reebkiisa...

Xulka Qaranka Somlia ayaa arbacadii ka ambabaxay dalka iyagoo gaaray Jabuuti halkaas oo ay maanta kula balansanaayeen dhigooda qaranka Koonfurta Sudan kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Chan 2018 oo labadii sanaba mar la qabto. Tartankaan waa mid u furan badi xulalka qaaradda Afrika, balse isreeb-reeb kadib kaliya 16-wadan ayaa ka qeyb gali doona iyadoo lagu qaban doono...

Soomaaliya ayaa martigelin doonta markii ugu horeysay ku dhawaad 30 sannadood ciyaaraha caalamiga ah ka dib markii madaxa xiriirka kubada cagta Afrika uu sheegay inuu u furan yahay fekerkaas. Madaxweyanaha xiriirka kubada cagta Afrika Ahmad ayaa ugu baaqay Soomaaliya inay bilowdo inay ciyaaro saaxiibtinimo dalka gudihiisa ku martiqaado dalka Jabuuti. Markii ugu danbeysay...

Sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah wariyayaasha ciyaaraha ee fursadda u helay iney ka qeyb galaan soo dhaweynta madaxweynaha cusub ee xiriirka kubadda cagta Qaaradda Africa ee CAF [Ahmad Ahmad] ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Ahmad wuxuu talada ka badalay Isse Hayatou oo ku fadhiyay kursiga ugu sareeya CAF tan iyo 1987 wuxuuna ka badalay bishii March...

Hay’adda ugu sareysa kubadda cagta FIFA ayaa soo saartay qiimeynta bilaha xulalka dhanka ragga ee ay mar walba sameyso waxaana laga soo calaameeyay laba dhacdo oo waaweyn oo ah kala ah in kaalinta 1-aad ay soo gashay Brazil 7-sano kadib iyo in Holland ay heshay qiimeyntii ugu xumeyd ebid. Netherlands oo ku fashilmay iney soo gaaraan Euro 2016 ayaa mar kale qarka...

Horyaalka heerka koowaad ee Somalia ayaa dib loo ambqaaday maanta kadib muddo uu hakad ku yimid, waxaana dhacay laba kulan oo waaweyn iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin isku mid ah mana jirin koox gaartay guul. Labadii kulan ee maanta dhacay waxey si wadajir ah uga bilowdeen garoomada Benaadir Stadium Iyo Jaamacadaha Stadium, kulanakii dhexmaray Jeenyo Iyo Dekedda wuxuu...

Sida lagu xaqiijiyay wareegto kasoo baxday xiriirka kubadda cagta dalka Soomaliya waxaa dib loo ambaqaadi doonaa hanaanka horyaalka heerka koowaad ee dalka.MAXAA SABABAY HAKADKA?Laba sababood ayaa la fahansan yahay iney ka dambeysay hakadka – dayactir lagu sameynayay labada garoon ee ay xiriirka ugu tala galeen in lagu ciyaaro kulamada iyo sidoo kale iney...

Sir Mohamed Farah ayaa si adag uga hadlay sharciga madax waynaha Maraykanka ee Donald Trump uu dalkiisa kaga saarayo dadka aan USA u dhalin wuxuuna Sir Mohamed sheegay in boqorada Ingiriiska ee Her Majesty ay siisay darajada knighthoodka hakla muddo  bil gudaheed ah madax wayne Donald Trump uu ka dhigay shisheeye aan u safri karin USA si uu carruurtiisa ugu laabto...