Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Kooxaha horyaalada Yurub ayaa dagaal wayn ugu jira sidii ay uklaa hororsan lahaayeen xidigaha ugu tayada fiican ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ama aduunka laga heli karo. Kooxaha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa haddba hogaanka u qabtay lacagta lagu kharash gareeyay suuqa kala iibsiga iyaga oo kaga sareeya dhamaan horyaalada Yurub. Manchester United, Manchester...

Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto saxiixa difaaca ree Brazil iyo kooxda Juventus ee Alwx Sandro, waxayna wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya xaalada xidigani ay sheegayaan in Chelsea ay ka bixinayso 68 milyan oo euros waana lacagtii abid ugu badnayd ee difaac lagula wareego. Wargayska La Stampa oo ay leeyihiin qoyska Juventus isla...

Juventus ayaa lagu waramayaa in ay diyaar u tahay in ay isku dayaan saxiixa xiddiga ay horay u baacsnayeen Man United iyo Arsenal ee Blaise Matuidi kaasi oo u jooga kooxda PSG Juve oo horay u baacsaneysay qadka dhexe Sevilla ee Steven N’Zonzi ayaa haatan ka weecaneysa ka dib markii kooxdaas reer Spain ay ku adkeysteen in laacibkaas aysan ku fasaxi doonin wax ka yar 40...

Shirkada FIFA u qaabilsan ciyaar gacmeeda ee EA Sport ayaa soo saartay shaxda kooxdii horyaalada Yurub xili ciyaareedkii dhamaaday ugu fiicnayd waxayna ciyaartoydan qaarkood sarre u qaaday qiimaynta ay ku yeelan doonaan FIFA 18 oo bisha September la soo saari doono. EA Sport ayaa markii hore si gooni- gooni ah u soo saartay shaxa kooxihii horyaalada Yurub ugu waa wayn...

Kooxaha horyaalada Yurub ayaa dagaal wayn ugu jira sidii ay uklaa hororsan lahaayeen xidigaha ugu tayada fiican ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ama aduunka laga heli karo. Kooxaha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa haddba hogaanka u qabtay lacagta lagu kharash gareeyay suuqa kala iibsiga iyaga oo kaga sareeya dhamaan horyaalada Yurub. Manchester United, Manchester...

Waxaa xili suuqan la filayaa in kooxaha Yurub ugu waa wayni ay rekoodhkii suuqa kala iibsiga ee kooxahooda u yaalay ay jabin doonaan halka haddaba ay qaar ka mid ah rekoodh cusub u dhigeen kooxahooda ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana si aan hore loo arag  u soo ifbaxay ciyaartoy badan oo lagu qiimaynayo 100 milyan oo euros iyo waliba lacago ka badan. Waxaana xaqiiq...

Weeraryahanka Sampdoria & Qaranka Czech Republic Patrik Schick ayaa soo gaaray Turin si uu caafimaad ugu maro kooxda Juventus. 21-jirkaan ayaa ka mid ahaa wiilashii qarankiisa ee 3-1 ku garaacay dhigooda talyaaniga kulan ka tirsan wareea group-yada koobka qaramada qaaradda yurub ee 21-jirada kana socda dalka Poland. Subaxaan ayuu soo gaaray magaalada Turin, waxaana...

Antonio Conte ayaa wuxuu ku war galiyay maamulka kooxda Chelsea inuu si xoogan u doonayo lasoo saxiixashada labada laacib ee kooxda Juventus Alex Sandro iyo Leonardo Bonucci, wuxuuna ku wargaliyay inay ka gudbiyaan qiimo dhan 100 million pounds, waxaa sidaas laga soo xiganayaa shabakada Goal.Blues ayaa ku qasban in dalakii dhawaan gaarsiisnaa 55.2 million pounds ay ka...

Xidhiidhka kubbada cagta aduunka ee FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay bilaabeen baadhitaano lagu wado kooxda Juventus ee hehsiiskii rekoodhka aduun ahaa ee ay xagaagii hore Paul Pogba kaga iibisay kooxdiisii hore ee Manchester United laakiin Red Devils oo qayb ahayd kiiskan ayaa magaceedu badbaaday. Sir fashiliyaha Football Leaks ayaa hore u soo bandhigay faah...

Kooxda Juventus ayaa diyaarsatay qorshihii ay ku heli lahayd difaac badal ugu noqda Dani Alves haddii uu xidiga ree Brazil kaga dhabeeyo hamigiisa ah in uu ka ciyaaro horyaalka Premier Leaque-ga. Dani Alves ayaa la sheegay in uu wada xaajood kula jiro Juvnetus sidii loo kansali lahaa heshiiskiisa Turin.Kooxaha Manchester City iyo Chelsea ayaa ah labada kooxood ee Premier...

Dani Alves ayaa u muuqda mid ay iska fasaxeyso Juventus kuwaasoo dalab ka gudbin kara Matteo Darmian si uu u bedelo. Daafaca midig ee reer Brazil ayaa si xoogan loola xiriirinayay kooxda Manchester City maalmihii u danbeysay, waxaana jamaahiirrta Juve ka careysiiyay hadalkiisii ahaa in Paulo Dybala uu ka tago Juve si uu u horumariyo waayihiisa ciyaareed iyo inuu kabihiisii...

Real Madrid ayaa wuxuu dalabyo kala duwan ee dhoowr ah kaga yimid laacibkooda da’ada yar ee reer Spain Marco Asensio, xili ay jirto cabsi ku aadan laacibkan ee ah in xili ciyaareedka soo aadan uu markale gali doono xabsiga kursiga keydka ee tababare Zinedine Zidane.Marco Asensio ayaa wuxuu ka caawiyay kooxda Real Madrid xili ciyaareedkii lasoo dhaafay inay kuwada guuleysato...

Tababare Pep Guardiola ayaa doonaya inuu kula midoobo daafaca midig Dani Alves kooxda Manchester City, lakiin macalinka Man City ayaa sidoo kale doonaya inuu la soo wareego daafac midig kale Kyle Walker, sida ay qortay wargeyska The Sun. Guardiola, oo waqti guulo ah la soo qaatay xiddiga Juventus Alves oo 34 sanno jir ah markii ay wada joogeen Barcelona ayaa doonaya inuu...

Markii horeba waxaa xili suuqa xagaagan la filayay in uu noqon doono mid aad rekoodh cusub u dhigi doona lacagtii ay kooxaha Yurub ugu waa wayni ciyaartoyda kula soo wareegi jireen sanadihii la soo dhaafay laakiin waxaaba si lama filaan ah soo baxaya warar waa wayn oo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xamaasad iyo xaalad cusub ka abuuray. Laba todobaad ka hor ayay ahayd markii...

Manchester City ayaa u muuqata in ay kooxaha Yurub iyo waliba kuwa Premier Leaque-ga kaga hormartay dhinaca suuqa kala iibsiga waxayna Sky Blues qarka u saaran tahay in ay dhamaystirto saxiixii saddexaad ee ay samayso xagaagan kadib markii ay horeba u soo xero galisay Bernardo Silva iyo Ederson. Tababare Guardiola ayaa dagaal wayn oo dhinaca suuqa ah ugu jira in uu buuxiyo...

Kooxda Arsenal ayaa dalab rasmi ah ka gudbisay xidiga xulka qaranka Colombia iyo kooxda Juventus ee Juan Guillermo Cuadrado waxayna Gunners doonaysay in ay xidigan dib ugu soo celiso Premier Leaque-ga inkasta oo uu waqti adag ku soo qaaday Stamford Bridge. Laakiin dalabka Arsenal ayayna Juventus waqti badan ku lumin waxayna markiiba soo diiday dalab 20 milyan oo euros...

Tababaraha Juventus Massimiliano Allegri ayaa xaqiijiyay iney xiiseynayaan garabka reer Brazil ee ka tirsan Bayern Munich Douglas Costa. Xidigii hore Shakhtar Donetsk kuma faraxsana nolosha Munich madama uu noqon waayay dooqa tababare Carlo Ancelotti. Shabakadda caalamiga ah ee Goal ayaa ku warantay dhawaan in Bayern Munich ay dooneyso iibka xidigaan iyadoo duldhigtay...

Douglas Costa ayaa lagu soo waramayaa inuu albaabada u furay kooxda Juventus, inkastoo aysan labada kooxood ka heshiinin qiimahiisa. Gazzetta dello Sport ayaa qortay in wakiilka xidigaan uu magaalada Turin kula kulmay maamulka Juventus maalintii shalay [Talaado] iyadoo la isku afgartay in xidigaan laga shaqeeyo sidii uu ku imaan lahaa kooxda.Wargeyska wuxuu intaas...