Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Waxaa soo dhawaanaya waqtiga uu furmi doono xili ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaanigu waxaana jira diyaar garaw wayn oo ay wadaan kooxaha waa wayn ee Seria A. Iyada oo sanadihii la soo dhaafay ay Juventus horyaalka Seria A iska yeelatay ayay kooxaha waa wayn ee Talyaani doonayaan sidii ay maamulka Old Lady u soo gabagabayn lahaayeen. Waxaa jira dhaq dhaqaaq wayn oo...

Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis cusub oo waqti dheer ah ay ka saxiixatay xidiga khadka dhexe ee Radja Nainggolan waxayna heshiiska cusub ugu quus goyasay kooxihii rajada ka qabay in ay xidiga ree Belgium kala soo wareegaan Roma. Radja Nainggolan ayaa Roma u saxiixay qandaraas cusub oo dhacaya 2021. Manchester United iyo Chlesea ayaa ahaa...

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka kulamada horyaalka Talyaaniga ee xili ciyaareedka cusub iyada oo koox kastaaba hadda ogaatay kulada furitaanka iyo halka ay ku bilaaba doonto xili ciyaareedka 2017/18. Ma jiro hal kulan oo ay kooxaha waa wayni wada ciyaari doonaan maalinta furitaanka Seria A laakiin waxaa jira kulamo adag oo la ciyaari doono maalinta ugu horaysa xili...

Kooxda Chelsea ayaa ka mid noqotay kooxaha si qariibka ah u shaacinaya xagaagan saxiixyadooda cusub ka dib muuqaal ay soo dhigeen barahooda bulshada oo ay ku xaqiijiyeen saxiixa daafacii AS Roma Antonio Rudiger. Kooxaha AS Roma iyo Chelsea ayaa horeba uga heshiiyay iibka Antonio Rudiger waxaana haatan si rasmi ah loogu dhawaaqay saxiixa ciyaaryahanka. Chelsea ayaa Antonio...

Antonio Rudiger ayaa ka tagi doona Roma islamarkaana u saxiixi doona Chelsea caawa sida ay shaacisay Sky Sport Italia heshiis qiimihiisa lagu sheegay 35 milyan yuro oo ay la socoto 4 milyan yuro oo ku xirnaan doona qaab ciyaareedka ciyaaryahanka. Inkastoo saxaafada Ingariiska ay sheegeyso in weli ay harsan yihiin in la isku raaco faahfaahinta heshiiska islamarkaana ay...

Chelsea ayaa si deg deg ah ku dhamaystirtay in ay AS Roma ku qanciso iibka difaaca ree Germany ee Antonio Rudiger iyada oo saacado kooban markii ay soo baxday in ay dalab rasmi ah ka gudbisay ay  haddana markiiba soo baxday in AS Roma ay dalabkan aqbashay oo Antonio Rudiger laga iibiyay kooxda Antonio Conte ee Chelsea. Si ka duwan bartilmaameedyadii kale ee Chelsea ayuu Antonio...

Kooxda Horyaalka Talyaaniga ee AS Roma ayaa hadda si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis waqti dheer ah kula soo wareegtay xidiga xulka qaranka da’yarta Italy iyo kooxda  Sassuolo ee Lorenzo Pellegrini kaas oo si ka duwan heshiisyada kale ugu dhawaaqday.AS Roma ayaa ku guulaysatay saxiixa  Lorenzo Pellegrini oo ka tirsanaa kooxda Sassuolo isla markaana qaab...

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa fariimo badan isku dhaafsanaya baraha bulshada kadib markii ah heleen war farxadeed isla markaana uu nin ay Mohamed Salah saaxiibo yihiin uu xidiga ree Masar ugu hambalyeeyay inuu Liverpool ku biiray. Ninka jamaahiirta Liverpool warka ay doonayeen u sheegay isla markaana farxada wayn siiyay ayaa la yidhaa  Mohamed Ali kaas oo bartiisa...

Ugu danbayn kooxda Liverpool ayaa qabashay in ay bixiso lacagtii ay AS Roma ku doonaysay xidiga xulka qaranka Masar ee Mohamed Salah waxayna saacadaha soo socda Reds gudbin doontaa dalabkii ugu danbeeyay ee ay AS Roma heshiiska ku gaadhi lahaayeen oo ku qiimaysan €40 milyan oo euros. Liverpool ayaa horeba Mohamed Salah ugu dalbatay 32 milyan oo euros oo udhiganta 28.5...

Agaasimaha kooxda AS Roma ee Monchi ayaa xaqiijiyay in koox horyaalka Ingiriiska ah ay wada hadalo kugala jiraan saxiixa Mohamed Salah inkasta oo uu afkiisa ka ilaaliyay in ay kooxdaasi Liverpool tahay. Liverpool ayaa si wayn u doonaysa saxiixa Mohamed Salah waxayna sarre u qaadaysaa dalabkii 28 ka milyan ee gini ahaa ee ay Roma hore u soo diiday. Laakiin agaasimaha sida...

Kooxda AS Roma ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in xidigii hore ee kooxdeeda ee Eusebio Di Francesco uu yahay macalinka cusub ee ay kooxdeedu yeelan doonto isaga oo badal u noqoday tababarihii shaqadan dhawaan ka baxay ee Luciano Spalletti. Luciano Spalletti ayaa 18 bilood hayay shaqada tababaranimo  ee Roma oo uu markii labaad soo qabtay laakiin dhamaadkii xili ciyaareedkan...

Halyeeyada Real Madrid ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed fantastik ah iyagoo dhigooda Roma ku garaacay 4-0 xilli Ronaldo uu ku soo laabtay Santiago Bernabeu. Goolal ka kala yimid Luis Figo, Edwin Congo iyo labo gool uu dhaliyay Fernando Morientes ayaa Real Madrid ku hogaamiyay guul raaxo leh.Waxa ugu soo jiidashada badnaa ciyaartaan ayaa aheyd in halyeeyga reer Brazil...

Madax waynaha xidhiidhka kubbada cagta Talyaaniga FIGC ee Carlo Tavecchio ayaa xaqiijiyay in horyaalka Serie A xili ciyaareedka cusu laga hirgalin doono qalabka casriga ah ee muuqaal caawiyaha garsooraha ee Video Assistant Referees loona soo gaabiyo VAR technology.Kadib markii ay FIFA tijaabisay isticmaalka VAR isla markaana uu tijaabadii lagu sameeyay muujiyay in...

Liverpool ayaa aad ugu dhaw in ay kooxda Roma kala heshiiso iibka xidiga ree Masar ee Mohamed Salah kaas oo ay hadda la gaadhay heshiiska shaqsiga ah ee uu ku imanayo Anfield. Sida ay sheegayaan ilwareedyo badan oo dalka Talyaaniga ah waxay Liverpool qarka u saaran tahay in ay ogolaato ugu dhawaan qiimihii ay Roma ku doonaysay Mohamed Salah. Mohamed Salah ayaa diyaar...

Waxaa dhawaan si rasmi ah loo soo gabagabeeyay dhamaan horyaalada Yurub ugu waa wayn, waxaana xili ciyaareedka 2016/17 ka hadhsan kulanka finalka Champions Leaque-ga ee sabtida magaalada Cardiff ku dhex mari doona kooxaha Juventus iyo Real Madrid. Laakiin waxaa jirta xaqiiqo aan inta badan waqtigan oo kale aan la arki jirin taas oo ah in dhammaan lixdii gool dhaliye ee...

Kooxda AS Roma ayaa ku dhawaaqday inay kala tageen tababare Luciano Spalletti islamarkaana ay bilaabeen qorshahii ay ku magacaabi lahaayeen tababare cusub. Luciano Spalletti ayaa la filayaa inuu ku biiro kooxda Inter Milan iyadoo qandaraaskiisa kooxda Roma uu ku ekaa dhamaadka bisha Juun, laakiin waxa uu ku hungoobay inuu heshiis cusub la galo kooxda ka dhisan Stadio Olimpico. In...

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciiyay in ay soo dhamaystirmeen 22 kii kooxood ee laga doonayay in ay si toos ah ugu soo bixi karaan heerka groupyada Champions Leaque-ga, waxaana jiri doona 20 kooxood oo kale oo isreeb reeb u soo gali doona 10 ka kaalmood ee ka banaan 32 ka kooxood ee xili ciyaareed kasta ku loolama Champions Leaque-ga.Waxaa...