Scroll to Top

Laacib.net

Your Home Of Football News – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.

Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield ku soo dhawanaysa kooxda AS Roma ee kulanka lugta hore ee afar dhamaadka UEFA Champions League, waxaana bilaami doona dagaal xoogan oo 180 daqiiqo ah oo labadan kooxood ay ku go’aamin doonaan kooxda finalka Champions League ee xili ciyaareedkan u soo bixi doonta. Mohamed Salah oo todobaadkan ku guulaystay xidiga sanadka ee horyaalka...

Steven Gerrard waxa uu uga digay taageereyaasha Liverpool in aysan caraqaladeyn kulanka adag ee caawa Champions League ku dhexmari doona Reds iyo Roma. Taageereyaasha Liverpool waxaa si weyn loogu dhalleeceeyey falkii ay kula keceen Baskii Mancehster City lugtii hore ee sideed dhammaadka Champions League. Reds waxa ay soo dhaweyn doontaa Roma. Ciyaaryahanada Roma dhawaan...

Burburiyaha As Roma Kevin strootman ayaa shaaca ka qaaday iney qorshe gaar ah u dajiyeen sidii ay ku celin lahaayeen saaxiibkoodii hore Mohamed Salah kaas oo hadda si weyn u hogaaminaya kooxda Liverpool. Roma ayaa caawa marti ku ah garoonka Anfield oo ka mid ah garoomada aan la jecleyn in la booqdo ee ku yaala yurub, maadaama jamaahiirtiia ay yahiin kuw aad u xamaasad...

Liverpool ayaa caawa Anfield kuoo dhaweyn doonta Roma kulan xiiso leh, iyadoo xidiga reer Masar Mohamed Salah uu soo xaadiri doono ciyaarta isagoo heystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican horyaalka Premier League. Salah wuxuu wajahi doonaa kooxdisii hore, balse Eusebio Di Francesco wuxuu qiray inuusan diyaarin wax qorshe ah oo ay u diyaariyeen Salah kaas oo ah halista ugu...

Juventus iyo Napoli ayaa xalay ku kulmay magaalada Turin kulan xiiso aan caadi aheyn u yeelay nuuca horyaalka maadaama kooxda koonfurta ka socota ay aaqirkii gool guul ah ka heshay Koulibaly. Napoli haatan waxey kaliya u jirtaa hal dhibic kooxda hogaanka heysa ee Bianconerri taasoo todobaadyada soo aadan la kulmi doonta Inter Milan & As Roma, balse waxey dad badan...

ROME, April 21 (Reuters) – Roma enjoyed a perfect dress rehearsal for the first leg of their Champions League semi-final tie with Liverpool when Radja Nainggolan and Patrick Schick struck after a Francesco Vicari own goal to give them a 3-0 win at SPAL in Serie A on Saturday. The result left Roma third on 67 points from 34 games, three ahead of city rivals Lazio and...

Qaban qaabiyaasha koobka xiisaha badan yeeshay ee ICC Cupka ayaa shaaciyay jadwalka kulamada koobkan ee dhamaadka xili ciyaareedkan iyada oo markale ay jamaahiirta kubbada cagta aduunku heli doonaan kulamo waa wayn oo si fiican ugu sugi karaan inta uu bilaabanayo xili ciyaareedka cusub ee 2018/19. Qaban qaabiyaasha ICC Cupka ayaa markale ku guulaystay in ay suurtogal ka...

Mancehster United waxa ay wajihi doontaa kooxda ay is xifaaliyaan Liverpool iyo Real Madrid iyo AC Milan kulamo qeyb ka ah ciyaaraha ay ol’olaha dambe ugu diyaar garoobeyso eek a dhici doona Mareykanka. Wiilasha Jose Mourinho waxa ay Reds, Real Madrid iyo AC Milan uga horimaan doonaan tartanka International Champions Cup. United sidoo kale waxa ay la dheeli doontaa...

MADRID (Reuters) – Gianluigi Buffon’s Champions League quest ended with a display of wild-eyed fury, a red card and bitter recriminations after seeing his Juventus side knocked out in the quarter-finals by Real Madrid on Wednesday. Italy’s great goalkeeper was left incandescent by referee Michael Oliver’s decision to award Real a debatable but decisive stoppage-time...

MADRID (Reuters) – Cristiano Ronaldo showed nerves of steel to score an injury-time penalty and send holders Real Madrid into the semi-finals of the Champions League in extraordinary circumstances as they lost 3-1 to Juventus on Wednesday but won a thrilling tie 4-3 on aggregate. Juventus looked to have staged a stunning revival at the Santiago Bernabeu to force extra...

ROME (Reuters) – AS Roma pulled off one of the great Champions League comebacks by knocking Barcelona out with a remarkable 3-0 win in their quarter-final second leg on Tuesday, overcoming a 4-1 deficit from the first game to reach the last four on away goals. Roma’s Kostas Manolas headed the decisive third goal in the 82nd minute, putting the Italians in the semi-finals...

TURIN, Italy (Reuters) – Juventus coach Massimiliano Allegri said the 3-0 defeat at home to Real Madrid in their Champions league quarter-final, first leg on Tuesday was difficult to take after his side lost a home European tie for the first time in five years. Allegri thought his team were doing well until an eight-minute spell in the second half in which the visitors...

TURIN, Italy (Reuters) – The Juventus stadium broke into applause and Real Madrid coach Zinedine Zidane, once a player of extraordinary gifts himself, looked dumbstruck at the audacity of Cristiano Ronaldo’s goal. Just when everyone thought the Portuguese had done it all, he produced a strike in Real’s 3-0 Champions League quarter-final, first leg win at Juve on...

TURIN (Reuters) – Cristiano Ronaldo scored with a bicycle kick which was outrageous even by his standards to lead Real Madrid to an emphatic 3-0 win away to Juventus in their Champions League quarter-final, first leg on Tuesday. With his back to goal, Ronaldo launched himself into the air to meet Dani Carvajal’s chipped ball and produced a perfectly-executed bicycle...

TURIN, Italy (Reuters) – Juventus playmaker Paulo Dybala is stronger mentally than before and is ready to shine against Real Madrid in Tuesday’s Champions League tie, coach Massimiliano Allegri said on Monday. The Argentine is one of the most gifted players in Serie A but has had an up-and-down season. He began with a flourish, scoring two hat-tricks in Juve’s first...

Gonzalo Higuain netted twice as league leaders Juventus win 3-0 over Bologna in Turin and they set a new Serie A record of 26 straigh home wins. The former Napoli striker Higuain gave Juventus the lead after he scored a wonderful goal assisted by Miralem Pjanic. Paulo Dybala scored the second goal before the half-time with a penalty after Marios Oikonoumou fouled over...

Juventus have already through into the last 16 of the Champions League, and they will go on top if they beat Dinamo Zagreb on Wednesday. Even if they lose they will remain top spot but if Sevilla fail to beat Lyon away to France. Sevilla need to win in France, otherwise Lyon will take their place in the last 16. Dinamo Zagreb has no point and it is certainty they will...

Inter Milan are prepared to pay Atletico Madrid compensation to recruit Diego Simeone as manager, according to reports. The Argentine has become one of the most highly rated coaches in world football after turning Los Colchoneros into a side able to compete with Real Madrid and Barcelona in La Liga and in Europe. According to Italian newspaper Corriere dello Sport, Inter’s...