Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Neymar Jr ayaa lacagta ugu qaalisan dunida ugu wareegay Paris Saint Germain, waxeyna dhalisay iney weerarka kooxda wadaagaan Kylian Mbappe kaas oo isna amaah ku jooga kooxda, balse la ogyahay inuu xagaaga soo aadan noqon doono xidiga labaad ee ugu qaalisan dunida. Kabtankii hore qaranka Brazil wuxuu doonayaa inuu caawiyo Kylian Mbappe, in la mid ah inti uu soo caawiyay...

Xiriirka ka dhaxeeya xidigaha Paris Saint Germain Edinson Cavani & Neymar Jr ayaa u muuqda mid sii dhimanaya iyadoo laga soo warbixino in xaaladdu aysan aheyn mid u wanaagsan sida la sawirtay isbuucyadii ugu dambeeyay. Labada xidig ee kasoo wada jeeda qaaradda Koonfura America ayaa ku murmay gool ku laad iyo laad xor ah intii ay socotay ciyaar ay guul ka heleen Olympique...

Kooxda PSG ayaa heshiiskii qaaliga ahaa ee ay kula soo wareegtay Neymar Jr waxay ku dartay qodob sheegaya lacagta uu ku heli doono haddii uu ku guulaysato abaal marinta xidiga aduunka ugu fiican ee Ballon d’Or. PSG ayaa suuqii la soo dhaafay Neymar ka soo bixisay 222 milyan euros oo ahayd lacagtii heshiiskiisii Barcelona lagu burburin karayay laakiin wargayska France...

Difaaca xulka qaranka Brazil iyo kooxda PSG ee Dani Alves ayaa ka mid ah ciyaartoyda saamaynta ku yeesha xidigaha doonaya in ay kooxahooda badashaan, wuxuuna soo faro galiyay xaalada Alexis Sanchez ku haysata Arsenal iyo xiisihii Manchester City ee Sanchez. Dani Alves ayaa Alexis Sanchez kaga hor yimid kulankii xalay dhex maray xulalka qaramada Brazil iyo Chile wuxuuna...

Iyadoo Brazil ay mar hore kireysatay booskeeda koobka Aduunka, hadana kabtankii hore ee xulka jaalayaasha Neymar Junior ayaa wax badan ka sheekeeyay xiligii caruurnimadiisa isagoo soo bandhigay afar ka mid ah ciyaartoydii reer Brazil oo uu ku dayan jiray. Inkastoo uusan waligiis u ciyaarin hadana wuxuu qirtay inuu taageero u ahaa Palmeiras markii uu soo korayay, wuxuuna...

Paris Saint Germain ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa goolhayaha Man United David De Gea xilli Red Devils ay dhibaato ku qabtay sidii ay xidigeeda kaga ilaashan laheyd Real Madrid oo muddo dheer daba joogtay. David De Gea si aan qurux badneyn ayuu ku bilowday waayahiisa Manchester United, balse wuxuu sameeyay hormar weyn oo ku hagay in loo tixgeliyo mid ka...

Liverpool ayaa mar kale dhexda ka gali doonta dagaal ay ku ceshaneyso kubad sameeyaheeda reer Brazil Philippe Coutinho kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Neymar uu kooxdiisa Paris Saint Germain ka codsaday in laga garab ciyaarsiiyo saaxiibkiisa. Reds ayaa gashay dagaal guul ah suuqa xagaagii lasoo dhaafay kadib markii xidigaan ay soo dalab kasoo gudbisay Barcelona,...

Kooxda Paris Saint Germain ayaa wada qorshe ay ku sameyn doonto waji cusub oo kubadda cagta iyadoo si u gaar ah usoo nooleyneysa magacii bartamahii sanadkaan laga brburiyay Barcelona ee “MSN” kaas oo kulminayay Messi, Suarez Iyo Neymar Junior. Wararka ka imaanaya Faransiiska ayaa sheegaya in Paris Saint Germain ay diyaar u tahay iney iska iibiso Edinson Cavani si ay...

Weeraryahanka kooxda ree France ee Paris Saint-Germain Edinson Cavani ayaa go’aansaday inuu gabi ahaanba xaliyo khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo dhiggiisa ree Brazil ee Neymar da Silva, wuxuuna sheegay in arinka uu ahaa mid iska fudud, isla markaana aysan suuragal ahayn inay gaadho heer intaa la eg. Weeraryahanka xulka qaranka Uruguay ayaa wuxuu tilmaamay in xidhiidhkii...

Waqtiyadii la soo dhaafay waxaa ciwaanada wargaysyada kubbada cagta aduunka qabsaday qaabkii muranka badani ku jiray ee ay Neymar Jr iyo Edinson Cavani iskugu khilaafeen rekoodhe tuuristii kulankii Lyon iyo waliba laaga xorta ah laakiin sheekadan ayaa u muuqata mid la soo gabagabeeyay kadib markii uu xidiga ree Brazil kulankii Bordeaux uu laba gool ku kala dhaliyay labadii...

Sida ay xaqiijinayaa wararka maamulka kooxda Paris Saint-Germain ee dalka Faransiiska ayaa waxay doonayaan inay ka faa’ideystaan xaalada uu laacibka ree Chile ee Alexis Sanchez uu kaga jiro kooxda Arsenal, maadaama heshiiskii Emirates Stadium xili ciyaareedka soo aadan. Wargeyska AS ee kasoo baxa gudaha dalka Spain ayaa wuxuu xaqiijiyay in  Paris Saint-Germain ay si...

Xidiga xulka qaranka Uruguay iyo kooxda PSG ee Edinson Cavani ayaa ku biiray liis ciyaartoy kooban oo rekoodh cajiib ah ka haysta Champions Leaque isaga oo noqday ciyaartoygii shanaad oo kaliya ee todoba kulan oo xidhiidh ah Champions Leaque goolal kaga soo dhaliyay kadib markii uu gool cajiib ah ka dhaliyay kulankii xalay ay kooxdiisa PSG 3-0 ku garaacday Bayern Munich....

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u shaaciyay siddeeda ciyaartoy ee ku tartami doona abaal marinta xidigii usbuucii labada ee Champions Leaque ugu fiicnaa. Waxaa liiskan ku soo baxay siddeed ciyaartoy oo ka mid ah xidigihii bandhiga ugu fiican ka sameeyay kulamadii talaadadii iyo arbacadii laga ciyaaray tartanka xiisaha badan ee Champions Leaque. Cristiano...

Kooxda PSG ayaa fariin cad u dirtay kooxaha Yurub kadib markii ay guul wayn ka gaadhay Bayern Munich oo Paris marti ugu ahayd waxayna kooxda ree France muujisay in lacagtii waalida ahayd ee ay kooxdeeda ku maal galisay in ayna qasaare noqon. PSG ayaa 3-0 ku dubatay Bayern Munich iyada oo Dani Alves, Edinson Cavani iyo Neymar Jr ay shabaqa soo wada taabteen waxayna Bayern...

Paris Saint-Germain ayaa garoonkeeda ku soo dhawanaysa kooxda Bayern Munich waana kulan xiiso khaas ah u yeelan doona jamaahiirta kubbada cagta aduunka. Paris Saint-Germain oo lacag waali ah suuqa kala iibsiga ku kharash garaysay ayaa caawa mari doonta tijaabadii ugu adkayd iyada oo Unai Emiery iyo kooxdiisa PSG ay u baahan doonaan in ay halka ugu saraysa ku jiraan haddii...

Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Unai Emery ayaa sheegay in ay samaysteen cadaw iyo xifiltan badan kadib marii ay kooxaha Yurub u arkeen in PSG ay halis ku tahay isla markaana ay ku guulaysan karto koobka kooxaha Yurub ee Champions Leaque. PSG ayaa suuqii xagaaga waxay kooxdeeda ku maal galisay lacag ka badan 400 milyan oo euros si ay Neymar jr iyo Kylian Mbappe...

Paris Saint Germain ayaa soo dhaweyneysa Bayern Munich, waana tijaabadii ugu horeysay ee ay mari doonaan sadexleyda weerar ee dunida ugu qaalisan kuwaas oo ku fadhiya qiimo dhan 466 Malyuun oo Euro. Kooxda faransiiska ka dhisan waa taam buuxa, halka Bayern Munich ay dhibaatooyin dhaawac oo mug leh hareeyeen waxaana ugu daran dhaawaca soo gaaray Manuel Neuer kaas oo ila...

Mid ka mid ah kulamada heerka Groupyada Champions Leaque ugu wayn ayaa habeen danbe garoonka  Parc de Princes ku dhex mari doona kooxaha Paris Saint-Germain iyo Bayern Munich oo ku wada jira Group B, waxayna labada kooxood dagaal ugu jiraan kooxdii kaalinta kowaad kaga soo bixi lahayd groupkan iyada oo kooxaha Celtic iyo Anderlecht ay u muuqdaan kuwo aan la loolami...