Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada ciyaartoyda kooxdiisa ee tusbaxa furtay noqday xilli-ciyaareedkan,...
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Manchester City ee Rodri ayaa jabin doona rikoodh u yaalla horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier...
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa gaadhay go'aan weyn oo ah inay ka takhalusto oo ay iska iibiso xiddiga reer Colombia...
Zinedine Zidane ayaa iska diiday inuu tababare u noqdo Manchester United oo ku jirtay liiska kooxo lala xidhiidhinayo inuu midkood...
Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa go'aansatay inay dhegaysato dalabyada laga soo gudbinayo garabka weerarka reer Colombia ee Luis Diaz oo...
Erik ten Hag ayaa raaligelin ka dalbaday Fulham ka dib markii ay ku maadeysteen Bruno Fernandes markii ay soo dhamaatay...
Manchester United ayaa indha indheeyayaal u dirtay si ay u daawadaan xiddiga Torino Raoul Bellanova, sida ay wararku sheegayaan. Bellanova,...
Luis Daiz ayaa qarka u saaran inuu noqdo magaca ugu weyn ee ka tagi doona Liverpool xagaagan - waa hadii...
Khabiirka BBC Sport Chris Sutton ayaa saadaaliyay kulamada isbuuca 26aad ee Premier League ee la ciyaayo Sabtida, Axada iyo Isniinta....
Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Bayern Munich iyo xulka qaranka Germany ee Joshua Kimmich ayaa magacaabay ciyaartoygii ugu adkaa ee...