Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Marka laga soo tago inay u sharaxan yihiin hanashada koobka Premier League – Chelsea ayaa haatan bilaabeysa inay ku ciriiriso Manchester United awooda ay ku leedahay caalamka. Baaris ay sameysay Going Global oo ku saabsan warbixino ay ka uruuriyeen Facebook ayaa muujinaya inuu sii kordhayo tirada taageerayaasha ay Chelsea ku leedahay wadamo ka baxsan UK. United...

Manchester United ayaa goor hore u dhaqaaqday xidigii ay ku buuxin laheyd halyeyga kooxda Mihcael Carrick kaas oo u muquda mid aan xagaaga dambe sii xiran doonin maaliyadda Red Devils. Jose Mourinho iyo kooxdiisa waxey durba dooqdeen xidiga khadka dhexe kooxda Tottenham Hotspur iyo qaranka England Eric Dier kaas oo lagu qiimeeyo 40 Malyan Oo Pound. Macalinka reer Portugal...

Xidigaha xulalka qaramada Senegal iyo Ivory Costa ee Sadio Mane iyo Eric Bailly ayaa safar soo wada galay inkasta oo kulankii labadood xul qaran dhex maray uu ku dhamaaday rabshado fool xumo wayn ku abuuray kubbada cagta Afrika. Sadio Mane iyo Eric Bailly oo uu wehilanayo xidiga kooxda Everton iyo xulka qaranka Senegal ee  Idrissa Gueye ayaa dib ugu soo duulay UK si...

Sir Alex Ferguson ayaa u tixgelinaya kooxdisii hore iney tahay koox aan nasiib laheyn sidoo kalana aaminsan iney kasoo qeyb gali doonto xagaaga soo aadan tartanka Champions League. Red Devils ayaa gashay marxalada kale xili ciyaareedkaan 2016/17, waana isbadalkii sadexaad oo ay kooxda galeyso tan iyo markii uu ka kacay kursiga keydka SAF sanadkii 2013. Tan iyo markii uu...

Waa sawir aysan jecleysan doonin Jamaahiirta Manchester United ee ka walwalsanaa dhaawaca daafaca xulka qaranka England Cris Smalling. Smalling waxaa lagu sawiray isagoo lugeynaya bartamaha magaalada isla markaana lugta midig ay kaga xiran tahay birta ay xirtaa xidigaha qaba dhaawacyada ugu yaraan laga cabsida qabo iney saameyn xoog leh geystaan. Daafacaan waxaa laga saaray...

Warar soo baxayay ayaa sheegayay in Chelsea ay si wayn u doonayso saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda AS Monaco iyo xulka qaranka France ee Tiemoue Bakayoko kaas oo qaab ciyaareed fiican ku soo jiitay kooxda Antonio Conte iyo waliba kooxo kale oo Yurub ah. Chelsea ayaa la sheegay in ay dalab 35 milyan oo gini ah kua heshiisay AS Monaco si ay Chelsea u hesho adeega Tiemoue...

Xidiga ree France iyo kooxda Bayern Munich ee Franck Ribery ayaa shaaca ka qaaday sidii waalida ahayd ee ay kooxaha Yurub ugu waa wayni u doonayeen saxiixiisa iyo in uu iska diiday dhamaan kooxaha Yurub ugu waa wayn. Franck Ribery ayaa waqti cajiib ah ku soo qaatay Allainz Arena wuxuuna 33 sano jirkani ku soo guulaystay 18 koob oo waa wayn oo ay ku jiraan lix koob oo...

Jose Mourinho ayaa wajahaya dhibaato ka hor kulanka Premier League ee ay Manchester United la ciyaari doonto isbuuca soo socda kooxda West Brom. Mourinho ayaa ka baqaya inay ka maqnaan doonaan todoba ciyaartoy kulanka Old Trafford ee ay United ku qasban tahay inay badiso si ay u sii nooleeyaan rajadooda afarta kaalimood ee ugu sareysa. United waxaa haatan dhaawac uga...

Kala bar taageerayaasha Manchester United ayaa aaminsan in kabtanka ahna ninka heysta rikoorka gooldhalinta Wayne Rooney la iska iibiyo xagaagan. Waana ra’yi uruurin cusub oo ay taageerayaasha ku sameysay jariirada Manchester Evening News. 31 jirkaan ayaa waayay booskiisa kooxda tan iyo markii uu yimid tababare Jose Mourinho, waxaana uu ku soo bilowday kaliya 19...

Manchester United ayaa isku diyaarineysa iney bixiso lacagaha lagu jabin karo heshiiska Neymar Junior kaas oo ah 173 Malyan Oo Pound oo u dhigma [200 Malyan oo Euro] sida ay ku waramayaan warbixino ka imaanaya Spain. Wargeyska SPORT ee kasoo baxa gobolka Catalonia ayaa sheegay in Jose Mourinho uu diyaarinayo qorshe uu saxixa Neymar kaga dhigto bartilmaameedkiisa koowaad...

Goolhayaha Chelsea Thibaut Courtois iyo xidiga khadka dhexe Manchester Unied Maroune Fellaini ayaa laga saaray xulka qaranka Belgium-ka ee la ciyaaraya Russia. Courtois waxaa la sheega inuu ka xanuunsanayo misigta, halka Fellaini u dhaawac kasoo gaaray kulankii ay dhaafi waayeen Greece habeen hore. Labadaan xidig ee ka ciyaara Premier League-ga waxey liiska xidigaha ka...

Halyeeygii hore Manchester United Paul Scholes ayaa ku booriyay saaxiibkisii hore kooxda iyo qarankaba Wayne Rooney inuu sii dheereysto joogitaankiisa garoonka Old Trafford marka uu dhamaado xagaagan.31-jirkaan heerka caalami ayaan la ogeyn sida uu noqon doono mustaqbalkiisa Red Devils inkastoo uu lumiyay booskiisa joogtada ah, hadana kuma qanacsana inuu wax badan kursiga...

Goolhayayaasha Manchester United soo mara waxa ay noqdaan halyeeyo ama kuwa lagu hungoobo. Peter Schmeichel, Edwin van der Sar iyo David De Gea waxaa dhamaantood ay geli karaan cutubka halyeeynimada, halka goolhayayaasha Massimo Taibi iyo Fabien Barthez ayaa yihiin kuwa ay tahay in la iska ilaawo.(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});Mid...

Kooxda Liverpool ayaa xili ciyaareed aan wax guuldaro ah kala kulmin dhamaan kooxaha waa wayn ee horyaalka Premier leaque-ga iyada oo ugu yaraan min hal kulan guul ka soo gaadhay kooxaha Chelsea, Manchester City, Tottenham, Everton iyo Arsenal oo ay labada guriba ku garaacday, laakiin waxay guuldarooyin kala soo kulantay kooxo ay ka mid yihiin Swansea City, Leicester City,...

Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa kalsooni ku qaba in dhamaadka xili ciyaareedkan ay kooxdiisu heli doonto saxiixa difaaca xulka qaranka England iyo kooxda Tottenham ee  Danny Rose  kaas oo lagu qiimaynayo 50 milyan oo gini, laakiin in Manchester City ay hesho saxiixa Danny Rose ayay sabab u noqon kartaa Manchester United haddii Luke Shaw uu ku...

Kooxaha Yurub ugu waa wayn ayaa dagaal buuxa ugu jira sidii ay kooxda AS Monaco ugala soo wareegi lahaayeen da’yarka wacdaraha cusub la soo baxay ee Kylian Mbappe kaas oo 19 gool u dhaliyay kooxda ree France isaga oo 18 sano jir kaliya ah. Kylian Mbappe ayaa kulankiisii ugu horeeyay xalay u saftay xulka qaranka France laakiin waxaa si wayn looga digayaa in uu sameeyo...

Graeme Souness ayaa soo jeediyay in Arsenal ay weyn karto afarta sare marka uu dhamaado xagaagan isagoo si gooni ah u weeraray daciifnimada shaqsiyadeed ee ay soo bandhigeen xidigaha Gunners. Tartanka loogu jiro sidii loogu soo bixi lahaa Champions League-ga xili ciyaareedka soo socda ayaa ah mid aad la isugu dhaw yahay iyadoo 9-dhibcood kaliya ay u dhaxeyso kooxda kaalinta...

Kooxaha Yurub ayaa xili ciyaareed kasta ku kala duwan tirada ugu badan ee taageerayaasha kooxdeeda ee kulamada ka soo xaadira, waxaana la soo saaray liiska tobanka garoon ee xili ciyaareedkan tirada ugu badani ay ka soo xaadirtay laakiin waxaa laayaab noqotay in tobanka garoon ee xili ciyaareedkan ugu camirnaa in aanu ku jirin hal garoon oo ay leeyihiin kooxaha Spain. Inkasta...

Ruud van Nistelrooy ayaa shaaca ka qaaday xidigii ugu fiicnaa ee uu kubbada cagta kaga soo garab ciyaaray isaga oo waqti fiican ku soo qaatay xulka qarankiisa Netherlands, kooxaha Manchester United iyo Real Madrid halkaas oo uu kaga soo garab ciyaaray xidigo badan oo kubbada cagta sumcad wayn ku soo yeeshay.Ruud van Nistelrooy ayaa sheegay in gool dhaliyihii ree Brazil...