Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Kooxaha horyaalada Yurub ayaa dagaal wayn ugu jira sidii ay uklaa hororsan lahaayeen xidigaha ugu tayada fiican ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ama aduunka laga heli karo. Kooxaha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa haddba hogaanka u qabtay lacagta lagu kharash gareeyay suuqa kala iibsiga iyaga oo kaga sareeya dhamaan horyaalada Yurub. Manchester United, Manchester...

Difaaca ree Brazil ee Dani Alves ayaa maalinta talaadada waxa uu dhamaystiri doonaa in si sharci ah ay laba darii ugu kala raacaan kooxdiisa Juventus waxaana la kansalay qandaraadkii labada sanadood ahaa ee uu xagaagii hore kaga soo wareegay Barcelona. Alves ayaa dalbaday in heshiiskiisa Turin la burburiyo si uu Premier Leaque-ga ugu dhaqaaqo. Dani Alves ayay saddex kooxood...

Kooxda Man City ayaa ku rajo weyn in ay soo afjarto saxiixa saddex daafaca ka hor inta ayna u amba bixin kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee ka dhici doona dalka America bisha dambe. Dani Alves ayaa la filaaa in uu noqod saxiixa ugu horeeya ee daafaca ah ee soo garaaca albaabta Etihad kadib markii ay kooxda Juventus iska fasaxday xiddigan reer Brazil. Xiddigan...

Kooxda koobka horyaalka France ku soo guulaysatay ee AS Monaco ayaa diyaarsatay qorshihii ay da’yarka kooxdeeda ee Kylian Mbappé ku sii haysan lahayd ee ay kooxaha Yurub ugu waa wayn kaga horjoogsan lahayd waxayna ku dhawaad kun jeer sarre u qaadaysaa mushaarkii uu 18 sano jirkani ka qaadanayay kooxdeeda usbuucii. Kylian Mbappé ayaa soo jiitay dhamaan kooxaha...

Arsenal iyo Manchester City ayaa si dhab ah uga fiirsanaya inay si toos ah isagu bedeshaan weeraryahanada Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero sida saaka lagu qoray jariirada Daily Star. Wadahalado ayaa laga yeeshay in xiddigaha reer South America la isku bedesho xagaagan. Tababaraha City Pep Guardiola ayaa ka dhigtay xiddigii hore ee Barcelona Sanchez oo 29 sanno jir ah diiradiisa...

Ciid wanaagsan dhamaan akhristayaaha hawada nagala socdow meel kasta oo aad aduunka dacaladiisa ka joogtaana kuna soo dhawaada barnaamijka wargaysyada iyo waxyaabihii ay  ay wargaysyada Ingiriisku ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iyo xidigaha lakala doonayo.(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({});Kooxaha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa...

Kooxaha horyaalada Yurub ayaa dagaal wayn ugu jira sidii ay uklaa hororsan lahaayeen xidigaha ugu tayada fiican ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda Yurub ama aduunka laga heli karo. Kooxaha horyaalka Premier Leaque-ga ayaa haddba hogaanka u qabtay lacagta lagu kharash gareeyay suuqa kala iibsiga iyaga oo kaga sareeya dhamaan horyaalada Yurub. Manchester United, Manchester...

Waxaa xili suuqan la filayaa in kooxaha Yurub ugu waa wayni ay rekoodhkii suuqa kala iibsiga ee kooxahooda u yaalay ay jabin doonaan halka haddaba ay qaar ka mid ah rekoodh cusub u dhigeen kooxahooda ee suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana si aan hore loo arag  u soo ifbaxay ciyaartoy badan oo lagu qiimaynayo 100 milyan oo euros iyo waliba lacago ka badan. Waxaana xaqiiq...

Kooxda Borussia Dortmund ayaa doonaysa in ay go’aan ka gaadho mustaqbalka xidiga kooxdeeda iyo xulka qaranka Gabon ee  Pierre-Emerick Aubameyang kaas oo si wayn loola xidhiidhinayo kooxda Premier leaque-ga oo ay ugu horeeyay Manchester City iyo Liverpool Wargayska SportBild ee Germany ka soo baxa ayaa shaaciyay in dhamaadka bisha July ay Dortmund u calaamadsatay...

Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay laba dariiq kala raaceen xidigeedii Dani Alves kadib hal xili ciyaareed oo uu xidiga ree Brazil ku soo qaatay Juventus. Dani Alves ayaa xagaagii hore Juventus kaga soo biiray dhiana Barcelona wuxuuna markaas saxiixay heshiis laba sano ah balse qandaraasiisa Turin ayaa la kansalayaa. Maamulaha guud ee Juventus ee Giuseppe...

Weeraryahanka Arsenal Alexis Sanchez ayaa ogolaaday inuu ku biiro Manchester City sida uu ka dhawaajiyay wariyaha reer Spain Gerard Romero. Weeraryahanka reer Chile ayaa lala xiriirinayay mudooyinkii ugu dambeeyay inuu ka dhaqaaqayo Arsenal isla markaana uusan dooneyn inuu heshiiska u kordhiyo kooxdiisa. 28-jirkaan wuxuu ku jiraa 12-kii bilood ee ugu dambeeyay heshiiskiisa,...

Dani Alves ayaa ogolaaday inuu heshiis laba sanadood ah ugu biiro Manchester City – balse waxaa la rajeynayaa in la xaqiijiyo heshiiska marka xal laga gaaro xaaladda heshiiska uu kula jiro Juventus. Daafacii hore Barcelona wuxuu shalayto [Isniin} la kulmay maamulka Bianconerri wuxuuna kala hadlay arimaha la xiriira inuu isaga tagayo magaalada Turin. Manchester City...

Kooxda Manchester City ayaa diyaarinaysa dalab ay ka gudbiso gool dhaliyaha kooxda Borussia Dortmund iyo xulka qaranka Gabon ee  Pierre-Emerick Aubameyang. Shalay ayay soo baxday in  Pierre-Emerick Aubameyang uu u furan yahay in uu Premier Leaque-ga u dhaqaaqo waxaana markaas la sheegay in uu doonayo sidii uu Jurgen Klopp ugula shaqayn laaha Liverpool. Laakiin war hadda...

Waxaa soo baxay war cusub oo sheegaya in xidiga xulka qaranka Gabon iyo Borsussisa Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang uu u furan yahay in uu Jurgen Klopp kula biiro Anfield oo uu markale kaga hoos shaqeeyo kooxda Liverpool. Wargayska ree France ee  Le Parisien ayaa shaaciyay warka sheegaya in Pierre-Emerick Aubameyang uu doonaya in uu Premier Leaque-ga uga ciyaaro...

Tababare Pep Guardiola ayaa doonaya inuu kula midoobo daafaca midig Dani Alves kooxda Manchester City, lakiin macalinka Man City ayaa sidoo kale doonaya inuu la soo wareego daafac midig kale Kyle Walker, sida ay qortay wargeyska The Sun. Guardiola, oo waqti guulo ah la soo qaatay xiddiga Juventus Alves oo 34 sanno jir ah markii ay wada joogeen Barcelona ayaa doonaya inuu...

Alexis Sanchez ayaa ka dalbaday mushahar xad dhaaf ah kooxda Bayern Munich si uu ugu qasbo Arsenal inay heshiis la gaarto kooxda uu xiiseynayo ee Manchester City, sida ay qortay jariirada Sunday Mirror. Sanchez ayaa u sheegay kooxda heysata horyaalka Bundesliga inuu doonayo sannadkii mushahar gaaraya 21.85 milyan ginni si uu ugu wareego Munich. Waxaana ay taasi u dhigantaa...

Markii horeba waxaa xili suuqa xagaagan la filayay in uu noqon doono mid aad rekoodh cusub u dhigi doona lacagtii ay kooxaha Yurub ugu waa wayni ciyaartoyda kula soo wareegi jireen sanadihii la soo dhaafay laakiin waxaaba si lama filaan ah soo baxaya warar waa wayn oo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xamaasad iyo xaalad cusub ka abuuray. Laba todobaad ka hor ayay ahayd markii...

Manchester City ayaa u muuqata in ay kooxaha Yurub iyo waliba kuwa Premier Leaque-ga kaga hormartay dhinaca suuqa kala iibsiga waxayna Sky Blues qarka u saaran tahay in ay dhamaystirto saxiixii saddexaad ee ay samayso xagaagan kadib markii ay horeba u soo xero galisay Bernardo Silva iyo Ederson. Tababare Guardiola ayaa dagaal wayn oo dhinaca suuqa ah ugu jira in uu buuxiyo...