Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Daaficii hore ee kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa dareensan in Leicester iyo Liverpool ay labadaba ceeb darteed madaxa hoos u dajiyeen kulankii xalay ku soo dhamaaday 3-1 ee ka dhacay King Power kadib markii kooxda macalinkeeda ceyriysay ee Liecester ay lasoo baxday qaab ciyaareed u dhaw keedii sanadkii hore iyagoo u soo awood sheegtay Liverpool. Carragher oo falaanqeynayay...

Liverpool ayaa qarka u saaran iney weyso kabtankeeda Jordan Henderson kulanka ay todobaadka soo aadan la ciyaari doonto Arsenal kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Wiilasha Jurgen Klopp waxey iska lumiyeen fursad ay uga mid noqon lahaayeen afarta ugu sareysa horyaalka xalay markii ay qasaaro 3-1 ah kala kulmeen kooxda dhibaatada ay hareysay ee Leicester City.Kabtanka...

Tababare Jurgen Klopp ayaa si caro leh uga hadlay guuldaradii kooxdiisa Liverpool kasoo gaartay Leicester City  kulankii xalay ka dhacay garoonka King Power Stadium. Reds waxey iska qasaariyeen fursad ay kaga mid noqon kareen afarta sare, halka Leicester City ay kasoo baxday boosaska looga dhaco horyaaalka heerka koowaad. Kaliya hal guul ayey gaartay Liverpool sanadkaan...

Leicester City ayaa guuldaro xanuun badan dhabarka u soo saartay Liverpool waxayna waayaheeda cusub ee uu Claudio Ranieri ka maqan yahay ay ku bilaabtay qaab ciyaareed fiican. Foxes ayaa Liverpool ka gaadhay gusheedii ugu horaysay sanadkan 2017 waxaana kulankan laba gool ka dhaliyay Jamie Vardy iyada oo rajadii Liverpool ee kaalmaha sare ay jugi wayni soo gaadhay. SHIXIHII...

Liverpool ayaa King Power Stadium barti ugu ah kooxda dhibtoonaysa ee Leicester City oo dhawaan iska caydhisay tababarihii koobka Premier Leaque-ga ugu soo guulaystay ee Caudio Ranieri. Reds oo aan dhawr todobaad wax kulan ah ciyaarin ayaa doonaysa in ay sare u sii korto miiska kala saraynta horyaalka Premier Leaque-ga. Tababare Jurgen Klopp ayuu kulankan kooxdiisa ka...

Kooxda Borussia Dortmund ayaa shaaca ka qaaday in xidiga kooxdeeda ee Mario Gotze uu garoomada ka maqnaan doono muddo aan la cajimin oo aan la garayn kadib markii la xaqiijiyay in uu wajahayo xanuun aan dhaawac ahayn oo laga daaweeyay. Liverpool ayaa wada xaajoodyo kula jirtay kooxda Dortmund waxayna doonaysay in ay dhamaadka xili ciyaareedkan kala soo wareegto xidiga...

Waxaa xalay Wembley Stadium lagu soo gabagabeeyay tartanka Leaque Cupka waxanaa 3:2 koobkan ku qaaday Manchester United kadib markii ay kulan si adag loogu dagaalamay dhinac iskaga dhigtay kooxda Southampton. Wuxuuna ahaa kulan si toos ah looga baahiyay in ka badan 200 dal oo caalamka ah isla markaana ay ka soo qayb galeen in ka badan 85,000 kun oo qof. Laakiin tartankan...

Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa seegaya kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Leicester City ee Premier League, sida ay ogaatay Sky Sports. Hendernson ayaan la fileynin inuu kooxda inteeda kale u la safro King Power Stadium ka dib markii uu nabar xun ka soo gaaray cagta intii ay ku guda jireen tababarka kooxda isbuuc dhamaadkii. Tababare Jurgen Klopp ayaa rajeynayay...

Jurgen Klopp ayaa sheegay ineysan jirin awood ay leeyihiin ciyaartooyda kooxaha si ay u ceyriyaan ama ugu qeyb qaataan ceyrinta macalimiinta, isagoo daafacay ciyaartooyda Leicester oo si weyn loogu eedeynayo iney sabab u ahaayeen shaqo ka ceyrinta macalin Claudio Ranieri. Klopp ayaa sheegay in muran ka dhasha qolka labiska ee dhexmara macalin iyo ciyaartooydiisa ay sabab...

Liverpool ayaa marti gelin doonta kooxda xaalada ku xun tahay ee Leicester oo ku fashilantay iney u dhawaato qaab ciyaareedkeedii xili ciyaareedkii hore ay ku qaaday horyaalka, Liverpool ayaa soo gali karta kaalinta sadexaad hadii ay adkaato caawa. Kulanka:  Leicester Vs Liverpool. Garoonka: King Power Stadium Saacada Geeska Afrika: 11:00 Faaqidaada Kulanka Iyo Wararka...

Miyeey kaftan kaga yimid taageero Manchester United ah darteed kooxda Liverpool u badashay faahfaahintii ciwaankooda Twitter ka? Taasi waa waxa uu aamisan yahay taageera United ah kadib markii ay Reds badashay faahfaahintii ciwaankooda ku qorneyd ee aheyd “Kooxda ugu guulaha badan England ee heysata 41 koob oo waa weyn”.Sida cad guul ay Man United maanta...

Patrice Evra ayaa sheegay “In wanaag uu kala dhexeeyo Luis Suarez” inkastoo hore si weyn isugu dhaceen intii ay ku guda jireen kulan dhexmaray kooxihii ay ka tirsanaayeen ee Manchester United iyo Liverpool. Muran weyn ayaa dhexmaray sanadii 2011 taasoo keentay in xidigii hore ee Liverpool ee Suarez lagu helo danbi ah inuu si cunsuriyad ku jirto uu u aflagaadeeyay...

Waxaanu idiin soo gudbinay Jose Mourinho oo taageero u muujiyay saaxiibkiisii Claudio Ranieri waxaana sidoo kale arintan aduunka ka wareerisay ka hadlay tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp oo shaqo ka caydhintii Leicester City ee tababare Claudio Ranieri barbar dhigay go’aankii lala yaabay ee ay UK kaga go’day midawga Yurub iyo go’aankii lama...

Xiddiga Liverpool Philippe Coutinho ayaa ka hadlay sida uu ugu faraxsan yahay in loo caleemo saaro xiddiga ugu fiican Brazil ee ciyaartoyda ka ciyaarta qaarada Yurub. Kubadsameeyaha Reds ayaa ku guuleystay abaalmarinta Samba Gold bishii December laakiin abaalmarinta ayaa la gudoonsiiyay maanta. Sannad fiican ayay u aheyd Coutinho sannadkii la soo dhaafay isagoo 18 gool...

Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxiixatay kubbad sameeyaha kooxdeeda ee Adam Lallana. Kooxda Liverpool ayaa soo waday qorshe ay heshiisyo cusub kaga saxiixanayso xidigaha kooxdeeda ugu muhiimsan waxayna markan qandaraas cusub oo mushaarkiisa si wayn sare loogu qaaday ka saxiixatay Adam Lallana.✍ #LFC are delighted...

Adam Lallana ayaa qalinka ku duugay heshiis cusuboo afar sannadood ah oo ku kacaya 25 milyan ginni. Xiddiga Liverpool ayaa saxiixay heshiiskaan oo kooxda ku sii heyn doonaa ilaa iyo inta laga gaarayo 2012. Tababare Jurgen Klopp ayaa doonayay inuu 28 jirkaan siiyo heshiis cusub oo mushahar kordhin ah taasoo ka tarjumeyso inuu noqday xubin muhim ah oo ka tirsan kooxda Reds,...

Kooxda Liverpool ayaa qorshaynaysa in ay ka guurto xarunteeda tababarka ee Melwood oo ay ku soo shaqaynaysay muddo ka badan 60 sanadood  waxayna xarun cusub oo casri ah ka dhisanaysaa goobta ay hadda ku taalo xarunta da’yarta kooxdeeda ee  Kirkby Academy.Jurgen Klopp ayaa dadajiyay qorshaha ay Liverpool ku dhisanayso xarun cusub oo tababarka kooxdeeda kowaad...

Daafaca reer Croatia ee ka tirsan Liverpool Dejan Lovren ayaa shaki weyn la galinayaa inuu ciyaaro karo kulanka adag ee ay kooxdiisa la leedahay Leicester City todobaadka soo aadan madama uu u safray Jarmalka si loogu dadaalo daaweynta dhaawaca jilibkiisa. 27-jirkaan heerka caalami ayaa dhaawac kaga maqnaa Liverpool labadii kulan ee ugu dambeysay, taasna waxey hoos u...

Kadib markii la shaaciyay in garsoore Mark Clattenburg uu heshiis la gaadhay xidhiidhka kubbada cagta Saudi Arabia isla markaana uu go’aansaday in uu iskaga baxo horyaalka Premier Leaque-ga ayaa ugu danbayn markale la xaqiijiyay in uu dhamaysan doono xili ciyaareedkan ka hor inta aanu dhamaadka xili ciyaareedkan u wareegin horayaalka Saudi Arabia. Mark Clattenburg...