Scroll to Top

Laacib.net

Your Home Of Football News – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.

Arsene Wenger waxa uu riday qish ku saabsan shaqada uu kubadda cagta ka qaban doono marka uu Arsenal ka tago. Waxa uu Wenger ka tagi doonaa Arsenal 22 sano kaddib xilli ciyaareedkan marka uu dhammaado waxa uuna u muuqdaa mid jiho kale qaadi doona. Wenger waxa uu shalay xaqiijiyey in ka tagista Arsenal aysan ku imaan raitaankiisa. Laakiin Wenger waxa uu sheegay in uusan...

(Reuters) – Former Arsenal midfielder Patrick Vieira says he is ready to manage in Europe as speculation continues to link him with the job of replacing Arsene Wenger at the end of the season. Frenchman Vieira has been manager of New York City FC since 2016 and said that while he is in no rush to leave the Major League Soccer side a top job in Europe was something he...

Arsenal ayaa caawa soo dhaweyneysa Atletico Madrid iyadoo dooneya iney talaabo u qaaddo wadadii ay sanadka dambe kusoo aadi laheyd Champions League, sidoo kalana ku hanan laheyd koobka Europa League. Arsene Wenger ayaa heysta fursad uu koobka Europa League macsalaamo uga dhigo jamaahiirta kooxda Gunners kuwaas oo ku farxay go’aankii uu ku xaqiijiyay inuu ika casilayo...

Xidiga xulka qaranka Chile iyo kooxda Manchester United ee Alexi Sanchez ayaa muujiyay sida ay kooxdiisa Red Devils u tahay koox wayn oo uu wali ku dhibtoonayo in uu la qabsado isaga oo fariin duur xul ah u diray kooxdiisii hore ee Gunners oo uu si salhan ula qabsaday. Sanchez ayaa sheegay in Man United ay tahay koox taariikh wayn leh oo ay waajib ku tahay in ay koobab...

Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger oo jimcihii ku dhawaaqay in uu shaqada kooxdiisa ka baxayo dhamaadka xili ciyaareedkan ayaa qiray in aanu isagu lahayn waqtiga shaacinta go’aankiisii wuxuuna sidoo kale ka hadlay haddii macalinkii hore ee kooxda Barcelona ee Luis Enrique uu yahay badalkiisa ku haboon Gunners. Kadib 22 sano oo uu Arsene Wenger ka soo muuqday...

Khabiirka Sky Sports ahna halyaygii hore ee kooxda Arsenal ee Ian Wright ayaa si wayn u maanay xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Liverpool ee Roberto Firmino kaas oo uu ku sifeeyay No.9 aduunka ugu fiican oo aanu arag xidig sidiisa wax u qaban kara. Hadalka Ian Wright ayaa imanaya waqtiga uu Firmino laba gool ka dhaliyay kulankii Roma isla markaana uu laba gool caawin...

Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone waxa uu qorsheenayaa in uu diido dalabyada Arsenal iyo Chelsea haddii ay soo diraan. Arsenal waxa ay ku jirtaa ugaarsi tababare kaddib markii uu jimcihii hore shaaciyey Arsene Wenger in uu ka tagayo 22 sano oo uu leylinayey kaddib. Tababaraha Atleti waxa uu ka mid yahay kuwa lala xiriirinayo in ay badalayaan Wenger, walow uu saadaasha...

Maamulka kooxda Arsenal ayaa ugu danbayn diyaarinaya badalka macalinkii waqtiga dheer kooxdooda soo maamulayay ee Arsene Wenger kaas oo ugu danbayn ku dhawaaqay in uu dhamaadka xili ciyaareedkan ka baxayo Emirates Stadium. Waxaa jira liis dheer oo tababarayaal ah kuwaas oo si xoogan loola xidhiidhinayo shaqada tababaranimo ee Gunners. Laakiin madaxa fulinta kooxda Arsenal...

Difaaca kooxda Arsenal Per Mertesacker ayaa qiray in ciyaartoyda Gunners ay haatan diirada saari doonaan inay ku guuleystaan tartanka Europa League, isla markaana ay sidoo kale ay guul gaaraan 4 kulan ee kaga harsan horyaalka Premier League-ga, si ay Arsene Wenger ugu noqoto sagootin fiican kahor inta uusan ka dhaqaaqin dhamaadka xili ciyaareedkan. Wenger ayaa Jimcihii...

Tababaraha kooxda Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa soo saaray liiska 20 ka ciyaartoy ee uu kala hortagi doono Arsenal marka ay Emirates Stadium ku booqdaan. Kooxaha Arsenal iyo Atletico Madrid oo ahaa labada kooxood ee ugu cad cad ku guulaysiga Europa League ayaa ku kala calaf qaadi doona kulamada afar dhamaadka iyada oo kooxdii soo baxdaa fursad wayn heli doonta. Diego...

Waxaa lagu soo warramayaa in Arsenal u dhaqaaqi doonto saxiixa Andres Iniesta haddii uu Luis Enrique noqdo tababareheeda. Iniesta waxa uu ka tagi doonaa Barcelona dhammaadka ol’olahan isaga oo waayo cusub meelo kale ka curin doona. Arsenal, Manchester City iyo kooxaha MLS-ka ayaa loolan ugu jira helidda kubad abuurahan rug cadaaga ah. Majaladda AS eek a soo baxda Spain...

Arsene Wenger ayaa isaga dhaqaaqaya Arsenal marka uu dhamaado fasal ciyaareedkaan sida uu ku dhawaaqay dhawaan, balse waxaa lasoo warinayaa in cadadka lacagta ay ugu tala gashay kooxda macalinka xiga ay tahay mid qof walba ka yaabisay. Arsenal waxey hadda suuqa ka baadi goobeysaa badalka tababare Arsene Wenger, dhawr tababare ayaana diirada u saaran oo ay ugu horeeyaan:...

Arsenal waxa ay ku dhawaaqi doontaa qofka u badali doona tababarahooda xilka baneenaya Arsene Wenger shan –lixda maalmood ee soo socda, sidaas waxaa yiri Gary Neville. Arsene Wenger waxa uu ku dhawaaqay in uu ka tagayo Arsenal jimcihii kaddib 22 sano oo uu kooxda ku sugnaa. Laakiin halyeyga Mancehster United, Neville waxa uu qabaa in go’aankaas la gaaray xilli ciyaareedkii...

David Dein waxa uu daaha ka rogay in Arsene Wenger ay durba soo gaareen dalabyo kaddib markii uu jimcihii ku dhawaaqay in uu ka tagayo Arsenal dhammaadka ol’olahan. Madixii hore ee fulinta Arsenal waxa uu ku dhawaa tababaraha reer France tan ilaa iyo hadda oo uu soo gunaanaday waayihiisii 22-ka sano ee uu leylinayey kooxda Premier League-ga – waxa uu wareysi uu siiyey...

Weeraryahanka Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa si dhibyar ugu digtay Harry Kane kadib kulankii ay 4-1 kaga badiyeen West Ham, wuxuuna dad badan xasuusiyay sheeko hore. Weeraryahankii hore Dortmund ayaa kursiga kasoo kacay si uu kooxdiisa uga caawiyo iney sadex dhibcood hesho, iyadoo 1-1 ah ayuu soo galay wuxuuna ka qeyb qaatay iney kooxda hesho laba gool oo Alexandre...

Xidiga xulka qaranka Masar iyo kooxda Arsenal ee Mohamed Elneny ayaa ooyinta xejisan kari waayay kadib markii dhaawac halis ah looga dhex qaaday kulankii a kooxdiisa Arsenal la ciyaarty West Ham United, waxaana shaki la galinayaa doorkii Mohamed Elneny ee koobka Euoropa League ee kooxdiisa Arsenal iyo waliba koobka aduunka ee xulka qarankiisa Masar. Mohamed Elneny ayuu...

(Reuters) – Arsenal scored three goals in the final eight minutes as manager Arsene Wenger marked his penultimate home Premier League match in charge with a crushing 4-1 win over West Ham United in a London derby at the Emirates on Saturday. Defender Nacho Monreal put Arsenal ahead six minutes into the second half when he fired low past Joe Hart at a corner to bring...

Macsalameynta tababare Arsene Wenger ee Arsenal ayaa ku bilaabatay si guul ah ka dib markii ay Arsenal 4-1 ku garaaceen kooxda West Ham oo marti ku aheyd garoonka Emirates Stadium iyadoo Alexandre Lacazette uu dhaliyay labo gool halka goolasha kale ay kala saxiixeen Aaron Ramsey iyo Nacho Monreal. Inkastoo uu kulankaan isku kululeyn u ahaa kulanka adag ee ay Arsenal la...

Macsalaameyntii Arsene Wenger ayaa ku bilaabatay guul iyadoo Arsenal ay 4-1 ku dardartay kooxda West Ham oo marti ugu aheyd garoonak Emirates Stadium, iyadoo Alexandre Lacazette uu dhaliyay labo gool. Kulankii maanta ee Arsenal waxaa hareeyay warkii uu tababare Arsene Wenger shaaciyay isbuucaan ee ahaa inuu isaga tagayo shaqada kooxda Gunners dhamaadka xilli ciyaareedkan...

LONDON (Reuters) – Arsenal manager Arsene Wenger is to stand down at the end of the season after a reign of almost 22 years during which he redefined the Premier League club and became their most successful boss. The longest-serving current manager in English soccer, with 1228 games in charge, had faced increasing criticism from fans, however, for the Gunners’ failure...