Home » Archives by category » Maqaal

WARBIXIN: Xilli Ciyaareedka La Liga Oo Furmaya Habeen Danbe – Barca, Real & Atletico Ayaa Ku Guuleysan Doona Xilli Ciyaareedkan? Maxaa Isbedel Ah Oo Ay Koox Waliba Sameysay?

Xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka La Liga ayaa bilaabanaya habeen danbe, hadaba kooxdee horyaalka ku guuleysan karta xilli ciyaareedka, ma…

MAQAAL: Kadib Guuldaradii Arsenal Ku Soo Gaadhay Emirates Stadium Ee Ay Kala Kulantay Liverpool, Arsene Wenger Oo Ay Horyaalaan TOBAN Su’alood Oo Ay Tahay In Uu Ka Jawaabo Iyo Faah Faahintooda

Waa xili ciyaareed cusub iyo dhibaatadii hore ee ay Arsenal caanka ku ahayd xili ciyaareedyadii la soo dhaafay, mana jiraan…

Maqaal: Maxaa Laga Filan Karaa Breel Embolo, Marcus Rashford, Gianluigi Donnarumma Iyo Da’yarta Kale Ee Xiisaha Leh Ee Yurub ? Waase Kuwee Da’yarta Ugu Fiican Caalamka Waqti Xaadirkaan ?

Waxaa xili ciyaareedkii hore jiray tiro ciyaartooy da’yar ah oo soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah qasbadayna in kooxahooda ama…

Maqaal: Min Alen Halilovic, Martin Odergaard Ilaa Emre Mor, Wax Ka Baro Da’yarta Ugu Fiican Qaar Kamid Ah Kooxaha Ugu Waa Weyn Yurub

Iyadoo aysan jirin kulamo rasmi ah oo ay ciyaarayaan kooxaha horyaalada yurub,waa waqtigii ugu fiicnaa ee ay da’yarta ku qancin…

MAQAAL: Inkastoo Ay Chelsea La Soo Wareegtay N’Golo Kante Iyo Michy Batshuayi, Ceebtii Shalay Ka Soo Gaartay Rapid Vienna Waxay Cadeyn U Tahay In Blues Wali U Baahan Tahay Dhismo Cusub

Antonio Conte wuxuu joogya shaqada Chelsea kaliya lix maalmood, laakin macalinkaan Italian malaha xili horeba wuu ku qancay in kooxdiisa aysan…

MAQAAL: Shaxaha Uu Antonio Conte Jecel Yahay In Uu Ku Ciyaaro, Isbadalka Ay Chelsea Ka Filan Karto Maclinkeeda Cusub Ee Conte Iyo Wacdaraha Italy Ee Euro2016 Oo Niyadsami Ku Abuuraya Blues

Xulka qaranka Talyaaniga oo markii hore eedayn wayn la kulmayay ayaa si wayn u soo jiitay saxaafada caalamka kadib markii…

Maqaal: Ka Hor bilaabashada Euro 2016, Goorme Ahayd Markii Ugu Horeyaysay Ee la ciyaaro ? Sidee Loogu Kala Guulaystay ? Halkeese Lagu Qabtay Markiisii Ugu Horeysay ?

Waxaa manta bilaaban doono  koobka qaramada qaarada yurub ee UEFA European Championship, caadi ahaan waxaa loo yaqaan UEFA Euro ama…

MAQAAL:Haddii Uu Horyaalka Ingiriisku Uu Soo Jiidan Kari Waayay Ciyaartoyda Aduunka Ugu Fiican, Waxa Uu Noqday Xarun Ay Xili Ciyaareedka Danbe Ku Xifiltami Doonaan Tababarayaasha Aduunka Ugu Fiicani Iyo Xiisaha Laga Filan Karo Premier Leaque-ga

Horyaalka Ingiriiska ayaa ah horyaalka kubbadiisa cagta aduunka loogu daawahsada badan yahay isla markaana ugu xamaasada badan, laakiin haddana waxa…

MAQAAL:Man United Oo Markale Waji Gabax Xun Kala Kulantay Suuqa Kala Iibisaga, Rajadii Mourinho Ee Old Traffrod Ma Soo Dhamaatay? Iyo Shaxda Kooxda Ugu Fiican Ee Uu Ed Woodward Ku Fashilmay In Uu Old Traffrod Keeno

Manchester United ayaa markale waji gabax kala kulantay ciyaartoy ay muddo dheer waqti iyo kharash lacageed ay ku soo bixisay…

MAQAAL: Miyay Xaalada Francisco Isco Ee Real Madrid Sii Xumaatay? Kamarad Qabatay Luka Modric Oo Kulankii Real Sociedad Ka Cadhooday Kubbad Qasaarinta Isco Iyo Doorka Isco Ee Shaxda Zidane Oo Sii Xumaatay

Xaalada xidiga khakda dhexe ee Real Madrid iyo xulka qaranka Spain ee Francisco Isco ayaa u muuqata in ay gaadhay meel…

MAQAAL: XOG Muujinaysa Sida Uu Riyad Mahrez Ugu Qalmay In Uu Ku Guulaysto Abaal Marinta Xidiga Sanadka Ugu Fiican Premier Leaque-ga Ee PFA Player of the Year

Xidiga xulka qaranka Algeria iyo kooxda Leicester City ee Riyad Mahrez ayaa xalay la gudoonsiiyay abaal marinta xidiga horyaalka Ingiriiska ugu…

Maqaal: Kadib Dib U Soo Dhalashadii Reds, Kumaa Ahaa Xidigii Ugu Fiicnaa Liverpool Xili Ciyaareedkaan ?

Liverpool ayaa ugu danbeyn sameyneyso xili ciyaareed qaab ciyaareed joogta ah, tan iyo la wareegitaankii Jurgen Klopp waxaa kooxda ka…

Maqaal: Kadib Qaab Ciyaareed Wajiyo Badan Oo Soo Maray Man United, Kumaa Ahaa Xidigii Ugu Fiicnaa Ee Kooxda Red Devils ?

Xaqiiqda ayaa ah in xili ciyaareedka Man United ay mugdi badan galisay xanta gaaf waregeysa macalinka Man United ee Louis…

Maqaal: Kadib Sanad Kale Oo Ay Tartan Fiican U Galeen Ku Guuleysiga Labo Koob, Kumaa Ahaa Ciyaariyahankii Ugu Fiicnaa Ee Barcelona Xili Ciyaareedkan ?

Barcelona wali waa Barcelona, inkastoo ay dhawaan kasoo hareen Champions League. Waxaa looga cabsadaa ama loo xushmeeyaa sidii, waana la xushmeyn…

MAQAAL:Tababare Jurgen Klopp Oo Kulankiisii Ugu Horeeyay Ee Merseyside Derby Ah Isku Diyaarinaya, Klopp Oo Reds Horumar Ka Sameeyay Iyo 200 Oo Maalmood Kadib Tababarihii Labaad Oo Reds Ah Oo Ka Hor Imanaya Everton

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa isku diyaarinaya in uu dhadhamiyo xamaasada kulanka Merseyside Derby tan iyo markii uu shaqada…

Maqaal: Kadib Xili Ciyaareed Fashil Ah Oo Soo Maray Blues, Ayaa Ahaa Xidiga Ugu Fiican Chelsea Xili Ciyaareedkaan Murugta Badan Ku Ahaa

Ma sahlana inaan ku dhahno kuma ahaa ciyaariyahankii ugu fiicnaa ee Chelsea xili ciyaareedkaan, inaan soo xulno su’aashaan waxay qaadaneysaa…

Maqaal: Ozil, Cech Mise Hector Bellerin, Kumaa Ahaa Xidigii Ugu Fiicnaa Arsenal Xili Ciyaareedkaan 2015/16 ?

Rajo, hami sare iyo horyaal la rajeeyo, xaalka ayaa meel sare marayay bilowgii xili ciyaareedkaan markii ay Gunners xaqiiqsatay iney…

WARBIXIN: Maxaa Ku Dhacay Lionel Messi Iyo Asxaabtiisa? – Seddex Waxyaabood Oo Sabab U Noqon Karta Hoos U Dhaca Weyn Ee Soo Wajahay Barcelona.

Ka hor inta aysan Arsenal ka gudbin wareegii 16ka ee Champions League, Luis Enrique ayaa sheegay inuu u baahan yahay…

Shax Laga Sameeyay Xiddigihii Bedelka Ugu Badnaa Lagu Sameeyay Taariikhda Premier League, Waxaana Ku Jiro Xiddigo Waa Weyn.

Marka aad ka fekereyso ciyaaryahan la bedelayo waxaa maankaaga ku soo dhacay ciyaaryahan garoonka ka soo baxaya isagoo madluusan oo…

Maqaal: Leicester Ma Hanan Doontaa Horyaalka Epl, Spurs Ma Sameyn Kartaa Mucjiso Xili Danbe Ah, Van Gaal Ma Badbaadsan Doonaan Shaqadiisa, Liverpool Sanadka Danbe Maka Ciyaari Doontaa Yurub, AYaase U Laabana Heerka Labaad Ee Championship ? 10 Su’aal Oo La Iska Weydiinayo Epl

Kadib todobaad lagu kala maqnaa kulamada caalamiga ah waxaa soo laabanaya Premier League, waxaana jira todobo ilaa sideed kulan oo…

Page 1 of 6123Next ›Last »