Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Barcelona ayaa tartan adag la gali doonta dhigeeda Liverpool iyadoo labada kooxood ay ku tartami doonaan saxiixa daafaca reer Holland Virgil van Dijk, waana dhibaato soo wajaheysa Reds oo dooneysa iney xidigaan lasoo saxiixato marka la gaaro bisha January. Wakiilo ka socda Barcelona ayaa daawaday kulankii ay Holland iyo Sweden ciyaareen todobaadkii lasoo dhaafay markaas...

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa barbaro 1-1 ah ku galay Wanda Metropolitano iyada oo Luis Suarez uu kooxdiisa ka badbaadiyay guuldaro soo gaadhi lahayd iyada oo Sual uu gool cajiib ah u saxiixay kooxdiisa qaybtii hore ee kulankan. Atletico Madrid ayaa joojisay guulihii xidhiidhka ahaa ee ay Balaugrana kaga soo jirtay horyaalka La liga laakiin labada kooxood...

Barcelona ayaa marti u ah kooxda Ateltico Madrid iyada oo Valverde iyo kooxdiisa Balaugrana ay marayaan ixtixaankii ugu adkaa ee xili ciyaareedkan. Iyada oo Barcelona soo wada guulaysatay todobadii kulan ee ugu danbeeyay ee ay tijaabado adag ku maraysaa garoonka ay markii ugu horeeyay soo booqanayso ee Wanda Tababare Diego Someone ayaa goolkiisa ku soo bilaabay Jan Oblak...

Barcelona ayaa mari doonta caawa tijaabadii ugu adkeyd kulamada horyaalka La Liga, waxeyna u martiyi doontaa kooxda Atletico Madrid iyadoo aan wax taageero ah uga horeyn garoonka cusub ee Wanda Metrapolitanto. Balaugrana ayaa guul gaartay dhamaan kulamadii horyaalka iyadoo keensatay 21-dhibcood oo aan la dhexgalin, waxeyna shan dhibcoodkooxda kaalinta labaad ee Sevilla,...

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa soo saaray liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee uu ula safro caasimada Madrid ee ka hor kulanka ay martida u noqonayaan kooxda Atletico Madrid. Velerde ayaa wajihi doona kulankiisii ugu aadkaa waayihiisa Barcelona ee horyaalka La Liga isaga oo Diego Simeone iyo colkiisa kaga hor iman doona garoonka cusub ee Wanda Metropolitano. Ernesto...

Ciyaaryahankii hore ree Portugal Luis Figo ahna la taliyaha gaarka ah ee xidhiidhka kubada cagta Yurub Aleksander Čeferin ayaa wuxuu amaan xoogan kala dul dhacay xiddiga reer Argentine Lionel Messi, sababa la xidhiidha bandhigiisii wacnaa kulankii uu dhulka ku jiiday xulka Ecuador, kadib saddexleydii uu ka dhaliyay uu kaga qeyb galiyay xulkiisa Argantida koobka aduunka...

Madax waynaha kooxda Atletico Madrid ee Enrique Cerezo ayaa isku dayay in uu hoos u sii dhigo xaalada kacsan ee siyaasada dalka Spain ee saamaynta wayn ku yeelatay kubbada cagta dalka Spain xili qalalaasihii siyaasadeed ee gooni isku taaga Catalonia uu saamayn wayn yeeshay. Enrique Cerezo ayaa ka hadlay kulanka Barcelona ay kooxdiisa soo booqan doonto ee horyaalka La...

Tababaraha ree Argentina ee Diego Simeone ayaa ilaa hadda xal u raadinaya xidiga qarankiisa ee Lionel Messi kadib markii ay Atletico Madrid noqotay kooxaha uu La Pulga ugu jecel yahay in uu ka hor yimaado oo uu goolal ka dhaliyo. Lionel Messi ayaa kulankiisii ugu horeeyay ka soo muuqan doonta garoonka cusub ee Ateltico Madrid ee Wanda Metropolitano laakiin taas lafteeda...

Barcelona ayaa dhawaan ka cabatay dhirirka cawska garoonka kooxda Getafe, waxeyna u arkaan arin ka hor imaaneysa qaab ciyaareedkooda dabiiciga ah ee ku tiirsan baaska, sidaas darteed Diego Simeone aya ku kaftamay arinta ku saabsan cabashadooda ka hor kulanka sabtida ka dhici doona garoonka Wanda Metropolitanto. Booqashada Barcelona ee garoonka Estadio Wanda Metropolitano...

Inkastoo ay saxiixyada cusub ee Barcelona Nelson Semedo iyo Paulinho ay si fiican ula qabsaden kooxda, hadana waxaa jirta baahi ay qabto kooxda taasoo ku qasbi doonta iney isku daydo bisha January iney suuqa dhaq-dhaqaaq ka sameyso. In kooxda lumiso Neymar Junior, sidoo kalana ay ku fashilanto saxiixyada Philippe Coutinho & Marco Verratti ayaa ka dhigtay in jamaahiirta...

Wey adag tahay in ciyaariyahan uu gaaro heerka uu tiigsaday waayahiisa ciyaaraha Lionel Messi, balse dadka qaar ayaa ku fakaraya in awoodda Kylian Mbappe ay tahay mid aad u wanaagsan, xidigii hore Barcelona & qaranka France Ludovic Giuly ayaa aaminsan in xidiga PSG uu ka xirfad badan yahay Messi markii uu jiray da’diisa. Ludovic Giuly wuxuu ka mid ahaa Barcelona...

Labada xidig ee aduunka kubbada cagta ugu fiican ayaan wali ka daalin in ay ku tartamayaan rekoodho isla markaana ay taariikh u sii abuuraan kubbada cagta, waxaana markale jiri doona rekoodh khaas ah oo ay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo isha ku hayaan mid ka hor gaadhi doona balse waxaa hubaal ah in haddii ay ku sii jiraan xaalada gool dhalineed ee ay soo wadeen in...

Halyeeyga kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Portugal Luis Figo ayaa wuxuu ka hadlay arimo ku aadan xidiga ay isku dalka kasoo wada jeedaan ahna gool dhaliyaha ugu sareeya taariikhda kooxda Los Blancos Cristiano Ronaldo iyo xaalada kooxdiisii hore Los Merengues. Luis Figo ayaa mar uu ka hadlayay arimo ku saabsan xaalada Cristiano Ronaldo wuxuuna yidhi: “Dabcan, Ronaldo...

Kabtanka xulka qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa ka soo degay magaalada Barcelona kadib markii uu saddexley goolal ah ka soo dhaliyay kulankii Ecuador isaga oo soo gutay waajibaadkii xulka qarankiisa isla markaana u soo saaray koobka aduunka ee Russia 2018. Laakiin Messi ayaan waqti badan ku lumin in uu ku soo laabto kooxdiisa isla markii uu soo dhamaystay kulamadii...

Lionel Messi ayaa laga yaabaa inuu saxiixo heshiis cusub oo lagu qaadan doono gunno rikoor ah oo dhan 80 Malyan oo Pound xilli sidoo kale kooxda ay rajeyneyso iney lacago badan ka hesho iibinta xuquuda magaca Camp Nouo xilli ciyaareedka soo socda. Waa wax iska caadi ah in kooxaha ay gunno ugu daraan ciyaartoyda heshiiska cusub, balse gunada Messi lagula heshiiyay waxey...

Laacibka ree Egypt iyo kooxda Liverpool Mohamed Salah iyo kan kooxda Barcelona ee Lionel Messi, ayaa noqday mudada 48 san ee lasoo dhaafay labada xidig ugu caansan ee sida xoogan looga hadal hayay wadamada Egypt iyo Argentina. Sababa la xidhiidha bandhigoodii wanaagsanaa ay ka sameeyeen kulamada isreeb reebka koobka aduunka sanada 2018 ka dhici doono dalka Russia Oo maxay...

Khabiirka kubbada cagta Spain iyo Sky Sports ee Guillem Balague oo inta badan wax laga waydiiyo arimaha Sports dalkiisa Spain ayaa ka hadlay xaalada cusub ee ay Barcelona ku doonayso Philippe Coutinho kadib markii uu madax fulinta Barcelona si cad u sheegay in ay bisha January la soo saxiixan karaan ciyaartoy kasta oo ay doonayaan oo uu Coutinho ku jiro. Guillem Balague...

Madaxa fulinta Barcelona Oscar Grau ayaa difaacay xaaladda dhaqaale ee Barcelona isagoo si weyn u farxad galiyay jamaahiirta Balaugrana madama uu ka dhawaajiyay iney diyaar u yahiin saxiixa Philippe Coutinho bisha January. Waxa aan shakiga ku jirin waa in Liverpool aysan soo dhaweyn doonin arinta uu ka dhawaajiyay Oscar Grau, balse Barcelona waxey dooneysaa iney u dhaqaaqdo...

Kubad sameeyaha Liverpool Philippe Coutinho ayaa kula heshiiyay Liverpool in loo ogolaado ku biiritaanka Barcelona bisha January sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Spain, arintaan ayaana sii kordhineysa walaaca ay jamaahiirta Reds ka qabaan iney waayaan wiilka reer Brazil. Philippe Coutinho riyadiisa waxey tahay inuu kasoo muuqdo Camp Nou, balse isku daygii uu sameeyay...