Home » Archives by category » Horyaalada » Spain

Ka Hor Kuanka Dotmund Vs Real Madrid, Zinedine Zidane Oo Shirkiisa Jaraa’id Ee Kulankan Ka Horeeya Wax Lagaga Waydiiyay Xaalada Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Ronaldo

Real Madrid ayaa gaadhay Germany halkaas oo ay kula kulanka Champions Leaque-ga kula soo ciyaari doonta kooxda Borussia Dortmund. Ka…

Tababare Luis Enrique Oo Soo Saaray Liiska Ciyaartoyda Kooxdiisa Ee Uu Ula Safrayo Germany Ee Kulanka Borussia Mönchengladbach

Tababaraha Barcelona ee Luis Enrique Martínez  ayaa soo saaray  liiska ciyaartoyda kooxdiisa Barca ee uu ula safrayo dalka Germany ee kulanka…

RASMI: Barcelona Oo Maanta Soo Saartay Sawirka Rasmiga Ah Ee Kooxdeeda Ee Xili Ciyaareedka 2016/17 + Muuqaal

Barcelona ayaa maanta si rasmi ah u soo badhigtay sawirka rasmiga ah ee kooxdeeda ee xili ciyaareedka 2016/17, waxaana sawirka…

Zinedine Zidane Oo Soo Saaray Liiska Ciyaartoyda Kooxdiisa Ee Kulanka Borussia Dortmund Iyo Madrid Oo Germany Duushay

Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo aaray liiska 22 ka ciyaartoy ee kooxdiisa uga qayb galaya kulanka Champions…

WARBIXIN: Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Erayo Aflagaado Ah Oo Uu Cristiano Ronaldo Kula Kacay Macalinkiisa Zidane Iyo Xidhiidhkooda Oo Halkii Ugu Xumayd Maraya

Xidhiidhka Cristiano Ronaldo iyo Zinedine Zidane ayaa halkii ugu hoosaysay maraya tan iyo markii macalinka ree France loo magacaabay shaqda Real…

Qoyska Neymar JR Oo War Rasmi Ah Ka Soo Saaray Go’aankii Ay Maxkamada Sare Ee Spain Amarka Ugu Bixisay In Markale Dib Loo Furo Baadhitaankii Heshiiskii Neymar Ugu Soo Biiray Barcelona

Neymar qoyskiisa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray go’aankii ay maxkamada sare ee Spain ay amarka ugu bixisay in dib…

Goolhayaha Barcelona Ee Jasper Cillessen Oo Sheegay In Aanu Camp Nou U Iman In uu Nolosha Ku Raaxaysto Balse Uu Doonayo In Uu Kubbada Cagta Ciyaaro

Goolhaye Jasper Cillessen ayaa Barcelona ku soo biiray bil ka hor waxaana Camp Nou lagu soo badhigay August 26 laakiin…

Kadib Barbarihii Las Palmas, Real Madrid Oo Maanta Dib U Bilaabatay Tababarka Ay Ugu Diyaar Garoobayso Kulanka Champions Leaque-ga Ee Borussia Dortmund

Real Madrid ayaa isla maantaba dib ugu soo laabtay tababarka kadib markii ay xalay barbaro 2:2 ah la soo gashay…

Waa Kuwee Tobanka Ciyaartoy Ee Horyaalka La Liga-ha Ka Ciyaarayay Sanad Ama Wax Ka Badan Ee Aan Wali Hal Gool Dhalin? Iyo Xidig Liiskan Ku Jiray Oo Xalay Culayska Iska Dulqaaday.

Waxaa jira ciyaartoy ay ku adag tahay in ay dhaliyaan goolal badan balse taas micnaheedu ma aha in ayna waxba…

DAAWO: Neymar JR Oo Si Bini’aadamnimo Ah Uga Farxiyay Taageere Kooxda Sporting Ah Oo Dhibi Ay Ka Soo Gaadhay Xanuunka Down Syndrome-ka

Kooxda Sporting Gijon ayay xalay u ahayd habeen madaw waxayna Barcelona kala kulmeen guuldaro 5:0 ah laakiin mid ka mid…

Dolores Aveiro Oo Wiilkeeda Cristiano Ronaldo Niyada Ugu Dhistay Twitter Ka Dib Bedelkii Uu Zinedine Zidane Ku Sameeyay Xalayto.

Dolores Aveiro ayaa isku dayday inay wiilkeeda Cristiano Ronaldo niyada u dhisto ka dib markii tababare Zinedine Zidane uu doortay…

Tababare Zinedine Zidane Oo Ka Hadlay Sababtii Uu U Bedelay Cristiano Ronaldo Xalayto & Fal Celintii Carada Laheyd Ee Uu Sameeyay Xiddiga Portugal.

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa saxaafada la hadlay ka dib markii ay kooxdiisa barbaro 2-2 kala kulantay kooxda Las…

Cristiano Ronaldo Oo Ka Carooday Go’aankii Uu Tababare Zinedine Zidane Ku Bedelay Kulankii Xalayto.

Tababare Zinedine Zidane ayaa go’aansaday inuu Cristiano Ronaldo soo bixiyo daqiiqadii 71aad ee kulankii ay Real Madrid kula ciyaareysa garoonka…

Real Madrid Oo Barbarihii Labaad Oo Xidhiidh Ah La Soo Gashay Kooxda Las Palmas Iyo Los Blancos Oo Awoodi Wayday In Ay Dhibcaha Ka Soo Qaadato Kooxda Las Palmas Oo Iska Caabin Wayn Muujisay

Real Madrid ayaa barbaro la soo gashay kooxda Las Palmas kulan adkaa oo ay labada kooxood dhibcaha ku qaybsadeen. Real…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Las Palmas Vs Real Madrid, Karim Benzema Oo Kaydka La Dhigay Iyo Alvaro Morata Oo Badalay

Real Madrid ayaa marti u ah kooxda Las Palmas kulanka shanaad ee La Ligaha wuxuuna  Zinedine Zidane doonayaa in kooxdiisu…

Barcelona Oo Si Xun Oo Burburisay Kooxda Sporting Gijon, Neymar JR Oo Laba Gool Dhaliyay Iyo Balagurana Oo Soo Gaadhay Guul Muhiim Ah

Barcelona ayaa si xun u soo xasuuqday kooxda Sporting Gijon oo ay marti u ahayd waxayna kooxda Luis Enrique soo…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Sporting Gijon v Barcelona – Tababare Enrique Oo Isbedelo Badan Ku Sameeyay Shaxdiisa Maanta.

Tababare Luis Enrique ayaa isbedelo badan ku sameeyay shaxdii uu kala hortagay kulankii ay barbaraha 1-1 kala kulmeen bartamihii isbuuca…

Xiriirka K/Cagta Argentina Oo Ka Raaligelisay Barcelona Haladadii Tababaraha Xulkooda Uu Ka Yiri Dhaawaca Leo Messi.

Xiriirka kubada cagta Argentina ayaa ka raaligeliyay Barcelona hadaladii uu ku hadlay tababaraha xulka qaranka Argentina Edgardo Buaza kaasoo sheegay…

Hordhac: Las Palmas v Real Madrid – Tababare Zidane Oo Raadinaya Inuu Wadada Guusha Ku Soo Celiyo Los Merengues.

Las Palmas v Real Madrid Garoonka: Gran Canaria Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Javier Estrada Real Madrid ayaa raadin…

Hordhac: Sporting Gijon v Barcelona – Blaugrana Oo Maanta Ay U Bilaabaneyso Nolol Uu Ka Maqan Yahay Lionel Messi.

Sporting v Barcelona Garoonka: El Molinon Waqtiga: 5:15pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Carlos del Cerro Kooxda FC Barcelona ayaa maanta…

Page 1 of 185123Next ›Last »