Home » Archives by category » Horyaalada » Italy

Lionel Messi Oo Hab Muuqaal Ah Ugu Hambalyeeyay Halyayga AS Roma Ee Francesco Totti Oo U Dabaal Degaya Dhalashadiisii 40 Aad

Lionel Messi ayaa ku mashquulsan ka soo kabsashada dhaawicii ku soo gaadhay kulankii Atletico Madrid, laakiin waxa uu waqti u…

Arsenal Oo Saddex Jeer Xili Ciyaareedkan Ragga Suuqa U Qaabilsan U Diray In Ay Soo Daawadaan Gool Dhaliye Ka Ciyaara Horyaalka Talyaaniga Ee Serie A-da

Tababaraha Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xili ciyaareedkan saddex jeer ragga suuqa u qaabilsan u diray in ay soo daawadaan…

Faahfaahin Ku Saabsan Hadiyadihii Uu Paul Pogba Siiyay Ciyaartoyda & Shaqaalaha Juventus Markii Uu Jicmihii Ku Laabtay Turin.

Paul Pogba ayaa jimcihii ku laabtay magaalada Turin iyo kooxdiisa hore ee Juventus ka dib markii uu fasax ka helay…

KA QUUSO: Madax Waynaha Napoli Ee Aurelio De Laurentiis Oo Si Rasmi Ah U Cadeeyay In Xidigii Chelsea Sida Wayn U Doonaysay Ee Kalidou Koulibaly Uu Heshiis Cusub Saxiixay

Madax waynaha kooxda Napoli ee Aurelio De Laurentiis ayaa shaaca ka qaaday in difaacii sida wayn diirada ugu saarnaa Antonio Conte…

Mauro Icardi & Ivan Perišić Oo Inter Milan Guul Dahabi Ah Ku Hogaamiyay Iyo Tababare Frank de Boer Oo Maxi Allegri Ku Garaacay Kulankoodii Ugu Horeeyay Ee Derby D’Italia

Kooxda Inter Milan ayaa guul dahabi ah ka gaadhay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee ee Juventus waxaana kulankiisii…

Hordhac Kulanka Derby d’Italia: Maxaa Kala Heysta Caawa Kooxaha Xafiiltanka Xun Ee Ka Dhaxeeyo Ee Inter Milan v Juventus?

Inter Milan v Juventus Garoonka: San Siro Waqtiga: 7pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Paolo Tagliavento Kulanka caawa fiidkii ee Derby…

Paul di Canio Oo Laga Ceyriyay Shaqadiisii Sky Sport Italia Ka Dib Markii Ay Soo Muuqatay Shaabad Uu Ku Taageerayo Faashistihii Mussolini.

Ciyaaryahankii hore ee West Ham iyo Lazio Paolo di Canio ayaa laga ceyriyay shaqadiisii khabiirnimo ee Sky Sport Italia. Tababarihii…

Leciester City , Borussia Dortmund, AS Monaco & Lyon Oo Guulo Muhii Ah Gaadhay, Juventus Oo Sevilla Dhaafi Kari Wayday, Tottenham Oo Afka Ciida Loo Daray Iyo Natiijoonkii Kulamada Champions Leaque-ga

Kulamo badan oo xiiso leh ayaa caawa laga ciyaaray tartanka kooxaha Yurub ee Champions Leaque-ga iyada oo kooxo badani ay…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Juventus Vs Sevilla Iyo Gonzalo Higuain Oo Kulankiisii Ugu Horeeyay Ee Champions Leaque-ga Ku Soo Bilawday Shaxda Old Lady

Juventus ayaa caawa soo dhawaynaysa dhigeeda ree Spain ee Sevilla, kulan ku celis u noqon doona heerkii grouyada Champions Leaque-ga…

Hordhac: Juventus v Sevilla: Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Garoonka Juventus Stadium.

Kulanka Juventus v Sevilla Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Deniz Aytekin (Germany) Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano…

WARBIXIN: Xarunta Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Kubbada Cagta Ee CIES Football Observatory Oo Soo Saartay Liiska Kooxaha Yurub Ee Lacagta Ugu Badan Suuqa Galiyay Tan Iyo Sanadkii 2010 Kii, Kooxdee Hogaaminaysa?

Kooxaha Yurub ayaa lacag waali ah suuqa kala iibisaga galiyay tan iyo sanadkii 2010 kii waxaana jira kooxo si gaar…

UEFA Oo Shaacisay Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Furitaanka Heerka Group-yada Champions Leaque-ga 2016/17, Garsoorahee Qaban Doona PSG Vs Arsenal

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa magacawday garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada ugu horeeya ee heerka groupyada Champions Leaque-ga…

Daawo : Joe Hart Oo Qaaladkiisa Lagu Yaqiinay La Tagay Italy , Dhacdo La Yaab Leh Ayaa Gool Looga Dhaliyay

Golhaye Joe Hart ayaa kulankiisii ugu horeeyay kooxda Torino waxa uu qaabilay guul darro ka dib markii 2/1 ay ku…

Mario Balotelli Oo Shaaciyay Kooxda Uu Taageerayo Kulanka Maanta Ee Manchester Derby & Fariin Uu U Diray Ibrahimovic & Paul Pogba.

Weeraryahanka Talyaaniga iyo kooxda Nice Mario Balotelli ayaa ka hadlay kooxda uu maanta taageerayo kulanka Manchester derby ee Premier League…

Hordhac: Juventus vs Sassuolo: Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa Ka Dhici Doona Magaalada Turin

Juventus ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa caawa kooxda Sassoulo kulan ka tirsan isbuuca sadexaad ee horyaalka talyaaniga xili ciyaareedkaan xilli Juventus…

World Super League Oo La Sameynayo Iyadoo Ay Ka Qeybgalayaan Kooxaha Ugu Qanisan Ee Yurub, China, Brazil, USA & South Africa.

Waxaa socda qorshayaal lagu doonayo in lagu sameeyo World Super League taasoo keeni karta in kooxaha Ingariiska ay bartamaha isbuuca…

AS Roma Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixanaysa Xidiga Radja Nainggolan Ee Ay Chelsea Dalabyada Badan Ka Gudbisay Iyo Lacagta Heshiiskiisa Lagu Burburin Karo

Kooxda AS Roma ayaa heshiis cusub ka saxiixanaysa xidiga khadka dhexe ee  Radja Nainggolan si ay meesha uga saarto xiisaha…

“Yaya Toure Wuxuu Saameyn Yeelan Karaa Dhamaan Xili Ciyaareedka Sida Messi & CR7” – Roberto Mancini

Tababarahii hore Manchester City Roberto Mancini ayaa amaan dusha uga tuuray Yaya Toure isagoo aaminsan in wali uu leeyahay awood…

Varane Oo Iska Diiday Man United – Chelsea, PSG Iyo Inter Oo Xidig Isku Heysta & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta

Suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo xirmay, marka laga reebo ciyaartoyda sida xorta ah ku jooga suuqa kooxna ma sameyn…

Ayaa Ku Guuleystay Xiddiga Bisha August Shanta Horyaalada Ee Ugu Waaweyn Qaaradda Yurub Abaalmarinta Ay Bixiso Eurosport?

Weeraryahanka kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayaa loo doortay ciyaariyahanka ugu wanaagsan bisha August ee horyaalada yurub, hillink Eurosport ayaana markii…

Page 1 of 50123Next ›Last »