Home » Archives by category » Horyaalada » Holland

Real Madrid V Borussia Dortmund, PSG Vs Arsenal, Barcelona, Manchester City Iyo Isku Aadka Heerka Groupyada Champions Leaque-ga Oo La Sameeyay

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada iyada oo 32 ka kooxood ee iskugu soo baxay ay…

Kooxda Ajax Oo Ku Rajo Wayn In Goolhayaha Kooxdeeda Jasper Cillessen Uu Iska Diidi Doono Barcelona Oo Doonaysa In Ay Badal Uga Dhigato Bravo

Kooxda Ajax ayaa ku niyadsan in goolhaye  Jasper Cillessen iska diidi doono kooxda Barcelona isla markaana uu kooxdiisa ku sii…

RASMI: Bertrand Traore Oo Qandaraas Cusub U Saxiixay Chelsea Balse Amaah Ugu Biiray Ajax.

Kooxda Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay qandaraas cusub oo seddex sannadood ah ka saxiixeen xiddiga da’ yar ee Burkina Faso…

WARBIXIN: Shaxaha Ugu Fiican Ee Xidigaha Ay Wakiilada Ka Yihiin Mino Raiola Iyo Jorge Mendes, Midkee Guulaysan Lahaa Haddii Ay Kulan Iskaga Hor Yimaadaan

Waxay u muuqataa in labada wakiil ee Jorge Mendes iyo Mino Raiola ay noqdeen labada wakiil ee ku tartamaya awooda suuqa…

WARBIXIN: Kadib Dhamaystirtii Manchester City Ee Heshiiska Leroy Sane, Wax Badan Ka Ogay Liiska Ciyaartoyda Da’yarta Ah Ee Abid Lacagtii Ugu Badnayd Lugu Soo Iibsaday

Manchester City ayaa maanta si rasmi ah udhamaystirtay saxiixa da’yarkii kooxda Schalke04 ee Leroy Sane oo ay kula soo wareegtay…

WARBIXIN: Min Kevin Gameiro Oo Maanta Ku Biiray Atletico Madrid Iyo Dhamaan Ciyaartoyda Ka Baxday Ama Ku Soo Biirtay Kooxaha U Soo Baxay Champions Leaque-ga Iyo Qaabka Ay Suuqa Ugu Jiraan Oo Faah Faahsan

Kooxaha xili ciyaareedka cusub ka ciyaari doona heerka Group-yada ee tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League ayaa si wayn ugu…

Weeraryahankii Hore Ee Man United iyo Arsenal Robin Van Persie Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaya Kooxda Rangers

Ciyaaryahankii hore ee Man United iyo Arsenal Robin Van Persie ayaa laga yaabaa in uu ku biiro kooxda  Rangers sida…

Liiska Ciyaartoyda Da’yarta Ugu Qiimaha Badan Yurub Oo La Soo Saaray, Anthony Martial Oo Hogaaminaya Iyo Liiska Xidigaha Kale Ee Qiimayntan Ku Soo Baxay

Qiimayn ay samaysay Prime Time Sport  ayaa lagu shaaciyay ciyaartoyda ay da’doodu ka hoosayso 21 jirka ee Yurub ugu qiimaha badan,…

Louis van Gaal Oo Wadada U Saaran Inuu Noqdo Macalinka Cusub Ee Xulka Belgium Ka Dib Markii La Ceyriyay Marc Wilmots.

Louis van Gaal ayaa noqon kara tababaraha cusub ee xulka Belgium ka dib markii shaqadaas laga ceyriyay tababare Marc Wilmots,…

RASMI: Tottenham Oo La Soo Wareegtay Weeraryahankii AZ Alkamaar Ee Vincent Janssen

Tottenham ayaa la soo wareegtay gooldhaliyaha heerka caalami ee xulka Netherlands Vincent Janssen kaasoo saxiixay heshiis afar sano ku heynaya…

WARBIXIN: Kooxaha Premier Leaque-ga Oo Laba Todobaad In Ka Yar Suuqa Kala Iibisaga Ku Bixiyay Lacag Ka Badan 300 Milyan Oo Gini Iyo Liiska Xidigaha Ugu Muhiimsan Ee Ilaa Hadda Lala Kala Wareegeen Kooxaha Yurub

Suuqa kala iibisaga ciyaartoyda ayaa ayaa si rasmi ah u furmay, waxayn ahadda kooxaha yurub ku mashquulsan yihiin sidii ay…

RASMI: Xidigii Paris Saint Germian Ee Gregory van der Wiel Oo Ku Biiray Kooxda Fenerbahce

Fenerbahce ayaa dhameystirtay saxiixa xidiga heerka caalami ee xulka Netherlands daafaca kaga ciyaara ee Gregory van der Wiel sidoo kalena…

WARBIXIN: Horyaalkee Iyo Kooxahee Ayay Ciyaartoydoodu Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyeen Tartanka Qaramada Yurub Ee Euro 2016? Halkeese La Kala Marayaa Tartankii Kabta Dahabka Ah Ee Euro 2016?

Tartanka qaramada Yurub ayaa maraya sideed dhamaadka waxaana laysku diyaarinayaa sidii ay xulalka qaramada isku soo hadhay ugu tarami lahaayeen…

WARBIXIN: Saamayn Noocee Ah Ayay Ciyaaraha Kala Duwan Ku Yeelan Doontaa Ka Bixitaanka UK Ee Midawga Yurub? Iyo Saamaynta Khaaska Ah Ee Ay Ku Yeelan Doonto Premier Leaque-ga Oo Faah Faahsan

Dhulwaynaha United Kingdom ayaa u codeeyay in ay ka baxaan midawga Yurub, waxaana la sameeyay codbixin taariikhi ah oo dad waynuhu…

Memphis Depay Oo Gawaaridiisa Dib Ugu Celiyay Dalkiisa Holland Xilli La Filayo Inuu Ka Tagayo Manchester United.

Memphis Depay ayaa sii shiday wararka la xiriirinaya inuu ka tagayo Manchester United ka dib markii gawaari qaali ah oo…

WARBIXIN: Iyada Oo Lagu Wada Dhawaaqay Dhamaan Ciyaartoyda Xulalka Qaranada Yurub Uga Qayb Galaya Tartanka Qaramada Yurub Ee Euro2106, Waa Kuwee Kooxaha Ay Ciyaartoyda Ugu Badani Uga Qayb Galayaan Euro2016?

Dhamaan xulalka qaramada ku tartamaya koobka qaramada yurub ee Euro2016 ayaa ku dhawaaqay min 23 ka ciyaartoy ee tartankan ka…

WARBIXIN: Waa Kuwee 100 Ciyaartoy Ee Suuqa Kala Iibisaga Ugu Qaalisani? Xarunta Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Kubbada Cagta Ee CIES Football Observatory Oo Shaacisay Boqolka Ciyaartoy Ee Suuqa Ugu Qaalisan Iyo Liiska Oo Dhan

CIES Football Observatory oo ah xarun caalami ah oo samaysa daraasaadka kubbada cagta isla markaana wada shaqayn la leh  FIFA,…

WARBIXIN: Leicester City Oo Kooxaha Real Madrid, Barcelona Iyo Bayern Munich Kula Biirtay Booska Kowaad Ee Isku Aadka Champions Leaque-ga, Kooxaha Isreeb Reebka Soo Gali Doona Iyo Xog Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Kooxaha U Soo Baxay Champions Leaque-ga Xili Ciyaareedka Danbe

Kooxda Leicester City ayaa booska kowaad ee isku aadka Champions Leaque-ga kula biirtay kooxaha Yurub ugu waa wayn, waxaana Pot…

Daawo Sawiradii Ugu Horeysay Ee Laga Qaaday Louis van Gaal Oo Dalxiis Ku Jooga Portugal Ka Dib Markii Laga Ceyriyay Man United.

Louis van Gaal  ayaa sawiro laga qaaday markii ugu horeysay tan iyo markii laga ceyriyay shaqada Manchester United waxaana uu…

Ma Tahay In Sharciga Offside-ka Laga Saaro Kubada Cagta? – Waxaa Sidaas Soo Jeediyay Marco van Basten.

Weeraryahankii hore ee Netherlands Marco van Basten ayaa aaminsan in loo baahan yahay in sharciyada ciyaarta la bedelo si kubada…

Page 1 of 7123Next ›Last »