Home » Archives by category » Horyaalada » Germany

Aubameyang Oo Labo Gool Dhaliyay Xilli Borussia Dortmund Ay Guul Ku Bilaabatay Xilli Ciyaareedka Bundesliga.

Goolashii ugu horeysay ee uu dhaliyay Pierre-Emerick Aubameyang xilli ciyaareedka Bundesliga ayaa Borussia Dortmund ka caawisay inay 2-1 kaga badiyaan…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Maanta Oo Sabti Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Aubameyang Oo U Digay Lewandowski: “Tartanka Waa Bilowday” Xilli Lewy Uu Sadexley Ku Furtay Akoonkiisa Bundesliga

Bayern Munich ayaa guul xasuuq ah ku furtay horyaalka Bundesliga xagaagan iyadoo wiilasha Carlo Ancelotti ay si arxan darro ah…

Halkaan Ka Aqriso Dhamaan Hordhacyada Kulamada Maanta Laga Ciyaarayo Horyaalada Ugu Waaweyn Qaaradda Yurub

Maanta waxaa qaaradda yurub ka dhici doona kulamo badan oo ka kala tirsan horyaalada waaweyn ee qaaradda yurub kulanka ugu…

Daawo:Lewandowski Oo Seddexleey Dhaliyay Xilli Ay Bayern Munich Guul Nus Darsan Goolal Ah Ku Furtay Xilli Ciyaareedka Bundesliga.

Tababare Carlo Ancelotti ayaa guul ku bilowday waayihiisa horyaalka Bundesliga iyadoo kulankii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka horyaalka Jarmalka 6-0…

Mourinho Oo Cadeeyay Inuusan Schweinsteiger U Ciyaari Doonin Man United Mar Kale Xilli Uu Ku Weeraray Madaxda Bayern Munich Sida Ay Uga Hadleen Xaaladiisa.

Jose Mourinho ayaa u sheegay Bastian Schweinsteiger inuu ciyaar siin doono da’ yar halkii uu ogolaan lahaa inuu mar kale…

RASMI: Man United vs Fenerbahce, Inter vs Southampton – Isku Aadka Wareega Group-yada UEFA Europa League Oo La Sameeyay

Isku aadka koobka laabad ee ugu xiisaha badan qaaradda yurub UEFA Europa League ayaa lasoo saaray iyadoo wajiyo badan ay…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Maanta Oo Jimco Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Miyey Tahay Sagootin Foolxun? Xulka Jarmalka Oo Arbacada Schweinsteiger Ku Sagootin Doona Garoon Aan Camirneen

Musiibooyinka uu garoomada uga sii baxayo Bastian Schweinsteiger ayaa sii noqonaya kuwa isi soo taraya iyadoo kulankiisa sagootinta ee ay Jarmalka…

RASMI: Xiriirka Qaaradda Yurub Ee UEFA Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Ku Dhici Doona Champions League

Ururka kubada cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay in afarta horyaal ee ugu sareysa Yurub in loo xaqiijiyay inay min…

Goorma Ayaa La Sameyn Doonaa Isku Aadka Wareega Group-yada UEFA Europa League? Halkeedse Kala Socon Kartaa

Isku aadka koobka labaad ee ugu xiisaha badan qaaradda yurub UEFA Europa League-ga ayaa la qaban doonaa xaflad ka dhici…

Warbixin: Jadwalka Isku Aadka Wareega Group-yada Champions League Oo La Shaaciyay, Halkaan Ka Eeg Waqtiga La Ciyaarayo Kulamada Wareega Group-yada.

Waxaa la soo saaray isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada oo ay ku tartami doonaan 32 kooxood, waxaana ka soo…

Real Madrid V Borussia Dortmund, PSG Vs Arsenal, Barcelona, Manchester City Iyo Isku Aadka Heerka Groupyada Champions Leaque-ga Oo La Sameeyay

Waxaa hadda la sameeyay isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada iyada oo 32 ka kooxood ee iskugu soo baxay ay…

RASMI: Bastian Schweinsteiger Oo Shaaciyay In Man United Ay Noqon Doono Kooxdiisa Ugu Danbeysa Ee Yurub.

Xiddiga khadka dhexe ee Jarmalka ee laga ceryiyay kooxda koowaad ee Manchester United ayaa warbixin uu soo dhigay bogiisa Twitter…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Maanat Oo Talaado Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Isniin Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Caaw ugu Qiimaynta Sareeya Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Ee Loogu Hadal-heynta Badan Yahay?

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Axad Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Kabtan Neymar JR Oo Xulka Qarankiisa Brazil Ku Hogaamiyay Bilada Dahabka Rio Olympics, Inkaartii Brazil Haysan Jirtay Oo Soo Dhamaatay, Xili Jiillka Cusub Ee Brazil Uu Rekoodhayaal Ku Garaacay Germany

Xulka qaranka Brazil ayaa ugu danbayn ku guulaystay bilada dahabka ah ciyaaraha kubbada cagta Olimbikada aduunka  kadib markii ay Germany ku…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Saaka Oo Sabti Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Page 1 of 37123Next ›Last »