Home » Archives by category » Horyaalada » France

Waa Kuwee Saxiixyadii Xagaagan La Sameeyay Ee Ilaa Hadda Aan Saamaynta Ku Yeelan Kooxihii Ay Ku Biireen? Dhawr Xidig Oo Haddaba Safka Hore Ku Jira.

Waqti badani kamuu soo wareegin markii ay kooxaha Yurub ugu waa wayni lacago badan ku bixiyeen sidii ay ciyaartoy cusub…

Leciester City , Borussia Dortmund, AS Monaco & Lyon Oo Guulo Muhii Ah Gaadhay, Juventus Oo Sevilla Dhaafi Kari Wayday, Tottenham Oo Afka Ciida Loo Daray Iyo Natiijoonkii Kulamada Champions Leaque-ga

Kulamo badan oo xiiso leh ayaa caawa laga ciyaaray tartanka kooxaha Yurub ee Champions Leaque-ga iyada oo kooxo badani ay…

Oliver Giroud Oo Weerar Ku Qaaday Marco Verratti Ka Dib Markii Labada Nin Casaan La Siiyay Kulankii Xalayto Ee PSG & Arsenal.

Olivier Giroud ayaa dhaleeceeyay Marco Verratti ka dib markii labada nin casaan la siiyay waqtigii dhimashada ciyaarta ee kulankii Arsenal…

Faahfaahin Laga Bixiyay Sida Ay PSG Isagu Dayday Saxiixa Neymar Xagaagan: 190 Milyan (Iibkiisa), 40 (Mushaharkiisa), Diyaarad Qaas Ah, Huteelo Raaxo….

Wakiilka xiddiga reer Brazil Neymar ninka la yiraahdo Wagner Ribeiro ayaa u sheegay barnaamijka Bola da Vez¬† ee ka baxaya…

WARBIXIN: Xarunta Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Kubbada Cagta Ee CIES Football Observatory Oo Soo Saartay Liiska Kooxaha Yurub Ee Lacagta Ugu Badan Suuqa Galiyay Tan Iyo Sanadkii 2010 Kii, Kooxdee Hogaaminaysa?

Kooxaha Yurub ayaa lacag waali ah suuqa kala iibisaga galiyay tan iyo sanadkii 2010 kii waxaana jira kooxo si gaar…

Sawirro: Paul Pogba, Mesut Ozil, Benzema & Xiddigaha Waa Weyn Ee Muslimka Ah Ee Shalayto Farxada Ciida La Wadaagay Taageerayaashooda.

Ummada Muslimiinta meel walba oo ay daafaha dunida ka joogaan waxa ay shalayto u dabaaldegayeen farxada Ciidul Adxa kamana reebana…

Falanqeynta Kulanka Xiisaha & Xamaasada Leh Ee Champions League Ee Caawa Dhexmaraya Paris Saint-Germain v Arsenal.

PSG v Arsenal Garoonka: Parc des Princess Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Viktor Kassai (Hungary) Koobka Champions League ayaa…

UEFA Oo Shaacisay Garsoorayaasha Dhex Dhexaadin Doona Kulamada Furitaanka Heerka Group-yada Champions Leaque-ga 2016/17, Garsoorahee Qaban Doona PSG Vs Arsenal

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa magacawday garsoorayaasha dhex dhexaadin doona kulamada ugu horeeya ee heerka groupyada Champions Leaque-ga…

RASMI: Diifaacii Mourinho Diirada U Saarnaa Ee Fabinho Oo Heshiis Waqti Dheer Ah U Saxiixay Kooxdiisa AS Monaco

Jose Mourinho ayaa bisha January bartilmaameedka ugu wayn ka dhiganayay difaaca midig ee kooxda AS Monaco ee Fabinho iyada oo…

Neymar Oo Loo Soo Bandhigay Mushahar 40 Milyan Euro Sannadkii Ah Si Uu Ugu Biiro Paris Saint-Germain.

Markii uu Neymar qandaraaska u cusbooneysiiyay Barcelona waxaa ay taasi soo gabagabeysay rajadii ay ciyaaryahanka ka qabtay kooxda Paris Saint-Germain,…

Nice Oo Kusoo Biirtay Dagaalkii Afka Ahaa Ee U Dhaxeeyay Balotelli & Carragher: “Maaliyadiisa Waad Ka Dalban Kartaa Bakhaarkeena”

Miyaan arki doonaa Jamie Carragher oo xiran maaliyadda Mario Balotelli? Waa su’aal ay adag tahay in jawaab loo helo, balse…

Varane Oo Iska Diiday Man United – Chelsea, PSG Iyo Inter Oo Xidig Isku Heysta & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta

Suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo xirmay, marka laga reebo ciyaartoyda sida xorta ah ku jooga suuqa kooxna ma sameyn…

Ozil Oo Dalbaday Numberka 10-aad, Griezmann Oo Joogaya Calderon & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Suuqa Kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo xirmay, marka laga reebo ciyaartoyda sida xorta ah ku jooga suuqa kooxna ma sameyn…

Karim Benzema Oo Loo Ogolaaday Inuu Mar Kale Matali Karo Qaranka France & Tababare Dechamps Oo Leh Go’aanka Ugu Dambeeya

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Faransiiska¬†Noel Le Graet ayaa albaabada u furay weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema kaas oo loo…

David Luiz Oo War Ka Soo Saaray Wararka Sheegaya Inuu Aflagaadeeyay Horyaalka Faransiiska Ka Dib Markii Uu Ku Soo Laabtay Chelsea.

Daafaca Chelsea David Luiz ayaa ku tilmaamay hadalo aflgaado ku ah horyaalka Faransiiska oo isaga loo saariyay inay yihiin been…

Anthony Martial & Oliver Giroud Oo Ka Saaciday Xulka France Inay Garaacaan Xulka Talyaaniga Xilli Goolhaye Gianluigi Donnarumma Uu Taariikh Dhigay.

Italy ayaa laga badiyay kulankoodii ugu horeysay ee ay ka hoos ciyaaraan tababare Giampiero Ventura iyadoo guuldarro 3-1 ay ka…

Miyay Markale UEFA Wax Ka Badali Doontaa Sharcigaha Ciyaaraha Kubbada Cagta? Qaar Ka Mid Ah Tabbaarayaasha Yurub Oo Dalbaday In Meesha Laga Saaro Waqtiga Dheeriga Ah Ee Kulamada Lakala Baxayo

Tababarayaasha kooxaha Yurub ayaa arbacadii yeeshay shirkooda sanad laha ah waxayna soo jeediyeen fikrada ah in meesha laga saaro waqtiga…

WARBIXIN: Jose Mourinho Oo Hogaaminaya Tababarayaasha Lacagta Ugu Badan Suuqa Ku Soo Bixiyay Iyo Tobanka Macalin Ee Lacagta Ugu Badan Suuqa Ku Soo Galiyay Oo Faah Faahsan

Tababaraha Manchester United ee Jose Mourinho ayaa caan ku ah in uu qabto kooxaha waa wayn ee Yurub marka laga…

Horyaalka Premier Leaque-ga Oo Lacagtii Abid Ugu Badnayd Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Ku Bixiyay Xagaagan Iyo Lacagaha Ay Horyaalada Kale Ee Yurub Suuqa Ku Bixiyeen

Horyaalka Ingiriiska ayaa noqday mid xagaagaba -xagaaga ka danbeeya sii laba jibaaraya lacagta uu suuqa kala iibsiga ku bixiyo iyada…

Warbixin: Seddex Horyaal Oo Rikoor Cusub Dhigay Iyo Lacagaha Ay Qarashgareeyeen Horyaalada Premier League, Serie A, Bundesliga, La Liga & Ligue 1.

Seddex horyaal oo ka mid ah shanta horyaal ee ugu waa weyn qaarada Yurub ayaa xagaagan jabiyay rikoorkooda suuqa kala…

Page 1 of 34123Next ›Last »