Home » Archives by category » Horyaalada » England

Shax Laga Sameeyay Ciyaartooydii Uu Ku Fashilmay Wenger In Uu La Soo Hishiiyo 20-kii Sano Ee Uu Hayay Kooxdaas , Ronaldo Ayaa Ku Jira

Wargeyska AS ayaa baahiyay shax cajiib ah oo laga sameeyay ciyaartooyda iska diiday tababare Wenger mudada uu hayay kooxdaas Macalinkaas…

Tababarihii Hore Ee Kooxda Liverpool Ee Gerard Houllier Oo Aaminsan In Kooxdiisii Hore Reds Ay Premier Leaque-ga U Tartami Karto

Tababarihii hore ee kooxda Liverpool ee Gerard Houllier ayaa aaminsan in kooxdiisii hore ee Reds ay haysato wixii ay ugu…

Daafica Paris Saint Germain Iyo Xulka Ivory Coast Ee Sergio Aurier Oo Lagu Xukumay Xabsi Labo Bilood ah, Miyuuse Wajihi Doonaa Arsenal ?

PSG daafaceeda buuxa ee Serge Aurier ayaa lagu xukumay xabsi labo bilood ah kadib markii uu u hanjabay sarkaal ka tirsan booliska…

RASMI: Mid Ka Mid Ah Da’yarta Ugu Fiican Manchester City Oo Heshiis Cusub U Saxiixay Kooxdiisa Sky Blues

Manchester City ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah da’yarta kooxdeeda ugu fiican iyada…

Griezmann Oo Chelsea Laga Doonayo, Man United & Leicester City Oo Ciyaartoy Isku Badalanaya, Benzema Oo Gunners Diirada U Saaran Iyo Tobanka Ciyaartoy Ee Maanta Oo Isniin Ah Inta Ugu Badan Suuqa Looga Hadlay

Asalaamu calaykum waraxmatulaah , maalin wanaagsan ama waqti kasta oo aad joogtaan oo wanaagsan dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga…

Antonio Conte, Claudio Ranieri Iyo Slaven Bilic Oo Hogaaminaya Tababarayaasha Uu Cadaadisku Haysto Ee Shaqadooda Waayi Kara Kadib Lix Kulan Oo Laga Ciyaaray Premier Leaqueg-a

Marka uu xili ciyaareedku bilaamayo waxaa lagu sii sharatamaa tababarayaasha ugu horeeya ee shaqadooda waayi doona, waxaana haddaba jira liis…

Gary Neville Oo Paul Pogba Iyo Ander Herrera Ugu Baaqay In Ay Isku Muujiyaan Kulamada Waa Wayn, Muxuuse Ka Yidhi In Mourinho Uu Labadan Xidig U Xulan Doono Khadkiisa Dhexe?

Halyaygii hore ee Manchester United isla markaana hadda ka hawl gala Sky Sports ee Gary Neville ayaa Paul Pogba iyo Ander…

Xidigihii Fashilmay Ee Kooxaha Chelsea Iyo Leicester City Oo Ka Buuxa Shaxda Kooxdii Ugu Xumayd Kulamada Todobaadkii Lixaad Ee Premier Leaque-ga

Waxanu hore idiinku soo gudbinay shaxda kooxdii ugu fiicnayd kulamadii lixaad ee Premier Leaque-ga kuwaas oo sida iska cad ka…

Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Kulamadii Lixaad Ee Premier Leaque-ga Oo La Soo Saaray, Philippe Coutinho Iyo Mesut Ozil Oo Hogaaminaya

Waxaa la ciyaaray kulamadii lixaad ee Premier Leaque-ga waxaana todobadkan guulo waa wayn gaadhay kooxaha Arsenal iyo Liverpool kuwaas oo…

“Lugaha Ayaan Kaa Jabin Doonaa” Ibrahimovic Oo Uga Digay Mino Riola Inuu Koox Kale Ka IIbiyo Paul Pogba Ka Hor Inta Uusan Heshiis Qaali Ah Ku Keenin Old Trafford

Wakiilka Weeraryahanka kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ninka lagu magacaabo Mino Riola ayaa shaaca ka qaaday inuu digniin ka helay…

Arsenal Oo Maanta Ogaan Doonta Inta Uu Leeg Yahay Dhaawacii Francis Coquelin Ku Soo Gaadhay Kulankii Chelsea

Kadib baadhitaano lagu sameeyay dhaawicii Francis Coquelin ku soo gaadhay kulankii Chelsea ayaa maanta la ogaan doonaa natiijadiisa iyada oo laga…

Antonio Conte Oo Qaar Ka Mid Ah Difaacyada Kooxdiisa Ka Diraya Stamford Bridge Kadib Guuldaradii Cuslayd Ee Kooxdiisa Ka Soo Gaadhay Arsenal

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa diyaar u ah in uu Stamfrod Bridge ka nadiifiyo difaacyada kooxdiisa ee qaab…

Kooxaha Borussia Dortmund Iyo Sporting Lisbon Oo Ku Maadsaday Labadii Barbaro Ee Ay Real Madrid La Soo Gashay Kooxaha Villarreal Iyo Las Palmas

Kooxda Borussia Dortmund oo ay Real Madrid talaadada wada ciyaari doonaan kulanka wareega labaad ee heerka Groupyada Champions Leaque-ga ayaa Los…

Kevin De Bruyne Oo Muddo Bil Ah Garoomada Ka Maqnaanaya, Dhaawiciisa Oo Ku Soo Aaday Waqti Ay City Adeegiisa Si Wayn Ugu Baahnayd Iyo Kulamada Uu Maqnaan Doono

Tababare Pep Guardiola iyo kooxdiisa Manchester City ayaa helay war xun iyada la xaqiijiyay  in xidiga qaab ciyaareedka cabiibka ah…

Kabtan Ku Xigeenka Liverpool Ee James Milner Oo Ka Hadlay Qaab Ciyaareedka Kooxdiisa Iyo Sida Ay Ciyaartoydu Booska Ugu Tartamayaan

Kabtan ku xigeenka Liverpool ee James Milner ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka fiican ee ay kooxdiisu ku jirto iyo tayada…

WARBIXIN: Kevin De Bruyne,Roberto Firmino Iyo Willian Oo Ka Soo Muuqday Liiska Xidigaha Ilaa Hadda Fursadaha Ugu Badan Ka Abuuray Premier Leaque-ga Balse Waa Kuma Xidigaha Hogaaminayaa?

Waxaa la ciyaaray kulamadii lixaad ee Premier Leaque-ga iyada oo natiijooyin waa wayn ay todobaadkan la kulmeen kooxaha qaar ka…

Tababare Jurgen Klopp Oo Halyaygii Liverpool Ee Jamie Carragher Iyo Gary Neville Kala Soo Muuqan Doona Barnaamijka Monday Night Football Ee Sky Sports

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa marti ku noqon doona barnaanmijika Sports ka baxa ee  Monday Night Football oo ay…

Sawirro: Paul Pogba Oo U Dabaaldegay Goolkiisii Ugu Horeysay Ee Man United Isagoo Booqday Maqaaxi Shiinees Ah.

Paul Pogba ayaa u dabaaldegay gooshiisii ugu horeysay ee Manchester United isagoo booqday maqaaxi Shiinees Ah. Xiddiga reer France ayaa…

Klopp Oo Looga Baaqayo Bayern, Conte & Guardiola Oo Ku Dagaalamaya Bonucci Iyo Wararkii Kale Ay Qoreen Wageysyada Maanta Oo Axad Ah.

Kooxda heysata horyaalka Jarmalka ee Bayern Munich ayaa dooneysa inay tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ka dhigato tababaraheeda xiga ee ka…

Koox Kale Oo London Ka Dhisan Oo Cesc Fabregas U Soo Bandhigeysa Wado Uu Kaga Baxsado Chelsea.

West Ham ayaa diyaar u ah inay dalab ka gudbiso Cesc Fabregas haddii uu ku hungoobo inuu boos ka helo…

Page 1 of 325123Next ›Last »