Home » Archives by category » Horyaalada

Garabka Borrusia Dortmund Andre Schurrle Oo Dhaawac Looga Saaray Xulka Jarmalka Ee La Ciyaaraya Finland Iyo Norway

Garabka Borrusia Dortmund Andre Schurrle ayaa laga saaray xulka qaranka Jarmalka ee la ciyaaraya Finland Iyo Norway kadib markii uu dhaawac…

Labada Manchester Oo Qabsaday Shaxda Kooxda Ugu Fiican Isbuucaan Horyaalka Ingiriiska Oo Ay Doortaan Shabakadda Goal.com

Shabakadda caalamiga ah ee Goal.com, ayaa soo saartay shaxda kooxda ugu wanaagsan isbuucan horyaalka Premier League-ga kadib markii la ciyaaray…

Madaxweynaha Nice: “Wac Mario Balotelli Una Sheeg Inaan U Baahanahay Weeraryahan”

Madaxweynaha kooxda reer France ee Nice ninka lagu magacaabo Jean-Pierre Rivere ayaa doonaya inuu la saxiixdo weeraryahanka kooxda Liverpool Mario Balotelli.…

Goorma Ayey Barcelona Ku Dhawaaqi Doontaa Saxiixa Weeraryahanka Valencia Paco Alcacer? Superdeporte Ayaa Ka Warbixisay

Barcelona ayaa qorsheyneysa iney dhameystirto saxiixa weeraryahanka kooxda Valencia Paco Alcacer sida ay ku warantay Superdeporte. Wararka ayaa intaas ku daraya in…

Cesc Fabregas Oo Ka Hadlay Wararka Xanta Ah Ee Sheegaya In Conte Uu Ku Wargeliyay Inuu Bixi Karo

Kubad sameeyaha Blues Cesc Fabregas ayaa gaashaanka u daruuray wararka xanta ah ee sheegaya in lagu wargeliyay inuu ka tagi…

Waa Kuwee TOBANKA Ciyaartoy Ee Maanta Oo Isniin Ah Loogu Hadal-heynta Badan Yahay Suuqa Kala Iibsiga? Halkan Kaga Bogo Liiska Oo Dhamaystiran.

Salamu calaykum waraxmatulaah, dhamaan akhristayaasha sharafta iyo ixtiraamka naga mudanow ku soo dhawaada barnaamujkeenii tobanka ciyaartoy ee ugu qiimaynta sareeya…

Goolhaye Marc-Andre ter Stegen Oo Jabiyay Rikoor La Liga U Yaalay 10-Sanadood Kulankii Athletic Bilbao

Pep Guardiola Miyuu la saxiixday goolhaye qaldan? Waa su’aal adag in laga jawaabo, basle goolhayaha da’da yar ee dalka Jarmalka Marc-Andre…

Ma Joojin Karo Caawinaadda: Mesut Ozil Oo Arsenal Ka Caawiyay Iney Lasoo Saxiixato Shkodran Mustafi – Sidee?

Tababare Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay dhameystirtay saxiixyada Shkodran Mustafi Iyo Lucas Perez kadib kulankii ay guusha ka heleen…

Hazard, Sanchez & Rashford Oo Hogaaminaya Shaxda Kooxda Isbuuca EPL-ka Oo Uu Soo Doorto Khabiirka BBC-da Garth Crooks

Todobaadkii sadexaad ayaa la ciyaaray kulamada horyaalka Ingiriiska iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin aysan marna ka murugoon kooxaha ugu waaweyn…

Wayne Rooney Waa Inuu Isaga Fariisto England Si Uu U Badbaadiyo Mustaqbalkiisa Manchester United – Alan Shearer

Halyeeygii hore qaranka England Alan Shearer ayaa aaminsan in Wayne Rooney ay u wacnaan laheyd inuu isaga fariissto ciyaaraha caalamiga ah…

Garsooraha Hawlgabay Ee Graham Poll Muxuu Ka Yiri Falkii Uu Sergio Aguero Ku Xusuleeyay Winston Reid

Hadal heynta ugu badan ee horyaalka Ingiriiska waa falkii uu xalay Sergio Aguero kula kacay daafaca reer New Zealand Winston…

Shkodran Mustafi Oo Shaaca Ka Qaaday Sababtii Uu Uga Tagay Valencia Uguna Biiray Arsenal & Doorka Uu Mesut Ozil Ku Lahaa.

Baadigoobkii ay Arsenal ugu jirtay inay hesho bedelka mudada dheer ee Per Mertesacker ayaa ugu danbeysay soo dhamaaday. Sida uu…

Barcelona Oo Garoonka San Mames Ku Garaacday Athletic Bilbao Iyadoo Tababare Luis Enrique Uu U Dabaaldegay Guushiisii 100aad Ee Barcelona.

Barcelona ayaa guul ay u dagaalantay ka gaartay kooxda Athletic Bilbao oo ay ku garaaceen garoonka San Mames iyagoo uga…

Tababaraha Xulka Ingariiska Sam Allardyce Oo Magacaabay Xulkiisii Ugu Horeysay – Rooney Waa Khad Dhexe, Michael Antonio Oo Loo Soo Yeeray & Walcott Oo Soo Laabtay.

Tababaraha cusub ee xulka Ingariiska Sam Allardyce ayaa magacaabay xulkiisii ugu horeysay ee tan iyo markii shaqadaan loo dhiibay, waxaana…

Mauro Icardi Oo Hal Dhibic U Badbaadiyay Inter Milan Xilli Ay Barbaro Kula Galeen San Siro Kooxda Palermo.

Mauro Icardi ayaa dhibic u badbaadiyay kooxda Inter Milan iyagoo barbaro 1-1 ah kula galay Palermo ciyaar xiiso laheyd oo…

Xiddiga Chelsea Eden Hazard Oo Si Dadban U Duray Tababarihiisii Hore Jose Mourinho.

Eden Hazard ayaa u muuqday si dadban u duraya tababare Jose Mourinho ka dib markii uu ku hogaamiyay Chelsea inay…

Dowlada Venezuela Oo Diiday Caawinaad Uu U Fidiyay Xiddiga Juventus Dani Alves.

Daafaca kooxda Juventus Dani Alves ayaa diyaar u ahaa maalmo ka hor inuu dawo lagula dagaalamo cudurka Cagaarshowga C u…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Athletic Bilbao v Barcelona – Umtiti Oo Weli Booska Ka Heysta Mascherano, & Ter Stegen Oo Gool Ku Soo Laabtay.

Goolhaye Ter Stegen ayaa dib u soo laabtay ka dib dhaawac uu ku seegay kulankii Real Betis iyadoo goolhayihii kale…

Daawo: Sergio Aguero Oo Halis Geliyay In Laga Ganaaxo Kulanka Manchester Derby Ka Dib Xusul Uu Ku Dhuftay Winston Reid.

Sergio Aguero ayaa laga yaabaa inuu seego kulanka Manchester derby ka dib markii uu muuqday inuu xusul wajiga kaga dhuftay…

Manchester City Oo Ku Soo Laabatay Hogaanka Premier League Ka Dib Markii Garoonkooda Etihad Kaga Badiyeen West Ham.

Kooxda Manchester City ayaa ku soo laabatay hogaanka horyaalka Premier League ka dib markii ay badiyeen kulankoodii 3aad ee xilli…

Page 1 of 464123Next ›Last »