Home » Archives by category » Champions League

Real Madrid Oo Kulanka Champions Leaque-ga Ee Legia Warsaw Ku Ciyaari Doonta Garoon Madhan Oo Albaabada Loo Xidhay Iyo UEFA Oo Ganaax Ku Soo Rogtay Legia Warsaw

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa ganaax gadhka u galisay kooxda ree Poland ee Legia Warsaw kadib markii ay jamaahiirta…

CR7, Cavani & Walcott Oo Ka Mid Ah Xiddigaha U Sharaxan Ciyaaryahankii Isbuucaan Ugu Fiican Champions League.

Xiriirka kubada cagta Yurub ayaa soo saartay liiska sideeda ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta xiddiga isbuuca Champions League ka dib…

Ciyaartoydee Ayuu Daawanayay Agaasimaha Barcelona Robert Fernandez Kulankii Atletico & Bayern Munich Ee Xalayto?

Agaasimaha Barcelona Robert Fernandez ayaan la tagi kooxdiisa Jarmalka kulankii ay xalayto la ciyaarayeen Borussia Monchengladbach. Taas bedelkeeda waxa uu…

Thorgan Hazard Oo Gool Ka Dhaliyay Barcelona Kulankii Xalayto – Twitter Oo Looga Maadeysatay Walaalkiis Ka Weyn Eden Hazard.

Inaad aragto walaalkaa ka yar oo gool ka dhalinaya Barcelona kulan Champions League waa qasab inay tahay farxad weyn, waana…

Waa Maxay Sababtii Ay Arsenal U Xiratay Maaliyadeeda Martida Iyadoo Joogta Garoonkeeda Emirates Kulankii Xalayto Ee Champions League?

Arsenal ayaa guul sahlan ka gaartay Basel kulankii Champions League ee xalayto laakiin waxa ay ku ciyaarayeen maaliyadooda martida ee…

Muxuu Pep Guardiola Ka Yiri Barbarihii 3-3 Ee Ay Xalayto Kooxdiisa Man City Ku Qabatay Kooxda Celtic Ee Champions League?

Pep Guardiola ayaa qirtay in kooxdiisa Manchester City ay baratay cashar qiimo leh ka dib markii ay seddex jeer dib…

Atletico Madrid Oo Markale Murugo Baday Bayern Munich,Carlo Ancelotti Oo Markale Dhibaato Kala Laabtay Diego Simeone Iyo Natiijoonkii Kale Oo Kulamadii Champions Leaque-ga

Kooxda Atletico Madrid ayaa guul muhiim ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Bayern Munich kulan ka tirsanaa wareega labaad ee heerka…

Arda Turan & Gerard Pique Oo Barcelona Ka Caawiyay In Ay Guul Soo Laabsho Ah Ka Soo Gaadhay Kooxda Borussia M’Glabach Iyo Balaugrana Oo Dheeraysatay Hogaanka Group C

  Barcelona ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaadhay kooxda ree Germany ee Borussia M’Glabach kadib markii qaybtii hore…

Kooxaha Celtic & Man City Oo Kulan Cajiib Ahaa Dhibcaha Ku Qayb Saday, Rekoodhkii Guulaha Ee Guardiola Oo La Soo Gabagabeeyay Iyo Da’yarka Moussa Dembélé Oo Laba Gool Dhaliyay

Kooxda Celtic ayaa soo gabagabaysay rekoodhkii guulaha boqolkiiba boqolka ahaa ee kooxda Guardiola ee Manchester City kadib markii kooxda ree…

Theo Walcott Oo Kooxdiisa Arsenal Guul U Horseeday Isaga Oo Laba Gool Dhulka Ku Jiiday Kooxda FC Basel Iyo Gunners Oo Heshay Saddexdii Dhibcood Ee Ugu Horeeyay Kulamada Champions Leaque-ga

Arsenal ayaa guul raaxo leh Emirates Stadium kaga gaadhay kooxda FC Basel iyada oo Arsenal ay guushan xaqiijisay qaybtii hore…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Brussia M’Glabach Vs Barcelona Iyo Paco Alcacer Oo Safka Weerarka Kula Soo Bilawday Luis Suarez & Neymar JR

Kadib markii ay kulankii ugu horeeyay Champions Leaque-ga ay Camp Nou si xun ugu xasuuqday ayay Barcelona kulankeeda labaad marti u…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal Vs FC Basel, Wiilasha Walaalasha Ah Ee Granit Xhaka iyo Taulant Xhaka Oo Shaxaha Labada Kooxood Ku Soo Kala Bilawday

Arsenal ayaa Emirates Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda ree Switzeraland ee FC Basel, wuxuuna kulankani ka tirsan yahay kulamada labaad…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Celtic Vs Manchester City, Sergio Aguero Iyo Nolito Oo Ku Soo Wada Bilawday Shaxda Guardiola

Tababare Pep Guardiola iyo kooxdiisa Manchester City ayaa Scotland marti ugu ah kooxda Celtic oo kulankii hore dhabar jab wayn…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Atletico Madrid Vs Bayern Munich, Lewandowski Iyo Griezmann Oo Labada Kooxood Kala Hogaaminaya

Bayern Munich ayaa xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah la ciyaaraysa kooxda Atletico Madrid waxayna Bavaria caawa marti ku tahay…

Cristiano Ronaldo Oo Aaminsan In Kooxdiisa Real Madrid Ay Sanadkii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ay Ku Guuaysan Karto Champions Leaque-ga, Muxuuse Ka Yidhi In Uu Mustaqbalka Tababare Noqon Doono?

Cristiano Ronaldo ayaa aaminsan in kooxdiisa Real Madrid ay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh ah ay ku guulaysan karto Champions…

Halkan Kaga Bogo Shaxaha Macquulka Ah Ee Ay Caawa Koox Kastaaba Kula Soo Shirtagi Karto Kulamada Champions Leaque-ga, Ciyaartoyda Dhawaaca Koox Kasta Kaga Maqan Iyo Ciyaartoyda Uu Shakigu Ku Jiro In Ay Kulamadan Ciyaari Karaan Oo Dhamaystiran

Caawa waxaa garoomada Yurub laga ciyaari doonaa kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan Champions Leaque-ga iyada oo kulanka…

Daawo : Ronaldo Oo Xalay Sameeyay Qalad Uu Ku Muteysan Karo Ganaax Uu Kala Kulmo Champion-ka

Ronaldo ayaa xalay ku kacay hab ka baxsan anshaxa kubadda cagta intii lagu jiray kulankii Dortmund iyo Real Qeybtii labaad…

Borussia Dortmund & Real Madrid Oo Dhibcaha Ku Qaybsaday Signal Iduna Park, Wiilasha Zidane Oo Kulankii Saddexaad Oo Xidhiidh Ah Barbaro Galay Iyo Natiijoonkii Kulamadii Kale Ee Champions Leaque-ga

Kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid ayaa barbaro ku kala baxay kulan adag oo ka tirsanaa kulamada labaad ee Champions…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulamada Champions Leaque-ga Ee Oo Ay Ku Jiraan, Juventus, Liecester City, Tottenham Iyo Kooxo Tiro Badani

Halkan kaga bogo shaxaha rasmiga ah ee kulamada kale ee Champions Leaque-ga ee cawa lagu ciyaaro garoomada Yurub iyada oo…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Borussia Dortmund V Real Madrid- Keylor Navas Oo Markii Ugu Horaysay Xili Ciyaareedkan Shaxda Zidane Ku Soo Baxay Iyo BBC Oo Safka Weerarka Hogaaminaya

Real Madrid ayaa caawa kooxda Borussia Dortmund marti ugu ah Signal Iduna Park kulanka labaad ee heerka groupyada Champions Leaque-ga. Zidane…

Page 1 of 37123Next ›Last »