Scroll to Top

Laacib.net

Your Home Of Football News – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.

BERLIN (Reuters) – Bayern Munich spurned a hatful of chances in their 2-1 home loss to Real Madrid in the Champions League semi-final first leg on Wednesday but coach Jupp Heynckes said the fact they created so many opportunities proves the Spaniards are vulnerable. Bayern should have been several goals to the good in the first half with Thomas Mueller, Robert Lewandowski,...

Real Madrid ayaa Allainz Arena ku soo dhawaynaysa kooxda koobka UEFA Champions League difaacanaysa ee Real Madrid, waaana kulan si wayn loo sugayay tan iyo maalintii la sameeyay isku aadka afar dhamaadka tartankan. Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa caawada wada ciyaari doona kulankoodii 25 aad ee tartanka kooxaha Yurub, waxayna hore mid kastaaba u soo guulaysatay 11 kulan...

Bayern Munich ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa Real Madrid iyadoo labada kooxood ay mid walba leedahay hammi gaar ah, Los Blancos waxey isha ku heysaa iney koobkaan badbaado uga dhigto xilli ciyaareedkeeda, halka Bavaria ay dooneyso iney mar kale sadexley ku sagootiso Jupp. Difaacdayaasha koobka [Real Madrid] waxey xili ciyaareedkii hore ka takhaluseen Bayern Munich markii...

Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa habeen dambe ku kulmi doona garoonka Allianz Arena ee gobolka Bavaria – lugta hore wareega Semi Final-ka koobka Champions League iyadoo ay jirto walaac badan oo ay wiilasha Jupp Henckess ka qabaan Ronaldo oo marka la joogo heerarkaan si fiican u shaqeeya. Daafaca reer Jarmal ee Jerome Boateng ayaa ku tilmaamay Ronaldo inuu yahay xidig...

Halyaygii hore ee xulka qaranka Spain iyo kooxaha Real Madrid iyo Bayern Munich ee Xabi Alonso ayaa ka hadlay kulanka xiisaha badan ee sida wayn loo sugayo ee kooxihiisii hore ee Madrid iyo Bayern ku dhex mari doona afar dhaamadka UEFA Champions League. Alonso ayaa Real Madrid iyo Bayern Munich waqtiyo fiican ku soo qaatay wuxuuna ogyahay muhiimada ay labadan kooxood u...

BERLIN (Reuters) – Bayern Munich clinched a sixth successive Bundesliga title with five games to spare on Saturday by winning 4-1 win at Augsburg despite falling behind to a bizarre own goal. Bayern’s celebrations looked in danger of being delayed when the ball went into their net off their own defender Niklas Suele. However, Corentin Tolisso and James Rodriguez replied...

SEVILLE, Spain (Reuters) – Bayern Munich fought back with a deflected own goal and a late header from Thiago to claim a 2-1 win at Sevilla in an exciting Champions League quarter-final, first leg clash on Tuesday. Pablo Sarabia had put Sevilla ahead in the 32nd minute when he got the better of Juan Bernat to control Sergio Escudero’s cross and fire home at the back...

Daafaca bidix ee Bayern Munich David Alaba ayaa jeclaan lahaa inuu ku biiro Arsenal halkii uu kaga biiri lahaa kooxda sida weyn dooneysa ee Manchester United, sidaasi waxaa qaba Daily Mirror. 24 jirkaan ayaa si weyn loola xiriirinayaa inuu u dhaqaaqi doono horyaalka Premier League waxaana saxiixiisa ku dagaalamaya kooxaha United, Arsenal iyo Manchester City kuwaasoo...

Eurosport – Pierre-Emerick Aubameyang scored his 15th goal of the season as Borussia Dortmund handed Bayern Munich their first defeat of the Bundesliga season. In a frenetic first half, the Gabon striker struck early on after connecting with Mario Gotze’s low cross. Carlo Ancelotti’s side improved as the half wore on and may feel aggrieved that Marc Bartra was not...