Caajib: Daawo Koox Abuurtay Qaab Cusub Oo Loo Laadka Xorta Ah, Farsamo Cajiib Ayay Sameeyeen

by Abdiweli Adan Jamac | Friday, Oct 13, 2017

Kubada cagta adduunka ayaa maalin walba wax cusub lagu arkaa iyada oo xiddigaha ciyaara ay maalinta wax cusub ikhtiraacaan kuwaas oo dad badan ka yaabsada.

Kulank ak tirsanaa horyaalka Japan ayay xiddigihii ciyaarayay adduunka bareen qaab cusub oo goolka loo dhaliyo laadka xorta ah.

Kooxdii laaganaysay laadka xorta ah ayaa dagtay qorshe ay ku khal-khaliyaan goolhayahya iyaga oo gidaar kale oo waliba socda ka hor sameeyay midkii ay kooxda kale samaysay Laacitv Ka Daawo Muuqaalkan