BOOOM!!!: Daawo Halyeeyaga Arsenal Robert Pires Oo Ceebaystay Halyeeyga Barcelona Ee Carles Puyol, Waxba Ulamuu Hadhin

by Abdiweli Adan Jamac | Tuesday, Jul 18, 2017

Xiddigii hore ee xulka qaranka France iyo kooxda Arsenal ee Robert Pires ayaa ceebaystay halyeeygii hore ee kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Spain ee Carles Puyol iyaga oo isaga hor yimid kulan ka tirsan tartanka StarSixes.

pires ayaa kubada lugta ku dhigay isaga oo si cajiib ah u farsameeyay puyol dhulkana ugu tuuray halyeeyga Barcelona isaga oo iska sii watay kubadiis.

Halyeeyaga Ayaan iska ilaaliyay dhaawac halis ah oo uu isna u gaysto Puyol maadaa uu dhawaan dhaawac halis ah u gaystay Phil Neville Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Aragtidaada Ku Dhiibo Facebook

comments