Bandhiga Messi: Daawo Wacadaraha Uu Lionel Messi Ka Dhigay Tababarkii Ugu Dambeeyay, ilaa Adigaa Yaabaya Wuxuu Samanayo

by Abdiweli Adan Jamac | Wednesday, Feb 14, 2018

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaan mucjiso ka dhigin kulamada Rasmiga ah oo kaliya laakiin waxa uu wacadaro aan caadi ahayn ka dhigaa tababarka kooxdiisa.

Lionel Messi ayaa sameeya waxyaabo kaa yaabinaya marka uu tababarka ku jiro isaga oo aan waliba u nixin xiddigaha ay isku kooxda yihiin.

Hadaba waxa aan muuqaalkan ku soo bandhigaynaa wacdarihii uu xiddiga reer Argentine ka dhigay tababarkii ugu dambeeyay ee kooxdiisa Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

10 Fekradood ayaa laga dhiibtay ilaa iyo haatan. Ku soo biir dood wadaaga.

  1. owcabdule 14-02-2018 at 2:50 pm -

    Barcelona aad ayay ushidantahay koobab badanna wayqaadi sida championka

  2. owcabdule 14-02-2018 at 2:48 pm -

    waxay kamidtahay naadiyaasha ugu adag ciyaaraha

  3. Mahad Hassan 14-02-2018 at 2:05 pm -

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh.sxb waxan wax mahaan.hhhh cr7 trainingisa maaragday anaka uerobe jokno wali spain real madrid ayaan kajoka youtubeka.waxa laso dika iyo tv yasha spain.match iska daa cr7 trainingisa ogu danbeya aya tv yasha laka soo daya.messi match baas waye.marka labadoda isgu midh mshan cr7 waa ninka oguu cansan adunka iyo ciyariyanka abid bononi delo ninka ogu lacakta badhan cr7 nanestisa waxa ladaha king of world athelates all sports boqorgoga waye.messi eber waye.cr7 waa ninika lacakaha ogu badhan qado sanadki.iyo isbuce.iyo bishi football bass maahan all sports hadey ahaan lehed boxing football basketball tennis mma all cristiano ronaldo aa king kaha sxb 2016 iyo 2017 biladaha ogu badan abid asaka ayaa qaday 2016.2017 record yashu dikay ayaa kabadan messi intu banoni delaye. Hhhhh hhhhh hhhh waxaa adh sodeyseen maba nila fican wad xanun santihin cr7 trainingisa firi tv yasha alaka sodaya iska daaf youtubke
    Cr7 king of football and he is best player in the world and he is most haighest paid footballer and athelate in the world and fifth person of world haighest paid man.so messi poor and he is nothing in front cr7. Cr7 he got more fans than messi. Ronaldo is the best player that ever lived in football.the greatest player of history of football cr7 the best in the world the best ever. Cr7

  4. Zekeriye jamac 14-02-2018 at 1:53 pm -

    Hhhhhhhh way fashilmeen taa waxa kasi daran labadii sano ee ugu danbeyey isaga oo tagan ayuu ka diray lacibtinimada hase ahaate lacibka laguma siiyo lacibtinimada skills ee waxa lagu siya muxu faaiido kenay halkuse nadigisa gadhaiyey muxuse uso kordhiyey nadiga shabaqase ma tabtay

  5. ABDILAHI KROOZ 14-02-2018 at 1:06 pm -

    Zaw lama kala xizhoonaYo
    Waar Waxaanu idin Ka Qorno
    La kaalaya waxaYabo zanad
    Ka Hor dhacaY hazoo zheeginE
    Ronaldo is the best of the world
    Ka naxaw naFta waaa

  6. Cabdalle 14-02-2018 at 7:43 am -

    Ma ahan tababarkii ugu dambeyay kani, beentan miyaa nala wadagtan mar kaste lacib.net xishoda bal sxbyl.

  7. cabdalla 14-02-2018 at 7:18 am -

    misse waa ciyaar yahanada dunida soo maray midka ugu fiican xitaa pele iyo maradoona waa ka fiicnyahay waa dhacdaa maalin walbo inoow farsamo cajaa.ib leeh sameeyo mrk abadir iyo aman ronaldaha aad sheegeeysiin wax jiro mahan hana dhihina idaacada gool ama raadiyaheeda maxaad norald usoo bandhigi weyseen wxy soo bandhigayaan wixi cajiib eh ee oska deeya rag iska riixa.

  8. Abadir 14-02-2018 at 7:07 am -

    Saaxiib Ronaldo maalinkasta ciyaaryahno Buu xasuuqaa tawabarka wax Buu ku xasuuqaa
    Maxaad u Soo galinwayday ka Ronaldo oo aad u Soo galisay Messi
    Maxeyse ku kala duwan yihiin

  9. Aman 14-02-2018 at 2:41 am -

    Kani ma ahan tababarki ugu dambeeyay waxaa kamuuqda video turan
    Waxa wanaagsan in aat kusoo galisaan xaqiiq Maya been
    1 Fake
    2 Fake
    3 Fake
    100% Fake

    • Cabdalle 14-02-2018 at 7:45 am -

      Aad iyo aad broh tababarkan wa markii ee fasaxa kaso labten pagekana fake ayuu wadaa.