Scroll to Top

Laacib.net

Your Home Of Football News – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.


Abdirahman Qoslaaye

Saxafi Sports

Xidiga Arsenal Mesut Ozil ayaa diiday inuu beeniyo wararka isaga la xiriirinaya inuu ku laaban doono kooxdiisi hore ee Real Madrid isagoona shaki sii galiyay mustaqbalkiisa garoonka Emirates Stadium. Xidiga heerka caalami ee xulka Germany ayaa ka tagay Madrid sanadii 2013 wuxuuna kamid noqday xidigaha ugu fiican horyaalka Premier League laakin wuxuu diidan yahay inuu...

Daafaca bidix ee Bayern Munich David Alaba ayaa jeclaan lahaa inuu ku biiro Arsenal halkii uu kaga biiri lahaa kooxda sida weyn dooneysa ee Manchester United, sidaasi waxaa qaba Daily Mirror. 24 jirkaan ayaa si weyn loola xiriirinayaa inuu u dhaqaaqi doono horyaalka Premier League waxaana saxiixiisa ku dagaalamaya kooxaha United, Arsenal iyo Manchester City kuwaasoo...

Reuters: Nice stayed three points clear at the top of Ligue 1 after Valentin Eysseric’s fine second-half goal gave them a 1-0 win away to St Etienne in an entertaining match on Sunday. The result put Nice on 32 points from 13 games, three ahead of second-placed Monaco, who won 3-0 at Lorient on Friday, and champions Paris Saint Germain in third after they beat Nantes...