Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.


Abdiweli Adan Jamac

This user hasn't shared any profile information

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Everton ee James McCarthy ayuu soo gaaray dhaawac naxdin leh kadib markii ay lugtu jabtay intii lagu guda jiray kulan premier league ah oo u dhexeeya kooxaha Everton iyo West Ham. Dhaawac xun ee soo gaaray ayaa xitaa keenay in oo ooyi xiddigii dhaawac soo gaarsiiyay James McCarthy ee Salomon Rondon kaas oo si aad ah uga naxay dhaawaca. James...

Kooxda Liverpool ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee dhulka dhigto kooxda Man City kadib markii ay guuldaro la,aan ahayd 22 kulan oo xiriir ah horyaal. Tababare Jurgen Klopp ayaa Guardiola kala tagay qorshe uu ugu tala galay sidii uu u joojin lahaa xiddigaha Man City ee qaabka Fiican ku jira. Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhigi qaabkii uu Jurgen Klopp u qabtay...

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa xagaagii ku biiray kooxda PSG isaga oo lacag waali ah uga tagay kooxda Barcelona waliba noqday xiddiga ugu qaalisan suuqa kala iibsiga. Laakiin xiddiga reer Brazil ayaa dhibaato weyn la kulmay markii uu ku biiray PSG taas oo ahayd in ugu horayntii Cavani u diiday in uu laagto rikoorada ama laadka xorta ah. Inkasta oo uu haatan isagu laagto...

Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa durba u muuqda mid ay la coloobeen taageerayaasha kooxda PSG kadib markii ay ku oriyeen taageerayaasha kooxdiisu. Xiddiga reer Brazil ayaa 4 gool dhaliyay kulankii ay PSG 8/0 uga badisay kooxda Dijon kulan ka tirsanaa horyaalka Dalka France ee Leagu 1. Laakiin taageerayaasha ayaa Neymar ku oriyay markii uu laaganayay rikoorihii ugu dambeeyay...

Alexis Sanchez ayaa ka sii socda kooxda Arsenal inkasta oo ay isku dayday in ay sii haysato ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan aynu ku jirno. Xiddigan ayaa ku dhaw in uu ku biiro kooxda Man United isaga oo noqon doona saxiixa ugu horeeya ee uu Jose Mourinho sameeyo suuqa January. Hadaba waxa baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal qosol leh oo ka turjumaya qaabka ay Arsenal...

Xiddiga garabka weerarka uga ciyaara kooxda Man United ee Jesse Lingard ayaa si hoose u soo dusiyay in uu Alexis Sanchez tijaabada caafimaadka u maray kooxda Man United. Jesse Lingard ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay arin muujinaysa in uu Sanchez Man United tijaabada caafimaadka u maray. Xiddigan ayaa iska soo duubay muuqaal isaga oo leh “ku soo dhawaw, ku raaxayso...

Xiddiga ugu qaalisan suuqa kala iibsiga ee Neymar ayaa mar kale soo saaray dabaal deg aad loola yaabay si weyn looga hadal hayo adduunka. Neymar ayaa gool qurux badan dhaliyay kulankii ay kooxda PSG guuusha weyn ka gaartay kooxda Dijon kulan ka tirsanaa horyaalka France. Xiddiga reer Brazil ayaa dhaliyay 4 gool oo ka mid ah 8 ay ku badisay kooxda PSG waxana uu si aan horay...

Xiddiga reer France ee Dimitri Payet ayaa dhaliyay gool madax wareer ah dhaliyay taas oo keentay in uu goolhayihii kooxda kale dhaawac xun soo gaaro. Kulan ka tirsanaa horyaalka France ayay kooxda Marseille guul 2/0 ah ka gaartay kooxda Strasbourg xilli uu Payet Dhaliyay waali ah. Payet ayaa si cajiib ah ku dhaafay goolhayaha goolkana shabaqa dhex dhigay laakiin goolhayaha...

Xiddiga u ciyaara kooxda Stoke City ee Stephen Ireland ayaa ceebaystay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba intii lagu guda jiray kulankii ay United guusha ka gaartay Stoke City. Stephen Ireland ayaa garoonka dhexdiisa ku ceebaystay Pogba isaga oo labada lugood ee xiddig reer France ka saaray kubad uu baasayay. Taageerayaasha ayaa si weyn ula dhacay...

Xiddiga Alexis Sanchez ayaa ku sii dhawaanaya in uu ku biiro kooxda Man United inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga January si ay ugu xoojiyaan kooxda. Xiddigan reer chile oo heshiiskiisu dhacayo dhamaadka xilli ciyaareedkan ayaa doonaya in uu isaga tago kooxda Arsenal kadib markii uu diiday heshiis cusub. Hadaba waxa aanu warbixintan ku soo bandhigi doonaa waxa uu xiddigan...

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Roberto Firmino ayaa gool qurux badan ka dhaliyay kooxda Man City kulankii ay kooxdiisa Liverpool guusha ka gaartay City. Roberto ayaa taageeraayasha Liverpool xasuusayay gool uu 23 sano ka hro Robbie fowler ka dhaliyay kooxda Man United kulan horyaalka ahaa. Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo bandhignay is bar-bar dhig lagu sameeyay labada...

Garsoore horyaalka France ah ayaa khatar weyn ku jira kadib markii uu xiddig harantiyay waliba ugu daray kaarka cas kulan ka tirsanaa horyaalka France. Garoore Tony Chapron ayaa harantiyay xiddiga kooxda Nates ee Diego Carlos kadib markii uu xiddiga isku dheceen iyaga oo ordaya. Garsooraha ayaa waliba harantiyay xiddiga Carlos u raaciyay kaarka cas ciyaartana ka saaray...

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa si maldahan uga soo muuqday kulankii ay Liverpool guusha ka gaartay kooxda Man City kulan ka tirsanaa horyaalka premier leageu. Kadib markii uu xiddiga weerarka uga ciyaara Liverpool ee Roberto Firmino dhaliyay goolka 2-aad ee ciyaarta ayuu iska saaray maaliyada intii uu dabaal degayay. Xiddiga daafaca uga ciyaara Liverpool...

Kooxda Barcelona ayaa dhamaystirtay saxiixa philippe Coutinho oo ay ku raad joogtay muddo badan iyada oo ka dhigtay xiddiga 2-aad ee ugu qaalisan suuqa kala iibsiga. Xiddigan ayay Barcelona ku arkootay kulan 2016 saaxiibtimo ah oo ay la ciyaaraysay kooxda Liverpool kulankaas oo uu Coutinho soo bandhigay qaab waali ah farsamooyin cajiib ahna soo bandhigay. Hadaba waxa aanu...

Daafaca cusub ee Kooxda Barcelona ee Yerry Mina ayaa sameeyay arin la yaab leh intii la soo bandhigayay isaga oo kabihii uu xirnaa isaga siibay garoonka dhexdiisa. Yerry Mina ayaa shalay si Rasmi ah u noqday xiddig Barcelona ah kadib markii uu qalinka ku duugay heshiis 5 sano iyo bar- ah oo uu ku joogi doono Camp Nou. Xiddigan ayaa intii la soo bandhigay go,aansaday in...

Mohamed salah ayaa qaab ciyaareed aan caadi ahayn ku jira xilli ciyaareedkan isaga soo si cajiib ah ku bilowday noloshiisa Liverpool. Kadib qaab ciyaareedkaas Waxa jira is bar-bar dhig badan oo Salah lala bar-bar dhigay xiddiga adduunka ka yaabsaday ee Lionel Messi. Guardiola ayaa la waydiiyay is bar-bar dhiga wakhtigii lagu sameeyay labada xiddig laakiin Guardiola ayaa...

Horyaalada kala duwan ee reer Yurub ayaa maraya meel xiiso leh xilli ay kooxaha ka qayb galaya ay isku dayayaan sidii ay ugu dhamaysan lahaayeen. Kulamo xiiso leh ayaa laga ciyaaray todobaadkan kuwaas oo la kala dhaliyay goolal aad u quux badan kuwaas oo noqday goolashii ugu quruxda badnaa todobaadkan. Hadaba Waxa aynu muuqaalkan ku soo bandhigi doonaa 10-kii gool ee ugu...

Xiddiga reer Spain ee Diego Costa ayaa wali sii wada waxyaabihii la yaabka iyo qosolka lahaa ee uu samaynayay kadib markii uu ka tagay. Costa ayaa looga bartay in uu waxyaabo la yaab leh ka dhex sameeyo garoomada kulamada ama tababarka kooxdiisa taas oo ay si gaar ah saxaafadu ula socdaa. Hadaba xiddigan ayaa sameeyay arimo la yaab leh intii uu ku jiray tababarka kooxdiisu...

Xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa si cajiib ah u soo dhaweeyay xiddiga reer Colombia ee Yerry Mina oo ku soo biiray kooxda Barcelona. Lionel Messi iyo Luis Suarez ayaa si qalbi furan ah ugu soo dhaweeyay xiddiga iyaga oo laabta galiyay markii uu tababarka ku booqday. Yerry Mina oo daafaca ka ciyaara ayaa noqday saxiixii 2-aad...

Xiddiga cusub ee kooxda Barcelona ee Philippe Coutinho ayaa bilaabay tababarkii uu kaga soo kabsanayay dhaawacii uu qabay ka hor inta uuna ku soo biirin kooxda. Coutinho ayaan ciyaari doonin muddo 20 maalmood ah kadib dhaawac uu kala yimid kooxda Liverpool kuna seegay kulamadii ugu dambeeyay ee Reds. Hadaba waxa aanu muuqaalkan ku soo gudbin doonaa tababarka ka soo kabsashada...