Aqristeyaasha Shabakada Ciyaaraha The Sun Oo U Codeeyay Kooxdii Ugu Fiicneyd Premier League, Man United Oo 6 Ciyaartooy Ku Leh Iyo Arsenal, Liverpool Iyo Chelsea Oo Ciyaartooy Ugu Jiraan

by Abdirahman Qoslaaye | Tuesday, Oct 18, 2016

Shabakada ciyaaraha The Sun ayaa todobaadkii h--e sameysay codey ay aqristeyaasheeda ku weydiineyso ciyaartooydii ugu fiicneyd taariikhda horyaalka Premier league waxayna u codeeyeen 11 ciyaartooy.

SIda lagu daabacay The Sun, aqristeyaasha jariiradaan ayaa u codeeyay lix xidig oo Man United ah iney kamid noqdaan 11 kii ciyaartooy ee ugu fiicnaa taariikhda horyaalkaan tan iyo markii magaca laga badalay 25 sano ka hor.

Sidoo kale kooxaha Arsenal, Chelsea iyo Liverpool ayaa ciyaartooy ku leh iyadoo xidigii h--e ee Arsenal iyo CHelsea ee Ashley Cole uu yahay xidiga soo buuxiyay liiska si lamid ah Alen Sherear.

Hadaba Waa Sidee Shaxda Kooxdii Ugu Fiicneyd Taariikhda Epl Marka Loo Eego Aqristeyaasha The Sun.

Goolhaye:Peter Schmeichel:

Daafacyada: Gary Neville, John Terry, Rio Ferdinand, Ashley Cole

Khadka Dhexe: Cristiano Ronaldo, Steven Gerard, Paul Scholes, Ryan Giggs.

Weerarka: Alan Sheraer Iyo Thiery Henry.

all-time-xi

Hadaba aqriste adiga maku raacsan tahay aqristeyaasha The Sun shaxda ay soo xusheen ? Hadii aad wax ka badaleyso shaxdaan ayaad isku badali laheyd ?

Like it? Share it!

25 Comments so far. Feel free to join this conversation.

  1. abdilahi daahir DiRhamooooZ 19-10-2016 at 1:11 pm - Reply

    Viva arsenal

  2. sawaar 19-10-2016 at 11:27 am - Reply

    Goorba waa 10 kii sanno ee ugu dambeeyay ee ma ahan xiliyadda horyaalka oo dhan hadaba anigu fikradeyda waxaan ku dari lahaa Lampard waayo waa dhex ka wanaagsan Scholes dhanka kubada dhalinta iyo dhiibistaba. laakiin Scholes waa dhex aad u wanaagsan. guuleestahana waa Lampard.

  3. Lee carab 19-10-2016 at 10:28 am - Reply

    Gerrard maba ku jiree qoraalka farta ka daftay miyaa yaaab

  4. Weerarka: Alan Sheraer Iyo Thiery Henry.Sawrikana Drogba Iyo Thiery Henry. Make Sure Your Post Plz

  5. v.moses 19-10-2016 at 8:57 am - Reply

    Shaxda sawirka iyo tan qoralka isma laha saan filayo waxa qoray warkan taagere liverpool wap dhan oo caan ah ayuu sidan qoralkiisa yahy #laacib.com dib isu saxa liverpoool mesha ciyar yahan kuma lahee

  6. ahmed fantastic 19-10-2016 at 7:46 am - Reply

    meeshan waxaa laga ilaawey boqorka khadka dhexe e EPL frank lampard ee oo meesha si khaldan looguso darey veira

  7. Guled ahmed 19-10-2016 at 12:24 am - Reply

    Aniga fikir ahantayda shaxda waxa laga saraya Vieira waxana lagu so b adalaya lanbard

  8. Ismaciil fayr 19-10-2016 at 12:15 am - Reply

    Waxan waa wax ay iska qoreen inamo yar yar oo man united taageera xagaaad uga tagteeen
    XIDIGA TAARIIKHDA KU LEH ENGLAN IYO LPE

    FRANKA LAMPARD

    wax walba way iska qorayaaan

  9. NO QALAD 18-10-2016 at 9:44 pm - Reply

    Shaqaalayaasha meesha waxba kuma hayaan ee webkan iska xira axsan malin walbo qalad ayad so qortaan ee iska hubiya intadan so bandhigin

  10. Sulley 18-10-2016 at 9:27 pm - Reply

    Sawirka dhaama qoraalka laakiin tan umaan bogin waxa dhaantaa shax kale oo ah:
    Lehman
    Evra Vidic Carraghar Agger
    Bekham Lampard Makelele Gerrard
    Owen Shevchenko

  11. Xaashi 18-10-2016 at 8:30 pm - Reply

    Aryaaada see wax u jiraan qoraalka iyo sawirka isma lahee ee dib ugu laabta maha hanagu ceebeeninee

  12. Mooha 18-10-2016 at 7:21 pm - Reply

    Viva nan united

  13. Cabdi 18-10-2016 at 6:38 pm - Reply

    Fadlan qoraalka iyo sawirka is waafajiya.

  14. Nasri 18-10-2016 at 6:04 pm - Reply

    This is not the best Premier league team I don’t see Eric cantona Captan G David beckham dennis Bergkamp vidic

  15. sharif osman 18-10-2016 at 5:42 pm - Reply

    War webkaan wan aqristaa every time taageerane waan uahaa Lakin manta waxii kadanbeeyo bes waaye maxaa yeelay kuwaan sad soo qorteen international team ayay wax utarilahaayeen been talking meesh kadaaya away vidic aaway king contona away lambard aaway makalele anagaa meesha nookeeneesaan veira hadaad keentaan kaaas keena roy keane. .

  16. fiat 18-10-2016 at 4:46 pm - Reply

    waa sax lineupkan kaliya waxa ka bixisaan Viera Ku badala Gerrad mise Lampard inta kale wa ok

  17. lingard 18-10-2016 at 4:18 pm - Reply

    viva nan unted

  18. farxaan moh'ud moh'ed 18-10-2016 at 3:58 pm - Reply

    manchester home of stars

    hala scholes giggs cr7

  19. Mohamed abdi salad 18-10-2016 at 3:34 pm - Reply

    aaway Frank Lampard wax badan ayaa idinka dhiman

  20. xaajixazaam 18-10-2016 at 3:30 pm - Reply

    waaw waa run waa kuwii ugu fiicnaa EBL

  21. iidaani MANUNITED 18-10-2016 at 3:14 pm - Reply

    wxa lso qoray akhrista ama iska dhaafa baaciin aya thiin
    pagekan waxa ka shaqeeya khabiiro
    shaxdana waa tii ugu fiicnayd waana rundee
    man united EPL ayay leedahy waa khsab iny ku yeelataa 6 iyo ka badan
    anigu 8deed ayanba man united ksoo qdan laha
    lkn wrbixintn waa sida looqoray

  22. sabir 18-10-2016 at 3:12 pm - Reply

    war maxaa idin kaqaldan aaway ninka qadka dhexe ugu goolasha badnaa ee Lambard. midakale aaway Keane aaway Makelele aaway Steven Gerard. walee meesha waxaad kuheysaan malahan ee iskaga taga webka xitaa sharaftiisa waad ku ciyaarteen waxaad igu qasbeysaan inaan idinkala laabto kalsoonida

  23. Saeed Hassan 18-10-2016 at 2:53 pm - Reply

    Runtii wax weyn baa idinka khaldan laba magac aad idinku warbixintiinna ku sheegteen baa sawirka ka maqan waxaad khadka dhexe ku qorteen Steven Gerrard weerarkana Alan Sheraer, sawirkana waxaa boosaskooda ku jira Patrick Vieira iyo Didier Drogba oo labadaas nin aad sheegaysaan kumaba jiraan meesha taasuna waxay tusinaysaa inaad waxaad jeceshihiin aad idinku maankiina ka qortaan oo aydaan meelna kasoo xigan.
    Sidaad daraaddeed maba ah in wararkaad qortaan wax lagasoo qaado sababtoo ah waa kuwa xaqiiqda ka fog.

  24. Xamse 18-10-2016 at 2:36 pm - Reply

    Maya frank lampard baa ka maqan sidoo kale ta qoraalka iyo ta sawirku way kal duwan yihiin

Leave A Response