Anthony Martial Iyo Morgan Schneiderlin Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxdooda Man United Ka Hor Kulankooda Fenerbace

by Abdirahman Qoslaaye | Wednesday, Oct 19, 2016

Morgan Schneiderlin iyo Anthony Martial ayaa ku soo laabtay tababarka kooxdooda Manchester United ka hor kulankooda Fenerbahce ee Europa League.

Labada xidig ayaa seegay kulankaan ay kooxdooda barbaraha goolal la’aanta ah ay lasoo gashay kooxda Liverpool waxayna diyaar u yihiin kulanka ay habeen danbe oo khamiis ah ciyaari doonaan.

Labada xidig ee United ayaa laga yaabaa iney saftaan kulanka ay habeen danbe kooxdooda ku soo dhaweyneyso dhigooda Fenerbahce garoonka Old Trafford iyadoo ay muuqato in macalin Jose Mourinho uu isbadal ku sameyn doono kooxdiisa ka hor kulankooda Chelsea.

Morga

Phil Joes ayaa wali ka maqan kooxda United kaasoo la filayo inuu dhowr todobaad ooo kale garoomada kasii maqnaado.

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. maamulaha khadka dhexe Liverpool 19-10-2016 at 3:28 pm - Reply

    hadu dono muu soo laabto Ronaldo
    waa isku mid Xaar united marka laga reebo degea
    anakaa wasna wixi fikir ka dhiibta arritaan

Leave A Response