Scroll to Top

Laacib.net

Horyaalka Ciyaaraha Caalamka

Daawo: Xiddigaha Xulka Qaranka England Oo Loo Tababaro Sida Ciidan Silic Ayaa Loo Dhameeyay

Xiddigaha xulka qaranka England ayaa maalmahan tababarka loo siiyaa si ka duwan xiddigaha xulalka qaramada kale iyaga oo aan wali loo arag sidan haatan loo tababaro xulka qaranka England. Xiddigaha saddexda libaax ayaa tababar loo siiyaa sida ciidanka xilli ay waliba tababaraan rag ciidan ah oo ku xeel dheer tababarka ciidanka. Xiriirka kubada cagta ayaa baraha bulshada ku baahiyay muuqaal...