Scroll to Top

Laacib.net

Your Home Of Football News – Wararka Ciyaaraha Ee Ugu Danbeeyay.


Tababare Arsene Wenger Oo Si Dadban Maamulka Gunners Ugu Tilmaamay Shaqsiga Guulaha Ku Hogaamin Kara Kooxda – Waana Halyeey Kooxda Ah.

Tababaraha shaqada kasii baxaya ee Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday in xidigiisii hore Patrick Vieira uu yahay shaqsiga kaliya ee kaga guul gaari kara kooxda ka dhisan waqooyiga London isaga gadaashiis. Vieira oo sadex horyaal oo Premier League ah iyo saddex FA Cup la qaaday Gunners ayaa mihnadda tababaranimada aad u fahmay wuxuuna hadda maamulaa kooxda New York City ee ka dhisan...